{"id":173776,"date":"2022-10-09T12:00:00","date_gmt":"2022-10-09T09:00:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173776"},"modified":"2022-10-09T12:00:00","modified_gmt":"2022-10-09T09:00:00","slug":"askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/","title":{"rendered":"Askar Jabuutiyan ah oo lalaayay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173777\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"533\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Qeyb kamid ah mucaaradka dalka Jabuuti ayaa ku baaqday in la dejiyo xaaladda, kaddib markii garabka hubaysan ee fallaagada Front for the Restoration of Unity and Democracy (FRUD) ay Jimcihii askar ku laayeen saldhig ku yaalla waqooyiga dalkaas.\u00a0Wasaaradda gaashaandhigga ee Jabuuti ayaa sheegtay in weerarkaas lagu dilay 7 askari, islamarkaana ay baadigoobayso lix kale oo lagu waayay weerarka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Jabhadda FRUD ayaa dagaal ka dhan ah xukuumadda dalkaas billowday 30 sano ka hor.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Mucaaradka baaqa soo saaray waxaa kamid ah xisbiga RAAD oo uu guddoomiye u yahay Cabdiraxmaan Maxamed Geelle ahna duqii hore ee caasimadda Jabuuti.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxa uu BBC-da u sheegay in ay ka xun yihiin dagaallada iyo dhimashada meesha ka dhacay: &#8220;Ma jeclin in [dalkeenna] uu wax qalalaase ah ka dhaco oo uu dhiig ku daato.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">&#8220;Waxaan leenahay nabad baa caano macaan, dagaal wiil kuma dhashee wiil baa ku dhinta, marka taliska Jabuuti waxaan ugu baaqeynaa maaddaama xaaladdu ay cakiran tahay inay xaallada dejiyaan, ma jeclin in dadkayaga iyo askartayadaba ay ku dhintaan dagaal gudaha ah, askarta waxaa loogu talagalay in cadowga shisheeye ay difaacaan ee ma aha in dhexdayada loo adeegsado,&#8221; ayuu yiri Cabdiraxmaan Maxamed Geelle.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Jabuuti Waxay ku taallaa mid ka mid ah marinnada maraakiibta ugu mashquulka badan adduunka, halkaas oo Badda Cas kaga darto Gacanka Cadmeed.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxaa ku taalla mid ka mid ah dekedaha ugu waaweyn Bariga Afrika, sidoo kalena saldhigyada ciidamada Maraykanka iyo Shiinaha ayey martigelisaa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Horay waxaa Jabuuti uga dhacay mudaharaadyo inta badan lagaga soo horjeedo xukuumadda Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo xisbigiisu muddo dheer xukumayay dalka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u201cWeerarkii ugu dambeeyay ee FRUD wuxuu ahaa Janaayo 2021, markaasoo hal askari lagu dilay.\u201d Alexis Mohamed oo ah la taliyaha Geelle ayaa sidaas u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<h2 id=\"Maxay-tahay-fallaagada-FRUD\" class=\"bbc-1aaitma eglt09e0\" tabindex=\"-1\">Maxay tahay fallaagada FRUD?<\/h2>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxaa la aasaasay 1991-dii, waxaana la sheegay in loo aasaasay danaha dadka Canfarta ah ee ku nool dalka Jabuuti.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Jabhadda ayaa waxaa la sheegaa inay haysato taageerayaal ku nool dalka dibaddiisa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sannadkii 1994, kooxdu \u00a0waxay u kala jabtay laba garab: garab qunyar socod ah oo uu hoggaaminayay Cali Maxamed Daa\u2019uud, kaas oo heshiis nabadeed 26 December 1994 dowladda kula saxiixday magaalada Adiis Ababa, halka garabkii kale ee uu hoggaaminayay Axmed Diini Axmed uu ku gacan sayray heshiiskaas, kaas oo sii ahaa mid hubeysan oo ku dhawaaqay iska caabin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Khalalaasihii dhacay sannadkii 1994 waxaa la sheegay in ay ku dhinteen ku dhawaad 1,000 qof.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ka dib waxa billowday kacdoon cusub oo ka dhan ah dowladda Jabuuti, iyada oo jabhadda lagu eedeynayay in ay taageero hub ka helaysay Ereteriya si ay u gooyaan marinnada saadka ee Jabuuti ilaa Itoobiya oo aan bad lahayn, gaar ahaan intii uu socday dagaalkii Eritera iyo Itoobiya. Kacdoonkaas waxa uu sababay dhimashada 100 qof.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">&#8220;Bishii Maajo 2001, koooxdii ka goosatay FRUD \u00a0waxay heshiis nabadeed la saxiixatay dowladda balse koox saddexaad oo heshiiskaas ka hartay ayaa hadana sii wadda dagaalka ay leeyihiin waxaan ku rabnaa isabadal dimuqraadiyadeed iyo caddaalad,&#8221; ayuu BBC-da u sheegay Cabdiraxmaan Maxamed Geelle.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">&#8220;Waxay ila tahay jabhaddan aysan ku qanacsanayn heshiiskii dowladda ay la galeen kooxihii kale ee ay ka goosteen si la mid ah heshiiskii siyaasadeed ee aan annagu dowladda la galnay ee aannu ugu qanacsanayn oo runtii ay nagaga baxday,&#8221; ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qeyb kamid ah mucaaradka dalka Jabuuti ayaa ku baaqday in la dejiyo xaaladda, kaddib markii garabka hubaysan ee fallaagada Front for the Restoration of Unity and Democracy (FRUD) ay Jimcihii askar ku laayeen saldhig ku yaalla waqooyiga dalkaas.\u00a0Wasaaradda gaashaandhigga ee Jabuuti ayaa sheegtay in weerarkaas lagu dilay 7 askari, islamarkaana ay baadigoobayso lix kale oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173777,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173776","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askar Jabuutiyan ah oo lalaayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askar Jabuutiyan ah oo lalaayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qeyb kamid ah mucaaradka dalka Jabuuti ayaa ku baaqday in la dejiyo xaaladda, kaddib markii garabka hubaysan ee fallaagada Front for the Restoration of Unity and Democracy (FRUD) ay Jimcihii askar ku laayeen saldhig ku yaalla waqooyiga dalkaas.\u00a0Wasaaradda gaashaandhigga ee Jabuuti ayaa sheegtay in weerarkaas lagu dilay 7 askari, islamarkaana ay baadigoobayso lix kale oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-09T09:00:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/\",\"name\":\"Askar Jabuutiyan ah oo lalaayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2022-10-09T09:00:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askar Jabuutiyan ah oo lalaayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askar Jabuutiyan ah oo lalaayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askar Jabuutiyan ah oo lalaayay - Wardoon","og_description":"Qeyb kamid ah mucaaradka dalka Jabuuti ayaa ku baaqday in la dejiyo xaaladda, kaddib markii garabka hubaysan ee fallaagada Front for the Restoration of Unity and Democracy (FRUD) ay Jimcihii askar ku laayeen saldhig ku yaalla waqooyiga dalkaas.\u00a0Wasaaradda gaashaandhigga ee Jabuuti ayaa sheegtay in weerarkaas lagu dilay 7 askari, islamarkaana ay baadigoobayso lix kale oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-09T09:00:00+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/","name":"Askar Jabuutiyan ah oo lalaayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp","datePublished":"2022-10-09T09:00:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/d00b97b0-47a5-11ed-9ae9-959994b8a64c.jpg.webp","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askar-jabuutiyan-ah-oo-lalaayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askar Jabuutiyan ah oo lalaayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173776"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173776"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173776\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173778,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173776\/revisions\/173778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173777"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}