{"id":174214,"date":"2022-10-30T11:25:44","date_gmt":"2022-10-30T08:25:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174214"},"modified":"2022-10-30T11:25:44","modified_gmt":"2022-10-30T08:25:44","slug":"al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab iyo Daacish oo fatwo laga soo saaray Akhriso"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir laga soo saaray fatwo ka dhan ah kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab, maga kooxahaan ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday Khawaarij, waxaana soo baxay bayaan ka kooban 11 qodob.<\/p>\n<p>Wasaaradaha diinta iyo awqaafta ee dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa 5-tii maalmood ee lasoo dhaafay Muqdisho ku shirsanaa, waxayna soo saareen fatwo lagu taageerayo kacdoonka looga soo horjeedo kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p>Qodobka koowaad ayaa hoosta ka xariiqaya in si aan kala har laheyn loola dagaalamo labadaas kooxood, iyadoo hadda kadib loogu yeerayo magaca (Khawaarij).<\/p>\n<p>Madaxweynaha, ra\u2019iisul wasaaraha, madaxda dowlad goboleedyada, saraalkiil ciidan iyo masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa ka qeyb galay munaasabadii xiritaanka shirkaas.<\/p>\n<p>Madaxda ayaa halkaas ka jeedisay khudbado ay ku taageereen bayaanka wasaaradaha diinta, iyadoo aad loo naqdiyey afkaaraha diinta Islaamka ka hor imaanaya ee kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ay adeegsadaan.<\/p>\n<p>Wasiirka diinta iyo awqaafta Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow oo adkeynayay Fatwadaan ayaa carabka ku adkeeyey in dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish uu bannaan yahay, ayna sahlan tahay in laga adkaado oo la suuliyo fikirkooda kooxahaan loo bixiyey Khawaarijta.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso 11-ka qodob ee fatwadaan lagu soo koobay:<\/strong><\/p>\n<p>1: In lala dagaalo Alshabaab iyo Daacish<\/p>\n<p>2: Inay xaaraan tahay dhaqaale kasta oo la siiyo Khawaarijta, islamarkaana ay isku mid yihiin, qarax side iyo qarash bixiye.<\/p>\n<p>3: In maanta wixii ka dambeeya kooxaha Shabaab iyo Daacish loogu yeero Khawaarijta<\/p>\n<p>4: In laga horyimaado wax kaste oo ka hor imaanaya shareecada islaamka iyo dhaqanka suuban, sida isticmaalka daroogada iyo anshax xumada baraha bulshada ee internetka.<\/p>\n<p>5: In la taageero, loona sameeyo qorshe iyo siyaasad qaran oo lagu horumarinayo xarumaha diinta islaamka lagu barto.<\/p>\n<p>6: In la dhiso sanduuqa Sakada iyo hay\u2019adda awqaafta qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>7: In la qabto shirweyne ay kasoo qeyb galaan culimada ku sugan dalka iyo dibadda, si looga tashado, gaar ahaan ka ilaalinta diinta islaamka afkaaraha qalloocan.<\/p>\n<p>8: In muddo kooban lagu dhameystiro habraacyada iyo xeerarka laga maarmaanka u ah dhismaha golaha sare ee\u00a0 culimada Soomaaliyeed\u00a0 oo ay u dhan yihiin dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo noqonaya marjaca diiniga ah.<\/p>\n<p>9: In arrimaha xajka ay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan wasaaradda diinta iyo awqaafta dowladda Soomaaliyeed iyo wasaaradaha diinta iyo awqaafta ee dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>10: Shirweynuhu wuxuu bogaadinaya kacdoonka dadweynaha Soomaaliyeed ee ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta.<\/p>\n<p>11: Ugu dambayn, shirweynuhu wuxuu ugu baaqayaa dammaan shacabka Soomaaliyeed inay u midoobaan la dagaalanka kooxaha kharaarijta diinta, bannaystana dhiiggooda iyo maalmooda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F656945455959726%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F687542085859827%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F417235613943240%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F424886813151965%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F480778960753559%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir laga soo saaray fatwo ka dhan ah kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab, maga kooxahaan ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday Khawaarij, waxaana soo baxay bayaan ka kooban 11 qodob. Wasaaradaha diinta iyo awqaafta ee dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa 5-tii maalmood ee lasoo dhaafay Muqdisho ku shirsanaa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174214","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab iyo Daacish oo fatwo laga soo saaray Akhriso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab iyo Daacish oo fatwo laga soo saaray Akhriso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir laga soo saaray fatwo ka dhan ah kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab, maga kooxahaan ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday Khawaarij, waxaana soo baxay bayaan ka kooban 11 qodob. Wasaaradaha diinta iyo awqaafta ee dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa 5-tii maalmood ee lasoo dhaafay Muqdisho ku shirsanaa, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-30T08:25:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-30-at-08.25.11.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1084\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"592\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/\",\"name\":\"Al-Shabaab iyo Daacish oo fatwo laga soo saaray Akhriso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-30-at-08.25.11.png\",\"datePublished\":\"2022-10-30T08:25:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-30-at-08.25.11.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-30-at-08.25.11.png\",\"width\":1084,\"height\":592},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab iyo Daacish oo fatwo laga soo saaray Akhriso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab iyo Daacish oo fatwo laga soo saaray Akhriso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab iyo Daacish oo fatwo laga soo saaray Akhriso - Wardoon","og_description":"Waxaa shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir laga soo saaray fatwo ka dhan ah kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab, maga kooxahaan ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday Khawaarij, waxaana soo baxay bayaan ka kooban 11 qodob. Wasaaradaha diinta iyo awqaafta ee dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa 5-tii maalmood ee lasoo dhaafay Muqdisho ku shirsanaa, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-10-30T08:25:44+00:00","og_image":[{"width":1084,"height":592,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-30-at-08.25.11.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/","name":"Al-Shabaab iyo Daacish oo fatwo laga soo saaray Akhriso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-30-at-08.25.11.png","datePublished":"2022-10-30T08:25:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-30-at-08.25.11.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Screenshot-2022-10-30-at-08.25.11.png","width":1084,"height":592},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-iyo-daacish-oo-fatwo-laga-soo-saaray-akhriso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab iyo Daacish oo fatwo laga soo saaray Akhriso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174214"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174214"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174216,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174214\/revisions\/174216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174215"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}