{"id":173579,"date":"2022-09-30T15:40:11","date_gmt":"2022-09-30T12:40:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173579"},"modified":"2022-09-30T15:40:11","modified_gmt":"2022-09-30T12:40:11","slug":"ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/","title":{"rendered":"Ahlusunna oo doonaysa inay kaqaybgasho dagaalka Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173580\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiyaha Ahlu sunna Wal-jameeca Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya kula jiraan wada hadal ku saabsan sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka Alshabaab.<\/p>\n<p>Sheikh Shaakir oo wareysi siiyay BBC Soomaali, ayaa sheegay inaysan jirin sabab ay uga haraan dagaalka Alshabaab, isagoo soo dhoweeyay in dowladda iyo shacabku iska kaashanayaan dagaalka Alshabaab.<\/p>\n<p>Shaakir wuxuu sheegay inay ciidamadooda iyo saraakiishooda haatan qeyb ka yihiin dagaaladda Alshabaab lagulo jiro.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in khilaafka dowladda federalka kala dhaxeeya ay meel iska dhigeen una soo jeesteen dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.<\/p>\n<p>Wuxuu ku ammaanay madaxweyne Xasan Sheikh inuu daacad ka yahay dagaalka Alshabaab iyo suulinta fikirka xagjirnimada. Wuxuu sheegay markii Alshabaab la suuliyo inay ka heshiinayaan wixii khilaaf ee iyaga dowladda dhexyaala.<\/p>\n<p>\u201cMarkii madaxweynuhu ku dhawaaqay oo uu yidhi, waan baabi\u2019ibinaynaa nimankaas (Alshabaab), runtii waxaan u soo dhoweynay si aan dadka kale u soo dhowayn. Waayo horey ayaan uga gubanay dhibaatada ay dadka ku hayaan. Waxaan madaxweynaha ku taageeraynaa inuu yidhi,\u2019 fikirkooda ayaan suulinaynaa oo dhaqaalaha ayaan kala diririnaynaa. In nimankaas la suuliyo oo ummadda laga badbaadiyo waa mid aan doonaynay,\u201d ayuu yidhi Sheikh Shaakir.<\/p>\n<p>Ahlusunna ayaa in muddo ah kasoo muuqan fagaaraha dagaalka Alshabaab, kadib markii ay isku dhaceen maamulka Galmudug oo dagaallo adagi dhex mareen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Ahlu sunna Wal-jameeca Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya kula jiraan wada hadal ku saabsan sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka Alshabaab. Sheikh Shaakir oo wareysi siiyay BBC Soomaali, ayaa sheegay inaysan jirin sabab ay uga haraan dagaalka Alshabaab, isagoo soo dhoweeyay in dowladda iyo shacabku iska kaashanayaan dagaalka Alshabaab. Shaakir wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlusunna oo doonaysa inay kaqaybgasho dagaalka Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlusunna oo doonaysa inay kaqaybgasho dagaalka Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha Ahlu sunna Wal-jameeca Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya kula jiraan wada hadal ku saabsan sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka Alshabaab. Sheikh Shaakir oo wareysi siiyay BBC Soomaali, ayaa sheegay inaysan jirin sabab ay uga haraan dagaalka Alshabaab, isagoo soo dhoweeyay in dowladda iyo shacabku iska kaashanayaan dagaalka Alshabaab. Shaakir wuxuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-09-30T12:40:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/\",\"name\":\"Ahlusunna oo doonaysa inay kaqaybgasho dagaalka Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-09-30T12:40:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlusunna oo doonaysa inay kaqaybgasho dagaalka Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlusunna oo doonaysa inay kaqaybgasho dagaalka Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlusunna oo doonaysa inay kaqaybgasho dagaalka Alshabaab - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha Ahlu sunna Wal-jameeca Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay inay dowladda Soomaaliya kula jiraan wada hadal ku saabsan sidii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka Alshabaab. Sheikh Shaakir oo wareysi siiyay BBC Soomaali, ayaa sheegay inaysan jirin sabab ay uga haraan dagaalka Alshabaab, isagoo soo dhoweeyay in dowladda iyo shacabku iska kaashanayaan dagaalka Alshabaab. Shaakir wuxuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-09-30T12:40:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/","name":"Ahlusunna oo doonaysa inay kaqaybgasho dagaalka Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg","datePublished":"2022-09-30T12:40:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/2022930638001083659631653.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlusunna-oo-doonaysa-inay-kaqaybgasho-dagaalka-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlusunna oo doonaysa inay kaqaybgasho dagaalka Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173579"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173581,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173579\/revisions\/173581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173580"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}