{"id":173814,"date":"2022-10-12T17:47:09","date_gmt":"2022-10-12T14:47:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173814"},"modified":"2022-10-12T17:47:09","modified_gmt":"2022-10-12T14:47:09","slug":"liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/","title":{"rendered":"Liibaan Cali Yarow oo loo magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173815\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale S\/Guuto Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa shaaciyay in xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare loo magacaabay Liibaan Cali Yaroow oo kal hore xilka qaadis uu sameeyay Madaxweynihii hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Guddoomiye Liibaan ayaa waxaa uu bedelayaa Guddoomiyihii isaga markii hore Farmaajo ku bedelay ee S\/Guuto Maxamuud Axmed Xasan (Dalab).<\/p>\n<p>Wasiir Cabduqaadir Jaamac oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu Guddoomiyaha cusub ugu rajeeyay guul iyo kaalin weyn oo uu ka qaato dagaalka qaran ee ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-shabaab, isla markaana ka socda dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale S\/Guuto Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa shaaciyay in xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare loo magacaabay Liibaan Cali Yaroow oo kal hore xilka qaadis uu sameeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173815,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Liibaan Cali Yarow oo loo magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Liibaan Cali Yarow oo loo magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale S\/Guuto Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa shaaciyay in xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare loo magacaabay Liibaan Cali Yaroow oo kal hore xilka qaadis uu sameeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-12T14:47:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"354\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/\",\"name\":\"Liibaan Cali Yarow oo loo magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-12T14:47:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg\",\"width\":640,\"height\":354},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Liibaan Cali Yarow oo loo magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Liibaan Cali Yarow oo loo magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Liibaan Cali Yarow oo loo magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale S\/Guuto Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa shaaciyay in xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare loo magacaabay Liibaan Cali Yaroow oo kal hore xilka qaadis uu sameeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-12T14:47:09+00:00","og_image":[{"width":640,"height":354,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/","name":"Liibaan Cali Yarow oo loo magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg","datePublished":"2022-10-12T14:47:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Ma.jpeg","width":640,"height":354},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/liibaan-cali-yarow-oo-loo-magacaabay-maxkamadda-sare-ee-ciidamada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Liibaan Cali Yarow oo loo magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173814"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173814"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173816,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173814\/revisions\/173816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173815"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}