{"id":173666,"date":"2022-10-03T17:46:51","date_gmt":"2022-10-03T14:46:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173666"},"modified":"2022-10-03T17:46:51","modified_gmt":"2022-10-03T14:46:51","slug":"mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah hoggaamiyayaashii ugu sarreeyay Alshabaab oo ladilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173667\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"343\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355-300x156.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaashii ugu sareeyay Alshabaab.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay warsaxafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta, sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Nadiir oo ahaa madaxii dacwada ee Kooxda Alshabaab ahaana mid ka mid ah kuwii awoodda badan Alshabaab ayaa lagu dilay duqayn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu sarkaalkaan horey usoo noqday madaxii shuurada iyo maaliyadda kooxda Alshabaab, wuxuu ka mid ahaa aasaaseyaasha kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Dowladdu waxay sheegtay inuu ahaa ninkii loo qorsheynayay inuu beddelo hoggaamiyaha Alshabaab Axmed Diiriye Cali oo la sheegay inuu xanuunsan yahay muddo sanado ah.<\/p>\n<p>Sarkaalkan la dilay ayaa madixiisa waxaa saarnayd lacag, wuxuuna kamid ahaa kuwa ay sida wayn u doondoonaysay dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay inay ka go\u2019an in la ciqaabo kuwa\u00a0 ku hawlan dhagarta Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173668\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003563827563309.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"893\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003563827563309.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003563827563309-222x300.jpeg 222w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003563827563309-310x420.jpeg 310w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaashii ugu sareeyay Alshabaab. Sida lagu sheegay warsaxafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta, sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Nadiir oo ahaa madaxii dacwada ee Kooxda Alshabaab ahaana mid ka mid ah kuwii awoodda badan Alshabaab ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mid kamid ah hoggaamiyayaashii ugu sarreeyay Alshabaab oo ladilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mid kamid ah hoggaamiyayaashii ugu sarreeyay Alshabaab oo ladilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaashii ugu sareeyay Alshabaab. Sida lagu sheegay warsaxafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta, sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Nadiir oo ahaa madaxii dacwada ee Kooxda Alshabaab ahaana mid ka mid ah kuwii awoodda badan Alshabaab ayaa lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-03T14:46:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/\",\"name\":\"Mid kamid ah hoggaamiyayaashii ugu sarreeyay Alshabaab oo ladilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-03T14:46:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg\",\"width\":660,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mid kamid ah hoggaamiyayaashii ugu sarreeyay Alshabaab oo ladilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mid kamid ah hoggaamiyayaashii ugu sarreeyay Alshabaab oo ladilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mid kamid ah hoggaamiyayaashii ugu sarreeyay Alshabaab oo ladilay - Wardoon","og_description":"Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaashii ugu sareeyay Alshabaab. Sida lagu sheegay warsaxafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta, sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Nadiir oo ahaa madaxii dacwada ee Kooxda Alshabaab ahaana mid ka mid ah kuwii awoodda badan Alshabaab ayaa lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-03T14:46:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":343,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/","name":"Mid kamid ah hoggaamiyayaashii ugu sarreeyay Alshabaab oo ladilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg","datePublished":"2022-10-03T14:46:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022103638003564052845355.jpeg","width":660,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mid-kamid-ah-hoggaamiyayaashii-ugu-sarreeyay-alshabaab-oo-ladilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mid kamid ah hoggaamiyayaashii ugu sarreeyay Alshabaab oo ladilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173666"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173669,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173666\/revisions\/173669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173667"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}