{"id":173510,"date":"2022-09-26T11:51:28","date_gmt":"2022-09-26T08:51:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173510"},"modified":"2022-09-26T11:51:28","modified_gmt":"2022-09-26T08:51:28","slug":"baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Puntland oo khilaaf awgii u xirmay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173511\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"325\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779-300x148.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779-324x160.jpeg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779-533x261.jpeg 533w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Kalfadhiggii 50-aad ee barlamaanka Puntland oo saakay lagu waday inuu dib u furmo si barlamaanka loogusoo bandhigo natiijada la xisaabtanka xukuumada, ayaa si lama filaan ah ku xirmay, kadib markii uu buuq harreeyay.<\/p>\n<p>Sida aan xogta ku helayno, Xildhibanno badan oo la rumaysan yahay inay u janjeeraan dhinaca madaxtooyada ayaa gooyay fadhigga maanta, iyagoo qorshahoodu ahaa inay ka hortagaan in barlamaanku wax go\u2019aan ah uu gaadho.<\/p>\n<p>Sidoo kale warar aan helnay waxay sheegayaan in uu kala jabay guddigii loo xilsaaray inay soo jeedin kasoo sameeyaan la xisaabtankii xukuumada, una soo gudbiyaan barlamaanka warbixin lagu go&#8217;aan qaadan lahaa.<\/p>\n<p>Guddoonka barlamaanka ayaa si degdeg ah kusoo xiray kalfadhigga kadib markii jawigu isku beddelay buuq, iyadoo loo ballamay kalfadhigga soo socda ee 15ka bisha soo socota ee Octobar.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa maalmihii ugu dambeeyay kulamo lalahaa guddoonka barlamaanka Puntland, isagoo kala hadlayay in meesha laga saaro kala qeybsanaanta golaha barlamaanka iyo golaha xukuumada.<\/p>\n<p>Wuxuu madaxweyne Deni horey u ballanqaaday inuu dib usoo magacaabayo maxkamadda sare, kadib markii barlamaanku uu ka diiday inay xasaanad siiyaan, islamarkaana dib loosoo magacaabo garsoorayaashii maxkamadda sare.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni oo hadda filaya in loolan siyaasadeed kaga yimaado wasiirradii uu xilalka ka qaatay oo qaarkood uu ku jiro hanka doorashada 2024, ayaa doonaya inuu wada shaqayn wanaagsan la yeesho barlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kalfadhiggii 50-aad ee barlamaanka Puntland oo saakay lagu waday inuu dib u furmo si barlamaanka loogusoo bandhigo natiijada la xisaabtanka xukuumada, ayaa si lama filaan ah ku xirmay, kadib markii uu buuq harreeyay. Sida aan xogta ku helayno, Xildhibanno badan oo la rumaysan yahay inay u janjeeraan dhinaca madaxtooyada ayaa gooyay fadhigga maanta, iyagoo qorshahoodu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173510","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Puntland oo khilaaf awgii u xirmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Puntland oo khilaaf awgii u xirmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kalfadhiggii 50-aad ee barlamaanka Puntland oo saakay lagu waday inuu dib u furmo si barlamaanka loogusoo bandhigo natiijada la xisaabtanka xukuumada, ayaa si lama filaan ah ku xirmay, kadib markii uu buuq harreeyay. Sida aan xogta ku helayno, Xildhibanno badan oo la rumaysan yahay inay u janjeeraan dhinaca madaxtooyada ayaa gooyay fadhigga maanta, iyagoo qorshahoodu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-26T08:51:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"325\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Puntland oo khilaaf awgii u xirmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-26T08:51:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg\",\"width\":660,\"height\":325},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Puntland oo khilaaf awgii u xirmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Puntland oo khilaaf awgii u xirmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Puntland oo khilaaf awgii u xirmay - Wardoon","og_description":"Kalfadhiggii 50-aad ee barlamaanka Puntland oo saakay lagu waday inuu dib u furmo si barlamaanka loogusoo bandhigo natiijada la xisaabtanka xukuumada, ayaa si lama filaan ah ku xirmay, kadib markii uu buuq harreeyay. Sida aan xogta ku helayno, Xildhibanno badan oo la rumaysan yahay inay u janjeeraan dhinaca madaxtooyada ayaa gooyay fadhigga maanta, iyagoo qorshahoodu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-26T08:51:28+00:00","og_image":[{"width":660,"height":325,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/","name":"Baarlamaanka Puntland oo khilaaf awgii u xirmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg","datePublished":"2022-09-26T08:51:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022926637997603963820779.jpeg","width":660,"height":325},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-khilaaf-awgii-u-xirmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Puntland oo khilaaf awgii u xirmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173510"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173510"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173512,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173510\/revisions\/173512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173511"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}