{"id":173562,"date":"2022-09-29T11:09:10","date_gmt":"2022-09-29T08:09:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173562"},"modified":"2022-09-29T11:09:10","modified_gmt":"2022-09-29T08:09:10","slug":"puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/","title":{"rendered":"Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab kasoo baxsaday Hiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173563\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"417\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957-300x190.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Puntland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab, kuwaas oo loo maleynayo inay kasoo carareen howlgallada ka socda gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.<\/p>\n<div align=\"justify\">Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Nugaal gaashaanle sare, Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in Shabaabkan lagu qabtay magaalada Garowe, haddana ay ku xiran yihiin xarumaha ciidanka, iyadoo baaris ay ku socoto.<\/p>\n<p>Taliyuhu wuxuu sheegay inay Shabaabka lagu qabtay kantaroolada Garowe, kadib markii uu sheegay inay Puntland gashay heegan amni oo ay kaga gaashaamanayso inay deegaannadeeda usoo gudbaan firxadka Alshabaabka ee kasoo baxsanaya Hiiraan iyo Galgaduud.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Taliyuhu wuxuu sheegay in maalmaha soo socda raggaan lasoo taagidoono maxkamadaha, si caddaaladda loo marsiiyo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wuxuu sheegay inay Puntland heegan amni galisay dhulka xeebaha, ka gadaal markii ay soo baxeen warar ku saabsan in Shabaabka ku sugan Xarardheere ay doonayaan inay kusoo baxsadaan doonyo dhinaca Puntland.<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab, kuwaas oo loo maleynayo inay kasoo carareen howlgallada ka socda gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Nugaal gaashaanle sare, Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in Shabaabkan lagu qabtay magaalada Garowe, haddana ay ku xiran yihiin xarumaha ciidanka, iyadoo baaris ay ku socoto. Taliyuhu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab kasoo baxsaday Hiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab kasoo baxsaday Hiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab, kuwaas oo loo maleynayo inay kasoo carareen howlgallada ka socda gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Nugaal gaashaanle sare, Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in Shabaabkan lagu qabtay magaalada Garowe, haddana ay ku xiran yihiin xarumaha ciidanka, iyadoo baaris ay ku socoto. Taliyuhu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-29T08:09:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"417\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/\",\"name\":\"Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab kasoo baxsaday Hiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-29T08:09:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg\",\"width\":660,\"height\":417},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab kasoo baxsaday Hiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab kasoo baxsaday Hiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab kasoo baxsaday Hiraan - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab, kuwaas oo loo maleynayo inay kasoo carareen howlgallada ka socda gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Nugaal gaashaanle sare, Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in Shabaabkan lagu qabtay magaalada Garowe, haddana ay ku xiran yihiin xarumaha ciidanka, iyadoo baaris ay ku socoto. Taliyuhu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-29T08:09:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":417,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/","name":"Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab kasoo baxsaday Hiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg","datePublished":"2022-09-29T08:09:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000103502702957.jpeg","width":660,"height":417},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtay-shabaab-kasoo-baxsaday-hiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo gacanta ku dhigtay Shabaab kasoo baxsaday Hiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173562"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173564,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173562\/revisions\/173564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173563"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}