{"id":173713,"date":"2022-10-04T19:08:15","date_gmt":"2022-10-04T16:08:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173713"},"modified":"2022-10-04T19:08:15","modified_gmt":"2022-10-04T16:08:15","slug":"mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","title":{"rendered":"Mukhtaar (Qooraansey) oo shaqada laga cayriyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173714\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed Mukhtaar Xuseen Maxamed (Qooraansey).<\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday Wasiir Fiqi ayaa shaqada looga joojiyey Maareeyaha Hay\u2019adda Diiwaangelinta, wuxuuna sidoo kale xilka Maareeyaha Hay\u2019adda si KMG ah ugu magacaabay Ku-xigeenka Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda oo kaashanaya Agaasime Waaxeedyada iyo Shaqaalaha kale ee Hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Mukhtaar Qooraansey ayaa waxaa lagu eedeeyay inay wadashaqeyn la\u2019aan kala dhexeeysay Hay\u2019addaha dowladda ka caawin lahaa dhaqangelinta Aqoonsiga dadweynaha, iyo wadashaqeyn la\u2019aanta joogtada iyo Daahfurnaan la\u2019aanta.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Akhriso Wareegtada uu soo saaray Wasiir Fiqi.<\/strong><\/p>\n<p>Ku: Maareeyaha Hay\u2019adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ku: Ku xigeenka Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed<\/p>\n<p>Og: Wasir Dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta.<\/p>\n<p>Og: Wasiir Ku Xigenka Wasaarada Arrimaha Guddaha, Federalka iyo Dib-u-heshiisinta<\/p>\n<p>Og: Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS<\/p>\n<p>Ujeeddo: Shaqo ka joojin<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta;<\/p>\n<p>Markuu arkay: Qodobka102aad ee Dastuurka KMG ee JFS.<\/p>\n<p>Markuu Arkay Sharci Lr.30 ee 30 Juun 1984kii ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Qodobbadda 8aad iyo 10aad ee Sharciga Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Shaqo Xumida Maareeyaha Hay\u2019adda ee kala dhaxaysa Hay\u2019addaha naga caawin lahaa dhaqangelinta Aqoonsiga Dadweynaha,<\/p>\n<p>Markuu arkay: Wada shaqeyn la\u2019aanta joogtada iyo Daahfurnaan la\u2019aanta dhanka shaqada ah ee uu Maareeyuhu caadaystay.<\/p>\n<p>Markuu Arkay in Maareeyuhu Caqabad uu ku yahay Fulinta iyo Dhaqangelinta hawsha Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha oo ka mid ah hawlaha hortabinta u leh XFS.<\/p>\n<p>Markey Cadaatay: in Maareeyuhu uu gacanta kula jiro hawlo ka baxsan hawlihii loo igmaday ee Hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Markuu tixgeliyay: baahida loo qabo in la abuuro Jawi ku dhisan wada shaqeyn, Daahfurnaan, isla-xisaabtan iyo in la socodsiiyo, lana dardargeliyo mashruuca Aqoonsiga Dadweynaha.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyay:<\/p>\n<p><strong>Qodobka 1aad:<\/strong><\/p>\n<p>Laga bilaabo Maanta oo ay Taariikhdu tahay 04\/10\/2022 waxaa shaqo ka joojin si ku meelgaar ah loogu sameeyay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed Mudane: Mukhtaar Xuseen Maxamed (Qooraansey).<\/p>\n<p>Qodobka 2aad:<\/p>\n<p>Waxaa hawlaha Shaqada Hay\u2019adda si kumeelgaar ah usii wadaya Ku xigeenka Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda oo kaashanaya Agaasime Waaxeedyada iyo Shaqaalaha kale ee Hay\u2019adda.<\/p>\n<p><strong>Fulin Wacan<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed Mukhtaar Xuseen Maxamed (Qooraansey). Wareegto kasoo baxday Wasiir Fiqi ayaa shaqada looga joojiyey Maareeyaha Hay\u2019adda Diiwaangelinta, wuxuuna sidoo kale xilka Maareeyaha Hay\u2019adda si KMG ah ugu magacaabay Ku-xigeenka Maareeyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mukhtaar (Qooraansey) oo shaqada laga cayriyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mukhtaar (Qooraansey) oo shaqada laga cayriyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed Mukhtaar Xuseen Maxamed (Qooraansey). Wareegto kasoo baxday Wasiir Fiqi ayaa shaqada looga joojiyey Maareeyaha Hay\u2019adda Diiwaangelinta, wuxuuna sidoo kale xilka Maareeyaha Hay\u2019adda si KMG ah ugu magacaabay Ku-xigeenka Maareeyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-04T16:08:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\",\"name\":\"Mukhtaar (Qooraansey) oo shaqada laga cayriyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-04T16:08:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mukhtaar (Qooraansey) oo shaqada laga cayriyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mukhtaar (Qooraansey) oo shaqada laga cayriyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mukhtaar (Qooraansey) oo shaqada laga cayriyay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed Mukhtaar Xuseen Maxamed (Qooraansey). Wareegto kasoo baxday Wasiir Fiqi ayaa shaqada looga joojiyey Maareeyaha Hay\u2019adda Diiwaangelinta, wuxuuna sidoo kale xilka Maareeyaha Hay\u2019adda si KMG ah ugu magacaabay Ku-xigeenka Maareeyaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-04T16:08:15+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/","name":"Mukhtaar (Qooraansey) oo shaqada laga cayriyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg","datePublished":"2022-10-04T16:08:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/N-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mukhtaar-qooraansey-oo-shaqada-laga-cayriyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mukhtaar (Qooraansey) oo shaqada laga cayriyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173713"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173715,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173713\/revisions\/173715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173714"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}