{"id":173981,"date":"2022-10-20T18:33:01","date_gmt":"2022-10-20T15:33:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=173981"},"modified":"2022-10-20T18:33:01","modified_gmt":"2022-10-20T15:33:01","slug":"maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Hiiraan oo isbedel balaaran lagu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha HirShabelle, Mudane Cabdiraxmaan Daahir Gure (Karoorre) ayaa maanta isbeddal ballaaran ku sameeyey maamulka gobolka Hiiraan, isaga oo sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis.<\/p>\n<div id=\"ezoic-pub-ad-placeholder-102\" data-inserter-version=\"2\"><\/div>\n<p>Isbeddalkan ayaa toos u saameeyey maamulka gobolka iyo kan degmooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi, sida ku cad saddex wareegto oo ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdiraxmaan Karoorre) ayaa beddalay ku xigeenka guddoomiye Cali Jayte Cismaan, isaga oo magacaabay ku xigeeno cusub oo uu faray inay xilalka la wareegaan.<\/p>\n<div id=\"ezoic-pub-ad-placeholder-110\" data-inserter-version=\"2\"><\/div>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda iyo maaliyadda gobolka Hiiraan ayaa waxaa loo magacaabay Xasan Ibraahim Cabdulle, halka guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo dib u dhiska gobalka Hiiraan loo magacaabay Cabdiraxmaan Maxamed Muumin (Xuuf), sidoo kale guddoomiye ku xigeenka dib u heshiisiinta iyo federaalka gobalka ayaa waxaa loo magacaabayMudane Maxamed Maxamuud Maxamed oo loo yaqaano (Dhoobey).<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka HirShabelle ayaa maamul cusub u magacaabay degmada Buuloburde, kadib xilka qaadis uu ku sameeyey guddoomiyihii hore hore A Mudanexmed Mahad Nuur, waxaana xilkaas loo magacaabay Xasan Maxamed Cabdi.<\/p>\n<p>Dhanka kale wasiirka ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenada degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan isaga oo magacaabay kuwa cusub.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka arimaha maaliyadda Jalalaqsi ayaa wuxuu u magacaabay Mudane Maxamed Qaasim Cabdi, sidoo kale guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo dib u dhiska degmada ayaa wuxuu u magacaabay Cabdisalaan Xasan Abuukar halka uu Maxamed Xasan Ibraahim uu u magacaabay guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada ee Jalalaqsi.<\/p>\n<p>Isbeddalladan ayaa ku soo aadayo, ayada oo shalay qaraxyo ismiidaamin ahaa oo khasaare geystay ay ka kala dhaceen degmooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo haatan ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhan ah dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-173983\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/jalalaqs.jpeg\" alt=\"\" width=\"1284\" height=\"1652\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/jalalaqs.jpeg 1284w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/jalalaqs-233x300.jpeg 233w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/jalalaqs-796x1024.jpeg 796w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/jalalaqs-768x988.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/jalalaqs-1194x1536.jpeg 1194w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/jalalaqs-696x895.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/jalalaqs-1068x1374.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/jalalaqs-326x420.jpeg 326w\" sizes=\"(max-width: 1284px) 100vw, 1284px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173984\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/maamul.jpeg\" alt=\"\" width=\"1284\" height=\"1859\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/maamul.jpeg 1284w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/maamul-207x300.jpeg 207w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/maamul-707x1024.jpeg 707w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/maamul-768x1112.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/maamul-1061x1536.jpeg 1061w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/maamul-696x1008.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/maamul-1068x1546.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/maamul-290x420.jpeg 290w\" sizes=\"(max-width: 1284px) 100vw, 1284px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-173985\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/buulo.jpeg\" alt=\"\" width=\"1284\" height=\"1813\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/buulo.jpeg 1284w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/buulo-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/buulo-725x1024.jpeg 725w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/buulo-768x1084.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/buulo-1088x1536.jpeg 1088w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/buulo-696x983.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/buulo-1068x1508.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/buulo-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 1284px) 100vw, 1284px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha HirShabelle, Mudane Cabdiraxmaan Daahir Gure (Karoorre) ayaa maanta isbeddal ballaaran ku sameeyey maamulka gobolka Hiiraan, isaga oo sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis. Isbeddalkan ayaa toos u saameeyey maamulka gobolka iyo kan degmooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi, sida ku cad saddex wareegto oo ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha. Wasiir Cabdiraxmaan Karoorre) ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-173981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka Gobolka Hiiraan oo isbedel balaaran lagu sameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Gobolka Hiiraan oo isbedel balaaran lagu sameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha HirShabelle, Mudane Cabdiraxmaan Daahir Gure (Karoorre) ayaa maanta isbeddal ballaaran ku sameeyey maamulka gobolka Hiiraan, isaga oo sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis. Isbeddalkan ayaa toos u saameeyey maamulka gobolka iyo kan degmooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi, sida ku cad saddex wareegto oo ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha. Wasiir Cabdiraxmaan Karoorre) ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-20T15:33:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/\",\"name\":\"Maamulka Gobolka Hiiraan oo isbedel balaaran lagu sameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-20T15:33:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg\",\"width\":800,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka Gobolka Hiiraan oo isbedel balaaran lagu sameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Gobolka Hiiraan oo isbedel balaaran lagu sameeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka Gobolka Hiiraan oo isbedel balaaran lagu sameeyay - Wardoon","og_description":"Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha HirShabelle, Mudane Cabdiraxmaan Daahir Gure (Karoorre) ayaa maanta isbeddal ballaaran ku sameeyey maamulka gobolka Hiiraan, isaga oo sameeyey xilka qaadis iyo magacaabis. Isbeddalkan ayaa toos u saameeyey maamulka gobolka iyo kan degmooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi, sida ku cad saddex wareegto oo ka soo baxday wasaaradda arrimaha gudaha. Wasiir Cabdiraxmaan Karoorre) ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-20T15:33:01+00:00","og_image":[{"width":800,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/","name":"Maamulka Gobolka Hiiraan oo isbedel balaaran lagu sameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg","datePublished":"2022-10-20T15:33:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg","width":800,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-gobolka-hiiraan-oo-isbedel-balaaran-lagu-sameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka Gobolka Hiiraan oo isbedel balaaran lagu sameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173981"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=173981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173986,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/173981\/revisions\/173986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162017"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=173981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=173981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=173981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}