{"id":173935,"date":"2022-10-18T21:08:32","date_gmt":"2022-10-18T18:08:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173935"},"modified":"2022-10-18T21:08:32","modified_gmt":"2022-10-18T18:08:32","slug":"gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173937\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"980\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png 1680w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-300x175.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-1024x597.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-768x448.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-1536x896.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-696x406.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-1068x623.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-720x420.png 720w\" sizes=\"(max-width: 1680px) 100vw, 1680px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dib u xoreynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa Maanta duuleedka magaalada Baledweyne kusoo bandhigay gaari nooca Xamuulka qaada ee Soomaalida u taqaano Candhameedle oo ay sheegeen in laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.<\/p>\n<p>Ciidamadaan oo Muqaalo laga soo duubay Maanta lagu baahiyay baraha bulshada ayaa waxay sheegeen in gaarigaan uu ahaa mid loo qorsheeyay in lagu qarxiyo gudaha Baledweyne oo uu ahaa qarax afaraad oo qeyb ka ahaa sadaxdii qarax oo bishaan bilowgeedii ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>&#8220;Gaarigaan aad u jeedaan waxa saarna 170 fuusto oo ay ka buuxaan Oolyo Burushaato iyo baaruud waxaana loogu talo galay in lagu halaago dadka ku dhaqan Baledweyne ee ka badbaaday qaraxyadii sadaxda ahaa ee bishaan ka dhacay Baledweyne ka dhacay ee dadka badan ku dhinteen kuna burbureen hantida badan, cidna in aysan ka badbaadin reer Baledweyne ayaa loogu talo galay gaarigan waxa ku raran ee qaraxyo ah&#8221; ayuu yiri mid ka mid ah ciidanka gaariga gacanta ku dhigay.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee lama soo bandhigin cidii wataya gaarigaan, waxaasa wararka hoose ee soo baxaya ay sheegayaan in ragii watay gaariga ay baxsadeen oo ay uga carareen halka uu yaalo, waxaana gaarigaan Maanta aad u hadal haayo shacabka ku dhaqan Baledweyne oo walaac xoogan ka muujiyay gaariga laga soo buxiyay waxyaabaha qarxa ee la fashiliyay.<\/p>\n<p>Sadaxdii bishaan Oktoobar ayay aheyd markii ilaa sadax qarax oo Ismiidaamin ahaa Al-shabaab ka geysteen gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo ay ku dhinteen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo dad shacab ah, islamarkaana sido kale geystay burbur hantiyadeed oo aad u farabadan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=308&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100080791712884%2Fvideos%2F483566060379225%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"308\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173936\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221018638016924631052389.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"362\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221018638016924631052389.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/20221018638016924631052389-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173937\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png\" alt=\"\" width=\"1680\" height=\"980\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png 1680w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-300x175.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-1024x597.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-768x448.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-1536x896.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-696x406.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-1068x623.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23-720x420.png 720w\" sizes=\"(max-width: 1680px) 100vw, 1680px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dib u xoreynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa Maanta duuleedka magaalada Baledweyne kusoo bandhigay gaari nooca Xamuulka qaada ee Soomaalida u taqaano Candhameedle oo ay sheegeen in laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Ciidamadaan oo Muqaalo laga soo duubay Maanta lagu baahiyay baraha bulshada ayaa waxay sheegeen in gaarigaan uu ahaa mid loo qorsheeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":173937,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dib u xoreynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa Maanta duuleedka magaalada Baledweyne kusoo bandhigay gaari nooca Xamuulka qaada ee Soomaalida u taqaano Candhameedle oo ay sheegeen in laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Ciidamadaan oo Muqaalo laga soo duubay Maanta lagu baahiyay baraha bulshada ayaa waxay sheegeen in gaarigaan uu ahaa mid loo qorsheeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-18T18:08:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1680\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"980\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png\",\"datePublished\":\"2022-10-18T18:08:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png\",\"width\":1680,\"height\":980},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada dib u xoreynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa Maanta duuleedka magaalada Baledweyne kusoo bandhigay gaari nooca Xamuulka qaada ee Soomaalida u taqaano Candhameedle oo ay sheegeen in laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Ciidamadaan oo Muqaalo laga soo duubay Maanta lagu baahiyay baraha bulshada ayaa waxay sheegeen in gaarigaan uu ahaa mid loo qorsheeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-18T18:08:32+00:00","og_image":[{"width":1680,"height":980,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/","name":"Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png","datePublished":"2022-10-18T18:08:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-18-at-19.06.23.png","width":1680,"height":980},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-xamuula-oo-siday-waxyaabaha-qarxa-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gaari Xamuula oo siday waxyaabaha qarxa oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173935"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173938,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173935\/revisions\/173938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/173937"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}