{"id":173800,"date":"2022-10-11T17:45:30","date_gmt":"2022-10-11T14:45:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173800"},"modified":"2022-10-11T17:45:30","modified_gmt":"2022-10-11T14:45:30","slug":"mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Mahdi Cumar Muumin  oo loomagacaabay Taliyaha  Booliiska gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173801\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525-300x178.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaha guud ee qeybta Booliiska gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaada, waxaana xilkaasi loo magacaabay Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin.<\/p>\n<p>Magacaabista Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle Mahdi Cumar ayaa imaanaysa, kadib markii xilkaasi uu dhawaan ka geeriyooday Allah u naxariiste taliyihii hore Farxaan Maxamuud Aadan Qaroole oo lagu dilay qarax miino oo lagula eegtay nawaaxiga deegaanka Basra ee gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>&#8220;Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S\/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay G\/le Sare Mahdi Cumar Muumin&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kooban oo lagu daabacay bogga Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wareegtada kasoo baxday Taliye Xijaar ayaa sidoo kale lagu faray in taliyaha cusub uu si deg deg ah u guto waajibaadka shaqo ee loo igmaday, waxaana sidoo kale la amray saraakiisha kale ee Booliiska inay la shaqeeyaan taliyaha cusub.<\/p>\n<p>Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin ayaa ka soo jeeda Galmudug, waxaana maalmihii dambe aad loo hadal hayey in loo wado xilkan, maadama ay isku heyb yihiin taliyahii ka geeriyooday xilkaan Farxaan Qaroole, islamarkaana la sheegay inuu saaxiib dhaw la yahay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaha guud ee qeybta Booliiska gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaada, waxaana xilkaasi loo magacaabay Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin. Magacaabista Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle Mahdi Cumar ayaa imaanaysa, kadib markii xilkaasi uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahdi Cumar Muumin oo loomagacaabay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahdi Cumar Muumin oo loomagacaabay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaha guud ee qeybta Booliiska gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaada, waxaana xilkaasi loo magacaabay Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin. Magacaabista Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle Mahdi Cumar ayaa imaanaysa, kadib markii xilkaasi uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-11T14:45:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"Mahdi Cumar Muumin oo loomagacaabay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-11T14:45:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg\",\"width\":660,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahdi Cumar Muumin oo loomagacaabay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahdi Cumar Muumin oo loomagacaabay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahdi Cumar Muumin oo loomagacaabay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaha guud ee qeybta Booliiska gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaada, waxaana xilkaasi loo magacaabay Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin. Magacaabista Taliyaha cusub ee Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle Mahdi Cumar ayaa imaanaysa, kadib markii xilkaasi uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-11T14:45:30+00:00","og_image":[{"width":660,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/","name":"Mahdi Cumar Muumin oo loomagacaabay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg","datePublished":"2022-10-11T14:45:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221011638010615916217525.jpeg","width":660,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahdi-cumar-muumin-oo-loomagacaabay-taliyaha-booliiska-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahdi Cumar Muumin oo loomagacaabay Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173800"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173802,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173800\/revisions\/173802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173801"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}