{"id":174065,"date":"2022-10-23T21:51:18","date_gmt":"2022-10-23T18:51:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174065"},"modified":"2022-10-23T21:51:18","modified_gmt":"2022-10-23T18:51:18","slug":"daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cDFS oo Ku Dhawaaqday Hab Cusub Oo Ay Kula Dagaalameyso Alshabaab\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174066\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38.png\" alt=\"\" width=\"1646\" height=\"1134\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38.png 1646w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-300x207.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-1024x705.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-768x529.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-1536x1058.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-696x480.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-1068x736.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-610x420.png 610w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 1646px) 100vw, 1646px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay sameeysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya lacagta ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka qaadaan Ganacsatada.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-cadaala oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu marka hore sheegay in xilligaan uu dalka ku jiro marxalad dagaal, loona baahan yahay inay iskaashadaan dowladda Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiir Al-cadaala ayaa waxaa uu sheegay in dowladda ay sameysay lambarro gaar ah oo ay gacanta ku hayaan shaqaale la tabababaray, isla markaana dadka looga baahan yahay inay kusoo gudbiyaan dadka lacagta u uruuriya Al-shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka ayaa Ganacsatada xasuusiyay in ay ka feejignaadaan in hantidooda loo adeegsado hub lagu soo iibiyo lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed, waa sida uu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey Ganacsatada Soomaaliyeed uga digtay inay lacago siiyaan, iyadoo sheegtay inay tallaabo ka qaadeyso cid kasta oo dhaqaale ku taageerta Al-shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F3362024377412490%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay sameeysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya lacagta ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka qaadaan Ganacsatada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-cadaala oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu marka hore sheegay in xilligaan uu dalka ku jiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174066,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cDFS oo Ku Dhawaaqday Hab Cusub Oo Ay Kula Dagaalameyso Alshabaab\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cDFS oo Ku Dhawaaqday Hab Cusub Oo Ay Kula Dagaalameyso Alshabaab\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay sameeysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya lacagta ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka qaadaan Ganacsatada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-cadaala oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu marka hore sheegay in xilligaan uu dalka ku jiro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-23T18:51:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-1024x705.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"705\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cDFS oo Ku Dhawaaqday Hab Cusub Oo Ay Kula Dagaalameyso Alshabaab\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38.png\",\"datePublished\":\"2022-10-23T18:51:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38.png\",\"width\":1646,\"height\":1134},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cDFS oo Ku Dhawaaqday Hab Cusub Oo Ay Kula Dagaalameyso Alshabaab\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cDFS oo Ku Dhawaaqday Hab Cusub Oo Ay Kula Dagaalameyso Alshabaab\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cDFS oo Ku Dhawaaqday Hab Cusub Oo Ay Kula Dagaalameyso Alshabaab\u201d - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay sameeysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya lacagta ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka qaadaan Ganacsatada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-cadaala oo shir jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu marka hore sheegay in xilligaan uu dalka ku jiro [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-23T18:51:18+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":705,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38-1024x705.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/","name":"DAAWO:-\u201cDFS oo Ku Dhawaaqday Hab Cusub Oo Ay Kula Dagaalameyso Alshabaab\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38.png","datePublished":"2022-10-23T18:51:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-23-at-19.50.38.png","width":1646,"height":1134},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dfs-oo-ku-dhawaaqday-hab-cusub-oo-ay-kula-dagaalameyso-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cDFS oo Ku Dhawaaqday Hab Cusub Oo Ay Kula Dagaalameyso Alshabaab\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174065"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174065"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174067,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174065\/revisions\/174067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174066"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}