{"id":173932,"date":"2022-10-18T21:04:22","date_gmt":"2022-10-18T18:04:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173932"},"modified":"2022-10-18T21:04:22","modified_gmt":"2022-10-18T18:04:22","slug":"mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo shaaciyay magacyada shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173933\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"632\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_-300x158.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_-1024x539.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_-768x404.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_-696x367.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_-1068x562.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_-797x420.webp 797w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad dhanka maaliyadda ah ku soo rogtay shabakad qaabilsan fududeynta dhaqaalaha al-Shabaab ah kuwaas oo door hoggaamineed ku leh al-Shabaab dhexdooda.<\/p>\n<p>Qoraal lasoo dhigay bogga internet-ka ee Waaxda Maaliyadda ayaa lagu sheegay in dadka la magacaabay ay door hoggaamineed ku leeyihiin Al-Shabaab ayna u shaqeeyaan sidii xiriiriye muhiim ah oo u dhexeeya kooxda iyo shirkadaha maxaliga ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka waxay magacawday ku dhawaad 9 xubnood oo al-Shabaab ah iyada oo la raacayo qaraarka Fulinta (E.O.) 13224, kaas oo bartilmaameedsada kooxaha argagixisada iyo taageerayaashooda.<\/p>\n<p>Kaaliyaha Xoghayaha Sirdoonka Maaliyadda Brian E. Nelsonee dowladda Maraykanka ayaa sheegay inay dowladda Maraykanku qaadday tillaabo ka dhanka ah hub-ku-haynta iyo dhaq-dhaqaaqyada dhaqaale-ururinta ee al-Shabaab iyo kuwa kale ee xiriirka la leh Al-Qaacida.<\/p>\n<p>Dowaladda Maraykanku waxay sheegtay in Al-Shabaab ay maalgeliso dadaallada al-Qaacida ee adduunka oo dhan, oo ay ku jirto in ay bixiso dhaqaalaha lagu taageerayo kooxaha kale ee xiriirka la leh al-Qaacida.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa sanadkii soo xaraysa ku dhawaad 100 milyan oo doolar iyada oo soo marta maaliyad ay ka qaadaan ganacsatada iyo dadka deegaanka, lacagaha laga qaado badeecadaha, iyo sidoo kale fududaynta ganacsiga.<\/p>\n<p><b>Halkaan hoose ka akhriso shaqsiyaadka la magacaabay.<\/b><\/p>\n<p><b>\u00b7 ABDULLAHI JEERI \u2013\u00a0<\/b>oo la sheegay in uu si qarsoodi ah hubka ugu geeyo Al-Shabaab.<\/p>\n<div align=\"justify\"><b>\u00b7 KHALIF ADALE \u2013\u00a0<\/b>oo lagu tilmaamay inuu Al-Shabaab u qaabilsan yahay inuu lacagaha uga soo aruuriyo hay\u2019adaha aan dowliga ahayn.<\/p>\n<p><b>\u00b7 HASSAN AFGOOYE \u2013\u00a0<\/b>oo lagu sheegay hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-Shabaab, kormeerna ku sameeya laamaha maaliyadda. Mareykanka ayaa ninkan madaxiisa dul dhigay $5 milyan.<\/p>\n<p><b>\u00b7 ABDIKARIM HUSSEIN GAGAALE \u2013\u00a0<\/b>oo lagu sheegay in uu soo noqday ku xigeenka madaxa qeybta maaliyadda ee Al-Shabaab, kana soo hoos shaqeeyay Mahad Karate.<\/p>\n<p><b>\u00b7 ABDI SAMAD\u00a0 &#8211;\u00a0<\/b>oo lagu tilmaamay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo xiriir dhow la leh Golaha sare ee kooxda.<\/p>\n<p><b>\u00b7 ABDIRAHMAN NUREY \u2013\u00a0<\/b>oo lagu qeexay in uu yahay isku xiraha Al-Shabaab iyo shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><b>Saddex qof oo ka kooban shabakad qaabilsan kala gudbinta hubka oo magacyadoodu ka la yihiin:<\/b>\u00a0Mohamed Hussein Salad (Salad), Ahmed Hasan Ali Sulaiman Mataan (Mataan), iyo Mohamed Ali Badaas (Badaas).<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad dhanka maaliyadda ah ku soo rogtay shabakad qaabilsan fududeynta dhaqaalaha al-Shabaab ah kuwaas oo door hoggaamineed ku leh al-Shabaab dhexdooda. Qoraal lasoo dhigay bogga internet-ka ee Waaxda Maaliyadda ayaa lagu sheegay in dadka la magacaabay ay door hoggaamineed ku leeyihiin Al-Shabaab ayna u shaqeeyaan sidii xiriiriye muhiim ah oo u dhexeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173933,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173932","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo shaaciyay magacyada shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo shaaciyay magacyada shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad dhanka maaliyadda ah ku soo rogtay shabakad qaabilsan fududeynta dhaqaalaha al-Shabaab ah kuwaas oo door hoggaamineed ku leh al-Shabaab dhexdooda. Qoraal lasoo dhigay bogga internet-ka ee Waaxda Maaliyadda ayaa lagu sheegay in dadka la magacaabay ay door hoggaamineed ku leeyihiin Al-Shabaab ayna u shaqeeyaan sidii xiriiriye muhiim ah oo u dhexeeya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-18T18:04:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"632\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/\",\"name\":\"Mareykanka oo shaaciyay magacyada shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp\",\"datePublished\":\"2022-10-18T18:04:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp\",\"width\":1200,\"height\":632},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo shaaciyay magacyada shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo shaaciyay magacyada shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo shaaciyay magacyada shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad dhanka maaliyadda ah ku soo rogtay shabakad qaabilsan fududeynta dhaqaalaha al-Shabaab ah kuwaas oo door hoggaamineed ku leh al-Shabaab dhexdooda. Qoraal lasoo dhigay bogga internet-ka ee Waaxda Maaliyadda ayaa lagu sheegay in dadka la magacaabay ay door hoggaamineed ku leeyihiin Al-Shabaab ayna u shaqeeyaan sidii xiriiriye muhiim ah oo u dhexeeya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-18T18:04:22+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":632,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/","name":"Mareykanka oo shaaciyay magacyada shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp","datePublished":"2022-10-18T18:04:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/1200px-Flag_of_the_United_States.svg_.webp","width":1200,"height":632},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-shaaciyay-magacyada-shakhsiyaad-soomaali-ah-oo-lagu-daray-liiska-argagixisada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo shaaciyay magacyada shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173932"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173934,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173932\/revisions\/173934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173933"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}