{"id":173779,"date":"2022-10-10T15:44:32","date_gmt":"2022-10-10T12:44:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173779"},"modified":"2022-10-10T15:44:32","modified_gmt":"2022-10-10T12:44:32","slug":"ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Ciidankii ugu badnaa oo kabaxay Muqdisho +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173785\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691433487094.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691433487094.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691433487094-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo aad u hubeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, islamarkaana la sheegay iney kusii jeedan furimaha hore ee dagaalka iyo deegaanada ay kaga sugan yihiin Al-shabaab gobolada Sh\/dhexe, Galgaduud iyo Mudug.<\/p>\n<p>Ciidamadaan oo shalay galinkii dambe ka dhaqaaqay Muqdisho ayaa lasoo warinaya iney gaareen qeybo ka mid ah gobolka Sh\/dhexe, waxaana Saraakiisha Hoggaamineysa ciidamada ay sheegeen in halkaasi ay ka bilaabayaan howlgalada ka dhan ah Shabaab ee ka socda qeyba ka mid ah dalka.<\/p>\n<p>Waa ciidankii labaad oo aad u abaabulan oo bishaan gudaheeda ka ambabaxa magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan howlagalada ka dhanka ah Shabaab ee ka socda gobolada qaar, waxaana ciidankan iyo gadiidka dagaal abaabulkoda uu ka socday maalmahii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Bilaawgii bishaan ayay aheyd markii ciidamo aad u farabadan oo laga abaabulay gudaha magaalada Muqdisho ay u ambabaxeen dhanka gobolka Sh\/dhexe kuwaas oo gaaray degmada Cadale ee gobolka Sh\/dhexe, walow wali aysan galin wax dagaalo ah, waxaana ciidankan ay noqonayaan kuwii labaad ee u dhaqaaqa gobolka Sh\/dhexe si ay halkaasi uga bilaabaan dagaalada ka dhanka ah Shabaabka ku sugan deegaanada Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Arrimaahan ayaa imaanaya iyadoo bilahii lasoo dhaafay gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ay ka socdeen howlgalo ka dhan ah shabaab oo ay iska kaashanayaan ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka, waxaana howlgaladaasi ay suurta galiyeen in shabaab laga saaro deegaano badan oo ay horay uga talin jireen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173780\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690695611160.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690695611160.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690695611160-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173781\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173782\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690973795005.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690973795005.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690973795005-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173783\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691129902810.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691129902810.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691129902810-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173784\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691266313167.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691266313167.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691266313167-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173785\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691433487094.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691433487094.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009691433487094-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo aad u hubeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, islamarkaana la sheegay iney kusii jeedan furimaha hore ee dagaalka iyo deegaanada ay kaga sugan yihiin Al-shabaab gobolada Sh\/dhexe, Galgaduud iyo Mudug. Ciidamadaan oo shalay galinkii dambe ka dhaqaaqay Muqdisho ayaa lasoo warinaya iney gaareen qeybo ka mid ah gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173781,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidankii ugu badnaa oo kabaxay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidankii ugu badnaa oo kabaxay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo aad u hubeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, islamarkaana la sheegay iney kusii jeedan furimaha hore ee dagaalka iyo deegaanada ay kaga sugan yihiin Al-shabaab gobolada Sh\/dhexe, Galgaduud iyo Mudug. Ciidamadaan oo shalay galinkii dambe ka dhaqaaqay Muqdisho ayaa lasoo warinaya iney gaareen qeybo ka mid ah gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-10T12:44:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/\",\"name\":\"Ciidankii ugu badnaa oo kabaxay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-10T12:44:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidankii ugu badnaa oo kabaxay Muqdisho +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidankii ugu badnaa oo kabaxay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidankii ugu badnaa oo kabaxay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo aad u hubeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, islamarkaana la sheegay iney kusii jeedan furimaha hore ee dagaalka iyo deegaanada ay kaga sugan yihiin Al-shabaab gobolada Sh\/dhexe, Galgaduud iyo Mudug. Ciidamadaan oo shalay galinkii dambe ka dhaqaaqay Muqdisho ayaa lasoo warinaya iney gaareen qeybo ka mid ah gobolka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-10T12:44:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/","name":"Ciidankii ugu badnaa oo kabaxay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg","datePublished":"2022-10-10T12:44:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009690829301490.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidankii-ugu-badnaa-oo-kabaxay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidankii ugu badnaa oo kabaxay Muqdisho +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173779"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173786,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173779\/revisions\/173786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173781"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}