{"id":173787,"date":"2022-10-10T15:46:31","date_gmt":"2022-10-10T12:46:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173787"},"modified":"2022-10-10T15:46:31","modified_gmt":"2022-10-10T12:46:31","slug":"daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ururada saxaafadda Soomaaliya oo diiday inay joojiyaan dacayada loosameeyo Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173788\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ururada saxaafadda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujiyay go\u2019aan dowladda Soomaaliya kasoo baxay oo warbaahinta looga mamnuucay inay tebiyaan ama faafiyaan macluumaadka Alshabaab.<\/p>\n<p>Cabdalle Axmed Muumin oo katirsan madaxda ururada saxaaafadda oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ku eedeeyay dowladda inay qaadday tallaabooyin halis ku ah madax bannaanida saxaafadda iyo xuquuqda dadweynuhu u leeyihiin inay xogta helaan.<\/p>\n<p>Cabdalle Muumin wuxuu sheegay sabtidii lasoo dhaafay inay dowladdu ku cadaadisay warbaahinta madaxa bannaan inay ka saaraan war kasoo baxay Alshabaab oo looga jawaabayay go\u2019aankii dowladdu ku mamnuucday faafinta wararka Alshabaab.<\/p>\n<p>\u201cDhowr weriye ayaa nala soo xiriiray oo noo sheegay inay awooddi waayeen xogtii ay hayeen inay la wadaagaan bulshada, cabsi ay ka qabaan dowladda inay ka aargudato darteed,\u201d ayuu yidhi Muumin.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay go\u2019aanka dowladda inuu cabsi iyo amni darro ku keenay weriyayaasha, isagoo xusay in Alshabaabna ay soo saaareen hanjabaad ka dhan ah saxaafadda iyo hay\u2019adaha kale ee u hoggaansama awaamiirta dowladda Soomaaliya kasoo baxay.<\/p>\n<p>Ugu dambayn Cabdalle Muumin wuxuu ugu baaqay dowladda in la ilaaliyo oo aan la xaddidin xuquuqda saxaafadda, islamarkaana dowladdu dib u eegto sharciga saxaafadda Soomaaliya si talooyin loogu daro.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F793892555159765%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururada saxaafadda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujiyay go\u2019aan dowladda Soomaaliya kasoo baxay oo warbaahinta looga mamnuucay inay tebiyaan ama faafiyaan macluumaadka Alshabaab. Cabdalle Axmed Muumin oo katirsan madaxda ururada saxaaafadda oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ku eedeeyay dowladda inay qaadday tallaabooyin halis ku ah madax bannaanida saxaafadda iyo xuquuqda dadweynuhu u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173788,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ururada saxaafadda Soomaaliya oo diiday inay joojiyaan dacayada loosameeyo Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ururada saxaafadda Soomaaliya oo diiday inay joojiyaan dacayada loosameeyo Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ururada saxaafadda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujiyay go\u2019aan dowladda Soomaaliya kasoo baxay oo warbaahinta looga mamnuucay inay tebiyaan ama faafiyaan macluumaadka Alshabaab. Cabdalle Axmed Muumin oo katirsan madaxda ururada saxaaafadda oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ku eedeeyay dowladda inay qaadday tallaabooyin halis ku ah madax bannaanida saxaafadda iyo xuquuqda dadweynuhu u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-10T12:46:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ururada saxaafadda Soomaaliya oo diiday inay joojiyaan dacayada loosameeyo Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-10T12:46:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ururada saxaafadda Soomaaliya oo diiday inay joojiyaan dacayada loosameeyo Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ururada saxaafadda Soomaaliya oo diiday inay joojiyaan dacayada loosameeyo Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ururada saxaafadda Soomaaliya oo diiday inay joojiyaan dacayada loosameeyo Alshabaab - Wardoon","og_description":"Ururada saxaafadda Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujiyay go\u2019aan dowladda Soomaaliya kasoo baxay oo warbaahinta looga mamnuucay inay tebiyaan ama faafiyaan macluumaadka Alshabaab. Cabdalle Axmed Muumin oo katirsan madaxda ururada saxaaafadda oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ku eedeeyay dowladda inay qaadday tallaabooyin halis ku ah madax bannaanida saxaafadda iyo xuquuqda dadweynuhu u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-10T12:46:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/","name":"DAAWO:-Ururada saxaafadda Soomaaliya oo diiday inay joojiyaan dacayada loosameeyo Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg","datePublished":"2022-10-10T12:46:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221010638009819019230808.jpeg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ururada-saxaafadda-soomaaliya-oo-diiday-inay-joojiyaan-dacayada-loosameeyo-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ururada saxaafadda Soomaaliya oo diiday inay joojiyaan dacayada loosameeyo Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173787"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173789,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173787\/revisions\/173789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173788"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}