{"id":173568,"date":"2022-09-29T15:43:15","date_gmt":"2022-09-29T12:43:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173568"},"modified":"2022-09-29T15:43:15","modified_gmt":"2022-09-29T12:43:15","slug":"nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/","title":{"rendered":"Nabadoon Cilmi Hagar oo ku geeriyooday dagaal  Maanta ka dhacay Ceel qooxle"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173569\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/310037704_2915602482076213_224724870176552382_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"690\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/310037704_2915602482076213_224724870176552382_n.jpeg 690w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/310037704_2915602482076213_224724870176552382_n-216x300.jpeg 216w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/310037704_2915602482076213_224724870176552382_n-302x420.jpeg 302w\" sizes=\"(max-width: 690px) 100vw, 690px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel qooxle ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay halkaasi in dadka ku dhintay uu ka mid noqday Allah u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo ka mid ahaa Nabadoonada sida weyn caanka uga ahaa gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Allah u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar\u00a0 ayaa qeyb ka ahaa Nabadoonada hormuudka ka ahaa dagaalada u dhaxeeya ciidanka Macawiisleeyda Beesha Xawaadle iyo kuwa Al-shabaab oo mudooyinkii dambe ka socday gobolka Hiiraan, islamarkaana Al-shabaab looga saaray inta badan deegaanadii ay kaga sugnayeen bariga gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Al-shabaab oo dhawaan laga saaray deegaanka Ceel qooxle ayaa saakay waabarigii hore weerar culus oo ku bilaawday qaraxyo ku gashay gudaha deegaanka Ceel qooxle oo la sheegay inuu ka dhacay dagaal faraha looga gubtay oo u dhexmaray ciidamada dowlada iyo Macawiisleeyda oo dhinac iyo Al-shabaabkii soo weeraray deegaanka, inkastoo wali si faahfaahsan loo heynin khasaaraha rasmiga ee dagaalka.<\/p>\n<p>Masuuliyiin ka tirsan maamulka Hiiraan ayaa warbaahinta u sheegay in la fashiliyay weerarka Al-shabaab saakay ay kusoo qaadeen deegaanka Ceel qooxle oo ay ku doonayeen iney gacanta ku dhigaan, islamarkaana jab xoogan ay gaarsiyeen ciidankii soo weeraray deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel qooxle ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay halkaasi in dadka ku dhintay uu ka mid noqday Allah u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo ka mid ahaa Nabadoonada sida weyn caanka uga ahaa gobolka Hiiraan. Allah u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar\u00a0 ayaa qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nabadoon Cilmi Hagar oo ku geeriyooday dagaal Maanta ka dhacay Ceel qooxle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nabadoon Cilmi Hagar oo ku geeriyooday dagaal Maanta ka dhacay Ceel qooxle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel qooxle ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay halkaasi in dadka ku dhintay uu ka mid noqday Allah u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo ka mid ahaa Nabadoonada sida weyn caanka uga ahaa gobolka Hiiraan. Allah u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar\u00a0 ayaa qeyb [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-29T12:43:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000254356049534.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/\",\"name\":\"Nabadoon Cilmi Hagar oo ku geeriyooday dagaal Maanta ka dhacay Ceel qooxle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000254356049534.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-29T12:43:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000254356049534.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000254356049534.jpeg\",\"width\":660,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nabadoon Cilmi Hagar oo ku geeriyooday dagaal Maanta ka dhacay Ceel qooxle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nabadoon Cilmi Hagar oo ku geeriyooday dagaal Maanta ka dhacay Ceel qooxle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nabadoon Cilmi Hagar oo ku geeriyooday dagaal Maanta ka dhacay Ceel qooxle - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel qooxle ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo Maanta ka dhacay halkaasi in dadka ku dhintay uu ka mid noqday Allah u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo ka mid ahaa Nabadoonada sida weyn caanka uga ahaa gobolka Hiiraan. Allah u naxariistee Nabadoon Cilmi Hagar\u00a0 ayaa qeyb [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-29T12:43:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":383,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000254356049534.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/","name":"Nabadoon Cilmi Hagar oo ku geeriyooday dagaal Maanta ka dhacay Ceel qooxle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000254356049534.jpeg","datePublished":"2022-09-29T12:43:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000254356049534.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022929638000254356049534.jpeg","width":660,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nabadoon-cilmi-hagar-oo-ku-geeriyooday-dagaal-maanta-ka-dhacay-ceel-qooxle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nabadoon Cilmi Hagar oo ku geeriyooday dagaal Maanta ka dhacay Ceel qooxle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173568"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173571,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173568\/revisions\/173571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173570"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}