{"id":174185,"date":"2022-10-28T14:47:36","date_gmt":"2022-10-28T11:47:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174185"},"modified":"2022-10-28T14:47:59","modified_gmt":"2022-10-28T11:47:59","slug":"adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/","title":{"rendered":"&#8220;Adduunku waxa uu gelayaa tobankii sano ee ugu halista badnaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174177\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\"><b>Adduunka ayaa wajahaya \u2018 sida xaal u egyahay tobankii sano ee ugu halista badnaa tan iyo dhamaadkii dagaalkii labaad ee aduunka&#8217; sida uu ka digay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu jeediyay Khamiistii, taas oo uu ku doonayay in uu qiil ugu sameeyo duulaanka Ruushka ee Ukraine. Tallaabadaas oo dalkiisa ka dhigtay mid ku gala xaalad go&#8217;doon oo caalami ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Mr Putin ayaa sidoo kale ku eedeeyay reer galbeedka in ay isku deyeyaan in ay ku baqa maalaan hubka Nukliyeerka taas oo ay isku deyayaan si ay ugu qasbaan xulafada Ruushka in ay dhabarka u jeediyaan Moscow ayuu sheegay. .<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dhawaan ayay ahayd markii waddammada Reer Galbeedku ay dhalleeceeyeen, hanjabaadaha nukliyeer ee ruushku bixiniyey.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Horraantii todobaadkan isbahaysiga militariga Nato ayaa cambaareeyay sheegashada aan la hubin ee Ruushka ee ah in Ukraine ay isticmaali karto &#8220;bam sun ah&#8221; \u2013 kaas oo walxahiisa qarxa la soo raaciyey shucaaca halis ah oo saamayntiisu waarto.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Xoghayaha guud ee gaashaanbuurta Nato Jens Stoltenberg ayaa sheegay in xubnaha isbahaysigu \u201cay iska fogeeyeen eedaymahaas\u201d xilli ay dhankooda ku doodeen \u201cin Ruushku iskudeyayo abuuridda marmarsiinyo uu ku sii xumeeyo xaalka dagaalka\u201d.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Madaxweyne Putin ayaa ka hadlayay fagaaraha sanadlaha ah ee Valdai ka dib guuldarrooyin isdaba joog ah oo millatari oo dhawaan kaga dhacay Ukraine, halka dhanka kalena cadhada ay shacabku ka qabaan doonistiisii ku aaddanayd qoridda askar cusub oo gaadhsiisan illaa 300 oo kun ay sii baahaysay.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Maalin ka hor khudbaddiisan Moscow, waxa uu si u muuqatay dhoollatus u soo kormeeray goobaha nukliyeerka. &#8220;Weligay si hor dhac ah ugamaanaan hadlin wax ku saabsan suurtagalnimada isticmaalka Ruushka ee hubka nukliyeerka. Waxaan kaliya kaga jawaabnay tilmaamo kooban faallooyinka ay ka dhawaajiyaan hoggaamiyeyaasha dalalka reer galbeedka,&#8221; ayuu u sheegay dhagaystayaashiisii.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Madaxweyne Putin waxa uu si gaar ah farta ugu fiiqay ra\u2019iisal wasaarihii hore ee UK Liz Truss oo soo jeedisay intii lagu guda jiray ololihii Ogosto eek u doonaysay hoggaaminta UK in ay diyaar u tahay in ay riixdo badhanka nukliyeerka haddii duruuftu ku qasabto in ay sidaas samayso. Waxa uu sheegay in uu la yaabay in xulafada UK aysan ka dhiidhiyin hadalkaas : &#8220;Maxaa la rabay in aan sameyno?Ma inaan iska aamusno? Ama iska dhigno sidii kuwo aan maqal?&#8221; ayuu sheegay<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Si kastaba ha ahaatee, waxa uu qudhiisu marar badan ka digay in Ruushku uu isticmaali doono &#8220;dhammaan hababka la heli karo&#8221; si uu isu ilaaliyo, taas oo loo arkayay khatar cad oo tilmaamaysa suurtagalnimada in Ruushka laf ahaantiisu isticmaali karo Nukliyeer.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Putin ayaa mar kale ku celiyey weerarradiisii ku aaddanaa waddamada reer Galbeedka, isaga oo markan sheegay in \u2018 halis dhiig badan daadinaysa iyo laguma ciyaaraan\u2019 ay tahay in dal kale la dafiro madax banaanida dhulkiisa iyo waxyaalha u gaarka ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Isga oo intaas sii raaciyey in \u2018isballaadhintii gaarka ahayd\u2019 ee Reer Galbeedku ku haystay karrimaha adduunka ay hadda ay sii dhammnaayso.