{"id":174135,"date":"2022-10-27T13:14:54","date_gmt":"2022-10-27T10:14:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174135"},"modified":"2022-10-27T13:14:54","modified_gmt":"2022-10-27T10:14:54","slug":"nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Nin alshabaab lacagaha baada u qaadi jiray oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-174136\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg\" alt=\"\" width=\"516\" height=\"288\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg 374w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 516px) 100vw, 516px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee howlgalada kawada deegaano katirsan gobolka Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigay nin oday ah oo la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab.<\/p>\n<p>Howlgal ay ciidanka ka sameeyeen deegaanka War-ciise ee gobalka Sh Dhexe ayaa lagu soo qabtay Maxamed Jeelle Jarasow oo la sheegay in uu ahaa sargaal Al-Shabaab \u00a0u qabilsanaa deegaanka War ciise iyo deegaano kale oo hoostaga Jowhar iyo Raage-ceelle .<\/p>\n<p>Ninkan oo wareysi siiyay warbaahinta ayaa qirtay in uu ahaa Nabaddoon katirsanaa kooxda Al Shabaab muddo toban sanno ah , waxa uuna xusay in uu u qaabilsanaa u aruurinta lacagaha Sakawaadka, isagoona taageeray howlgalka socda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Sh\/ Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in intii ay howlgallada wadeen qabteen xubno badan oo la Shaqeeynayay Al-Shabaab, isaga oo sheegay in howlgallada sii socon doonaan ilaa iyo inta Al-Shabaab laga saarayo gobolka.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya ayaa deegaano badan oo kuyaalla gobolka Shabeelaha Dhaxe gacanta ku dhigay , waxa ayna ciidamada qabteen xubno katirsan Al Shabaab iyo dad la shaqeenayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee howlgalada kawada deegaano katirsan gobolka Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigay nin oday ah oo la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab. Howlgal ay ciidanka ka sameeyeen deegaanka War-ciise ee gobalka Sh Dhexe ayaa lagu soo qabtay Maxamed Jeelle Jarasow oo la sheegay in uu ahaa sargaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174136,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin alshabaab lacagaha baada u qaadi jiray oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin alshabaab lacagaha baada u qaadi jiray oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee howlgalada kawada deegaano katirsan gobolka Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigay nin oday ah oo la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab. Howlgal ay ciidanka ka sameeyeen deegaanka War-ciise ee gobalka Sh Dhexe ayaa lagu soo qabtay Maxamed Jeelle Jarasow oo la sheegay in uu ahaa sargaal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-27T10:14:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"209\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Nin alshabaab lacagaha baada u qaadi jiray oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-10-27T10:14:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg\",\"width\":374,\"height\":209},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin alshabaab lacagaha baada u qaadi jiray oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin alshabaab lacagaha baada u qaadi jiray oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin alshabaab lacagaha baada u qaadi jiray oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee howlgalada kawada deegaano katirsan gobolka Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigay nin oday ah oo la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab. Howlgal ay ciidanka ka sameeyeen deegaanka War-ciise ee gobalka Sh Dhexe ayaa lagu soo qabtay Maxamed Jeelle Jarasow oo la sheegay in uu ahaa sargaal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-27T10:14:54+00:00","og_image":[{"width":374,"height":209,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/","name":"Nin alshabaab lacagaha baada u qaadi jiray oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg","datePublished":"2022-10-27T10:14:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/al.jpeg","width":374,"height":209},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-alshabaab-lacagaha-baada-u-qaadi-jiray-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin alshabaab lacagaha baada u qaadi jiray oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174135"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174137,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174135\/revisions\/174137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174136"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}