{"id":173868,"date":"2022-10-15T10:18:01","date_gmt":"2022-10-15T07:18:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173868"},"modified":"2022-10-15T10:54:39","modified_gmt":"2022-10-15T07:54:39","slug":"alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo deegaanka Xawaadleey lagasaaray+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173869\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644-300x194.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644-649x420.jpeg 649w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kala wareegeen Al-shabaab.<\/p>\n<p>Deegaanka Xawaadleey ayaa lasoo wariyay in Militariga Soomaaliya ay si nabad ah kula wareegeen kadib markii ay isaga baxeen halkaasi ciidankii Shabaab ee ku sugnaa deegaankaasi dhowrkii sano ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Xawaadleey ayaa ah deegaan u dhaxeeya magaalooynka Balcad iyo Jowhar oo muhiim u ahaa isku socodka Shabaab ee gobolada dhexe iyo kuwa Koonfureed ee dalka, halkaasi oo ay ku taala Buundo isku xirta gobolada Sh\/dhexe iyo Sh\/hoose ayna Al-shabaab u isticmaali jireen marin ay wax walba ka gudbistaan.<\/p>\n<p>Ciidanka qabsaday deegaanka Xawaadleey ayaa waxaa hogaaminaya Korneel lagu magacaabo Abuukar Boonoow oo katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kaasoo sheegay iney sii joogi doonaan deegaanka oo aysan dib uga laaban doonin.<\/p>\n<p>Gabagabadii deegaankan laga qabsaday Al-shabaab ayaa noqon doona mid cuuryaaminaya isku socodkii Shabaab ee ku aadana gobolada Sh\/dhexe iyo kuwa Koonfureed ee dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&#038;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabdulahirob%2Fvideos%2F626611949011144%2F&#038;show_text=false&#038;width=476&#038;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" style=\"border:none;overflow:hidden\" scrolling=\"no\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"true\" allow=\"autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share\" allowFullScreen=\"true\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kala wareegeen Al-shabaab. Deegaanka Xawaadleey ayaa lasoo wariyay in Militariga Soomaaliya ay si nabad ah kula wareegeen kadib markii ay isaga baxeen halkaasi ciidankii Shabaab ee ku sugnaa deegaankaasi dhowrkii sano ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173869,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173868","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo deegaanka Xawaadleey lagasaaray+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo deegaanka Xawaadleey lagasaaray+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kala wareegeen Al-shabaab. Deegaanka Xawaadleey ayaa lasoo wariyay in Militariga Soomaaliya ay si nabad ah kula wareegeen kadib markii ay isaga baxeen halkaasi ciidankii Shabaab ee ku sugnaa deegaankaasi dhowrkii sano ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-15T07:18:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-10-15T07:54:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/\",\"name\":\"Alshabaab oo deegaanka Xawaadleey lagasaaray+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-15T07:18:01+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-15T07:54:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg\",\"width\":660,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo deegaanka Xawaadleey lagasaaray+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo deegaanka Xawaadleey lagasaaray+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo deegaanka Xawaadleey lagasaaray+VIDEO - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kala wareegeen Al-shabaab. Deegaanka Xawaadleey ayaa lasoo wariyay in Militariga Soomaaliya ay si nabad ah kula wareegeen kadib markii ay isaga baxeen halkaasi ciidankii Shabaab ee ku sugnaa deegaankaasi dhowrkii sano ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-15T07:18:01+00:00","article_modified_time":"2022-10-15T07:54:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/","name":"Alshabaab oo deegaanka Xawaadleey lagasaaray+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg","datePublished":"2022-10-15T07:18:01+00:00","dateModified":"2022-10-15T07:54:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221015638013986641820644.jpeg","width":660,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-deegaanka-xawaadleey-lagasaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo deegaanka Xawaadleey lagasaaray+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173868"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173868"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173874,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173868\/revisions\/173874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173869"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}