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">&#8220;Waxaan joognaa xudduud taariikhi ah, waxa soo socdaa si gaar ah tobanka sano ee soo aaddan waxay u badan tahay inuu yahay mid khatar badan, aan la saadaalin karin isla markaana muhiim ah marka loo eego tan iyo dhamaadkii dagaalkii labaad ee aduunka.&#8221;<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Reer Galbeedku mar dambe ma awoodaan inay ina hagaan &#8211; laakiin waxay &#8220;si quus ah isku dayayeen&#8221; inay sidaas sameeyaan ayuu sida oo kale sheegay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxaana uu sii raaciyey in \u201c in mustaqbalkii adduunka hortooda ku samaysmayo\u201d, isaga oo ku eedeeyay reer galbeedka oo uu ugu horreeyo Maraykanku inay isku dayayaan inay burburiyaan Ruushka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Xilli aan caddayn faahfaahsan raacinayan sheegashooyinkiisa.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Adduunka ayaa wajahaya \u2018 sida xaal u egyahay tobankii sano ee ugu halista badnaa tan iyo dhamaadkii dagaalkii labaad ee aduunka&#8217; sida uu ka digay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu jeediyay Khamiistii, taas oo uu ku doonayay in uu qiil ugu sameeyo duulaanka Ruushka ee Ukraine. Tallaabadaas oo dalkiisa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174177,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;Adduunku waxa uu gelayaa tobankii sano ee ugu halista badnaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;Adduunku waxa uu gelayaa tobankii sano ee ugu halista badnaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Adduunka ayaa wajahaya \u2018 sida xaal u egyahay tobankii sano ee ugu halista badnaa tan iyo dhamaadkii dagaalkii labaad ee aduunka&#8217; sida uu ka digay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu jeediyay Khamiistii, taas oo uu ku doonayay in uu qiil ugu sameeyo duulaanka Ruushka ee Ukraine. Tallaabadaas oo dalkiisa ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-28T11:47:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-10-28T11:47:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/\",\"name\":\"\\\"Adduunku waxa uu gelayaa tobankii sano ee ugu halista badnaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2022-10-28T11:47:36+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-28T11:47:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;Adduunku waxa uu gelayaa tobankii sano ee ugu halista badnaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"Adduunku waxa uu gelayaa tobankii sano ee ugu halista badnaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"Adduunku waxa uu gelayaa tobankii sano ee ugu halista badnaa\" - Wardoon","og_description":"Adduunka ayaa wajahaya \u2018 sida xaal u egyahay tobankii sano ee ugu halista badnaa tan iyo dhamaadkii dagaalkii labaad ee aduunka&#8217; sida uu ka digay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu jeediyay Khamiistii, taas oo uu ku doonayay in uu qiil ugu sameeyo duulaanka Ruushka ee Ukraine. Tallaabadaas oo dalkiisa ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-28T11:47:36+00:00","article_modified_time":"2022-10-28T11:47:59+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/","name":"\"Adduunku waxa uu gelayaa tobankii sano ee ugu halista badnaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp","datePublished":"2022-10-28T11:47:36+00:00","dateModified":"2022-10-28T11:47:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/127401930_c4ed86ad-ffe2-4b37-8c7d-4e524fbd013b.jpg.webp","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/adduunku-waxa-uu-gelayaa-tobankii-sano-ee-ugu-halista-badnaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;Adduunku waxa uu gelayaa tobankii sano ee ugu halista badnaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174185"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174186,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174185\/revisions\/174186"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174177"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}