{"id":173560,"date":"2022-09-29T11:07:31","date_gmt":"2022-09-29T08:07:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173560"},"modified":"2022-09-29T11:07:31","modified_gmt":"2022-09-29T08:07:31","slug":"dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173498\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel qooxle oo qiyaastii 40 KM dhinaca bari kaga beegan degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo ciidanka dadka deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid kadib markii la sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Shabaab ay weerar kusoo qaadeen subaxnimadii hore ee saakay Saldhig ay halkaasi ku lahayeen ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo dhawaan uun la wareegay gacan ku heynta deegaankaasi.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa lasoo warinaya inuu yahay mid aad u xoogan oo socda waqti badan, kaasoo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac walow aanan la ogeyn inta uu dhan yahay khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalka socda.<\/p>\n<p>Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhinacyada uu dhexmarayo dagaalka ka socda deegaanka Ceel qooxle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan oo Al-shabaab lagala wareegay dhowr maalin ka hor.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel qooxle oo qiyaastii 40 KM dhinaca bari kaga beegan degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo ciidanka dadka deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii la sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173560","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel qooxle oo qiyaastii 40 KM dhinaca bari kaga beegan degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo ciidanka dadka deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii la sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Shabaab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-29T08:07:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-29T08:07:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel qooxle oo qiyaastii 40 KM dhinaca bari kaga beegan degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo ciidanka dadka deegaanka oo dhinac ah iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii la sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Shabaab [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-29T08:07:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/","name":"Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg","datePublished":"2022-09-29T08:07:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022925637996739540454038.jpeg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-deegaanka-ceel-qooxle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173560"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173560"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173561,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173560\/revisions\/173561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173498"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}