{"id":173673,"date":"2022-10-04T11:07:53","date_gmt":"2022-10-04T08:07:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173673"},"modified":"2022-10-04T11:10:32","modified_gmt":"2022-10-04T08:10:32","slug":"yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/","title":{"rendered":"Yasooman oo dib looga qabsaday Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173685\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"423\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646-300x192.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646-655x420.jpeg 655w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta deegaankaasi ay dib ula wareegeen ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p>Ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa deegaanka Yasooman saacadahii lasoo dhaafay ayaa markale isaga baxay deegaanka iyagoo aanan wax dagaal ah kala hortagin ciidamada iskaashanaya oo deegaankaasi maalin ka hor isaga baxay Al-shabaabna ay dib u soo galeen deegaankaas.<\/p>\n<p>Deegaanka Yasooman ayaa la sheegay inuu yahay deegaan muhiim u ah isku socodka deegaanada dhaca bariga gobolka Hiiraan oo leh afar wado oo u kala gooshta dhamaan deegaanada bari ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Warar kale oo kusoo dhacaya warqabadka HOL ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Macwiisleeyda iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay haatan kaabiga ku hayaan degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan oo Al-shabaab sidoo kale maalin ka hor ay gudaha u galeen degmadaasi, kadib markii ciidamada iskaashanaya uga baxeen degmadaasi khilaaf soo kala dhex galay hogaanka ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka, hayeeshee waxaa la sheegay in khilaafkaasi haatan xal laga gaaray.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173688\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"718\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-1.jpeg 718w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-1-300x168.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-1-696x390.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 718px) 100vw, 718px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173689\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"718\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-3.jpeg 718w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-3-300x168.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-3-696x390.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 718px) 100vw, 718px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173690\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"705\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-4.jpeg 705w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-4-300x171.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/yasoman-4-696x397.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 705px) 100vw, 705px\" \/><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta deegaankaasi ay dib ula wareegeen ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda. Ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa deegaanka Yasooman saacadahii lasoo dhaafay ayaa markale isaga baxay deegaanka iyagoo aanan wax dagaal ah kala hortagin ciidamada iskaashanaya oo deegaankaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173685,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yasooman oo dib looga qabsaday Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yasooman oo dib looga qabsaday Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta deegaankaasi ay dib ula wareegeen ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda. Ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa deegaanka Yasooman saacadahii lasoo dhaafay ayaa markale isaga baxay deegaanka iyagoo aanan wax dagaal ah kala hortagin ciidamada iskaashanaya oo deegaankaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-04T08:07:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-10-04T08:10:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"423\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/\",\"name\":\"Yasooman oo dib looga qabsaday Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-04T08:07:53+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-04T08:10:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg\",\"width\":660,\"height\":423},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yasooman oo dib looga qabsaday Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yasooman oo dib looga qabsaday Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yasooman oo dib looga qabsaday Alshabaab - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta deegaankaasi ay dib ula wareegeen ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda. Ciidamadii Al-shabaab ee ku sugnaa deegaanka Yasooman saacadahii lasoo dhaafay ayaa markale isaga baxay deegaanka iyagoo aanan wax dagaal ah kala hortagin ciidamada iskaashanaya oo deegaankaasi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-04T08:07:53+00:00","article_modified_time":"2022-10-04T08:10:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":423,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/","name":"Yasooman oo dib looga qabsaday Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg","datePublished":"2022-10-04T08:07:53+00:00","dateModified":"2022-10-04T08:10:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/2022104638004484367061646.jpeg","width":660,"height":423},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yasooman-oo-dib-looga-qabsaday-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yasooman oo dib looga qabsaday Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173673"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173673"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173691,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173673\/revisions\/173691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173685"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}