{"id":173692,"date":"2022-10-04T11:13:10","date_gmt":"2022-10-04T08:13:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173692"},"modified":"2022-10-04T11:14:48","modified_gmt":"2022-10-04T08:14:48","slug":"daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201dMasii wadi karno Dagaalka aan kula jirno Al Shabaab\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173693\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57.png\" alt=\"\" width=\"1720\" height=\"1066\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57.png 1720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-300x186.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-1024x635.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-768x476.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-1536x952.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-696x431.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-1068x662.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-678x420.png 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-356x220.png 356w\" sizes=\"(max-width: 1720px) 100vw, 1720px\" \/><\/p>\n<p>Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalka ka socda qeybo kamid ah gobolka Hiiraan ee looga soo horjeedo dagaalyahanada Al Shabaab.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe ayaa sheegay in dadka Hiiraan hubka u qaateen sidii ay isaga difaaci lahaayeen Al Shabaab, waxa uuna ugu baaqay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo qabiilada Soomaaliyeed in iyaguna dagaal la galaan Al Shabaab si loo soo afjaro.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Sanbaloolshe in dagaalka hadda kula jiraan Al Shabaab lagu fiirsaday reer Hiiraan, waxa uuna xusay in aysan sii wadi karin dagaalka ay kula jiraan Al Shabaab haddaan garab lagu siin sidoo kale qabiilada kale la dagaalamin kooxdaasi.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe ayaa cadeeyay in reer Hiiraan haddii ay yihiin si kasto ay xaaladu ugu cuslaato aysan marnaba is dhiibi doonin, waxa uuna sheegay in ay la dagaalamayaan Al Shabaab intii gabar ka nooshahay.<\/p>\n<p>\u201dWalaalayaalow qolo gooni ah ayuu culeyska heystaa dagaalka kaligeena masii wadi karno mana ka bixi karno hadii aysan beelaha kale nagala qeyb qaadan, saas oo ay tahay isma dhiibeyno oo waan dagaalameynaa intii gabar naga nooshahay\u201d ayuu yiri Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa ku baaqay in hub iyo ciidan lagu taageero gobolka Hiiraan haddii aan Al Shabaab lagula dagaalameyn deegaanada kale ay dalka ka joogaan, waxa uuna xusay in kooxdaasi hadda xoogooda isugu geeyeen gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Hadalka Xildhibaan Sanbaloolshe ayaa kusoo aadaya xilli shacabka Hiiraan oo kaashanaya ciidanka dowladda dagaal adag kula jiraan Al Shabaab, waxaana dagaalka ka socda gobolkaasi ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1113294069315779%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalka ka socda qeybo kamid ah gobolka Hiiraan ee looga soo horjeedo dagaalyahanada Al Shabaab. Sanbaloolshe ayaa sheegay in dadka Hiiraan hubka u qaateen sidii ay isaga difaaci lahaayeen Al Shabaab, waxa uuna ugu baaqay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo qabiilada Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173693,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201dMasii wadi karno Dagaalka aan kula jirno Al Shabaab\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201dMasii wadi karno Dagaalka aan kula jirno Al Shabaab\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalka ka socda qeybo kamid ah gobolka Hiiraan ee looga soo horjeedo dagaalyahanada Al Shabaab. Sanbaloolshe ayaa sheegay in dadka Hiiraan hubka u qaateen sidii ay isaga difaaci lahaayeen Al Shabaab, waxa uuna ugu baaqay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo qabiilada Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-04T08:13:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-10-04T08:14:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-1024x635.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"635\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201dMasii wadi karno Dagaalka aan kula jirno Al Shabaab\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57.png\",\"datePublished\":\"2022-10-04T08:13:10+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-04T08:14:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57.png\",\"width\":1720,\"height\":1066},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201dMasii wadi karno Dagaalka aan kula jirno Al Shabaab\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201dMasii wadi karno Dagaalka aan kula jirno Al Shabaab\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201dMasii wadi karno Dagaalka aan kula jirno Al Shabaab\u201d - Wardoon","og_description":"Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalka ka socda qeybo kamid ah gobolka Hiiraan ee looga soo horjeedo dagaalyahanada Al Shabaab. Sanbaloolshe ayaa sheegay in dadka Hiiraan hubka u qaateen sidii ay isaga difaaci lahaayeen Al Shabaab, waxa uuna ugu baaqay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo qabiilada Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-04T08:13:10+00:00","article_modified_time":"2022-10-04T08:14:48+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":635,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57-1024x635.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/","name":"DAAWO:-\u201dMasii wadi karno Dagaalka aan kula jirno Al Shabaab\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57.png","datePublished":"2022-10-04T08:13:10+00:00","dateModified":"2022-10-04T08:14:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-04-at-09.11.57.png","width":1720,"height":1066},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-masii-wadi-karno-dagaalka-aan-kula-jirno-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201dMasii wadi karno Dagaalka aan kula jirno Al Shabaab\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173692"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173692"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173696,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173692\/revisions\/173696"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173693"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}