{"id":173838,"date":"2022-10-14T12:09:34","date_gmt":"2022-10-14T09:09:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173838"},"modified":"2022-10-14T12:09:34","modified_gmt":"2022-10-14T09:09:34","slug":"xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah Ku Jooga Imaaraadka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173839\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1-300x172.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1-696x399.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1-733x420.jpeg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh uu safar aan la shaacin maalintii saddexaad ku joogo magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa maalintii arbacada aheyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, waxaana la tilmaamay in safarka uu ka reebay oo aysan qeyb ka aheyn dhammaan shaqaalihii Habmaamuuska iyo kuwii xoghaymaha u ahaa Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Safarka Xasan Sheekh ee Imaaraadka ayaa wafdiga horey u raacay Madaxweynaha la koobay, iyadoona la xaqiijiyey in socdaalka aysan sidoo kale qeyb ka aheyn Mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda arrimaha dibadda iyo kuwa Madaxtootada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay qaar kamid ah Madaxda ugu sarreeysa Imaaraadka, isla markaana waxaa uu kala hadlay arrimo ay kamid yihiin sidii taageero dhinacyo kala duwan leh loo siin lahaa dowladiisa, sida arrimaha dhaqaalaha iyo milatariga.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in qorsheyaasha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu u tegay magaalada Abu Dhabi ay qeyb ka tahay arrimo dhanka Caafimaadka, waxaana la sheegayaa inuu mari doono baaritaano Caafimaad.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaan shaacin xogta safarka madaxweynaha iyo sawirrada tagistiisa dalkaasi, Waa safarkii labaad uu Madaxweyaha ku tago dalka Imaaraatka Carabta mudada lixda bil ee uu xafiiska joogo, wuxuuna safarkiisii koowaad ee uu dalka uga boxo dib u doorashadiisii kadib ay eheyd dalkaasi Imaaraatka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh uu safar aan la shaacin maalintii saddexaad ku joogo magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa maalintii arbacada aheyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, waxaana la tilmaamay in safarka uu ka reebay oo aysan qeyb ka aheyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173839,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah Ku Jooga Imaaraadka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah Ku Jooga Imaaraadka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh uu safar aan la shaacin maalintii saddexaad ku joogo magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa maalintii arbacada aheyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, waxaana la tilmaamay in safarka uu ka reebay oo aysan qeyb ka aheyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-14T09:09:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah Ku Jooga Imaaraadka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-14T09:09:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah Ku Jooga Imaaraadka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah Ku Jooga Imaaraadka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah Ku Jooga Imaaraadka - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh uu safar aan la shaacin maalintii saddexaad ku joogo magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa maalintii arbacada aheyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, waxaana la tilmaamay in safarka uu ka reebay oo aysan qeyb ka aheyn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-14T09:09:34+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/","name":"Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah Ku Jooga Imaaraadka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg","datePublished":"2022-10-14T09:09:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Imaaraad-750x430-1.jpeg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-safar-qarsoodi-ah-ku-jooga-imaaraadka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo safar qarsoodi ah Ku Jooga Imaaraadka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173838"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173838"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173840,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173838\/revisions\/173840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173839"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}