{"id":173730,"date":"2022-10-05T11:19:33","date_gmt":"2022-10-05T08:19:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173730"},"modified":"2022-10-05T11:19:33","modified_gmt":"2022-10-05T08:19:33","slug":"nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/","title":{"rendered":"Nin oo General loo dallacsiiyay kadib markii uu u hanjabay Kenya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173699\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Muhoozi Kainerugaba, ayaa loo dalacsiiyay Jeneraal, sida uu Talaadadii ku dhawaaqay afhayeenka ciidamada Uganda.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa kusoo beegmeysa maalin kadib markii Kainerugaba uu soo dhigay qoraalo dhowr ah oo uu kaga hadlay duullaanka uu ku qaaday dalka Talyaaniga iyo dalka Kenya ee deriska la ah. Waxa uu bartiisa Twitter-ka ku sheegay in ciidamada dhulka ee dalkiisa ay ku qabsan karaan magaalada Nairobi laba toddobaad gudahood, hadalkaas oo ka caraysiiyay hoggaamiyeyaasha mucaaradka Uganda iyo dad badan oo Kenyan ah.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibada Uganda ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay iskaga fogeysay hadalkaasi.<\/p>\n<p>Kainerugaba ayaa loo arkaa inuu yahay ninka bedeli kara madaxweyne Museveni oo 78 jir ah, oo dalka Uganda xukumayay in ka badan 35 sano.<\/p>\n<p>Kainerugaba, oo hore u ahaa gaashaanle, ayaa laga qaaday xilkii taliyaha ciidamada dhulka ee Uganda kadib markii la dalacsiiyay, laakiin waxa uu sii wadan doonaa shaqadiisa la taliyaha sare ee madaxweynaha ee hawlgallada gaarka ah.<\/p>\n<p>Kainerugaba oo 48 jir ah ayaan waligiis caddeyn inuu doonayo inuu aabihiis kala wareego madaxweynaha wadanka ku yaal bariga Afrika.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, isagoo u dabaaldegaya dhalashadiisa bishii Abriil, wuxuu ka hadlay ku guuleysiga awoodda dalkaass, wuxuuna sheegay inuu dhawaan ku dhawaaqi doono barnaamijkiisa siyaasadeed.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta iyo kooxaha mucaaradka Uganda ayaa Museveni ku eedeeyay inuu wiilkiisa u diyaariyay si uu xilka ugala wareegoo marka uu isagu ka dego.<\/p>\n<p>Museveni ayaa Uganda xukumayay tan iyo 1986-kii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Muhoozi Kainerugaba, ayaa loo dalacsiiyay Jeneraal, sida uu Talaadadii ku dhawaaqay afhayeenka ciidamada Uganda. Talaabadan ayaa kusoo beegmeysa maalin kadib markii Kainerugaba uu soo dhigay qoraalo dhowr ah oo uu kaga hadlay duullaanka uu ku qaaday dalka Talyaaniga iyo dalka Kenya ee deriska la ah. Waxa uu bartiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin oo General loo dallacsiiyay kadib markii uu u hanjabay Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin oo General loo dallacsiiyay kadib markii uu u hanjabay Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Muhoozi Kainerugaba, ayaa loo dalacsiiyay Jeneraal, sida uu Talaadadii ku dhawaaqay afhayeenka ciidamada Uganda. Talaabadan ayaa kusoo beegmeysa maalin kadib markii Kainerugaba uu soo dhigay qoraalo dhowr ah oo uu kaga hadlay duullaanka uu ku qaaday dalka Talyaaniga iyo dalka Kenya ee deriska la ah. Waxa uu bartiisa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-05T08:19:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/\",\"name\":\"Nin oo General loo dallacsiiyay kadib markii uu u hanjabay Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-05T08:19:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin oo General loo dallacsiiyay kadib markii uu u hanjabay Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin oo General loo dallacsiiyay kadib markii uu u hanjabay Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin oo General loo dallacsiiyay kadib markii uu u hanjabay Kenya - Wardoon","og_description":"Wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, Muhoozi Kainerugaba, ayaa loo dalacsiiyay Jeneraal, sida uu Talaadadii ku dhawaaqay afhayeenka ciidamada Uganda. Talaabadan ayaa kusoo beegmeysa maalin kadib markii Kainerugaba uu soo dhigay qoraalo dhowr ah oo uu kaga hadlay duullaanka uu ku qaaday dalka Talyaaniga iyo dalka Kenya ee deriska la ah. Waxa uu bartiisa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-05T08:19:33+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/","name":"Nin oo General loo dallacsiiyay kadib markii uu u hanjabay Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg","datePublished":"2022-10-05T08:19:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/93338998_gettyimages-534417268.jpeg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-oo-general-loo-dallacsiiyay-kadib-markii-uu-u-hanjabay-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin oo General loo dallacsiiyay kadib markii uu u hanjabay Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173730"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173731,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173730\/revisions\/173731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173699"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}