{"id":174342,"date":"2022-11-05T12:04:11","date_gmt":"2022-11-05T09:04:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174342"},"modified":"2022-11-05T12:04:11","modified_gmt":"2022-11-05T09:04:11","slug":"daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Deegaanadii laga saray Alshabaab oo arin yaableh lagu arkay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174343\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo shalay shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay dagaalkii Cuslaa ee maalin ka hor ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa warbaahinta ka hor sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka markii ay gudaha u galeen deegaanka Ceelhareeri ay la kulmeen dhacdo la yaab noqotay oo uu ku sheegay in ciidamada iskaashanaya ay difaacyadii Shabaabka laga saaray ugu tageen meydadka dhalinyaro toban toban isugu xiran oo bam lagu qarxiyey, iyadoo qaarkoodna ay rasaas ku tiilay, isagoo arintaasi ku tilmaamay inay cadeyneyso in la soo raafay dhalinyaradaasi.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidamada xoogga dalka waxay ku arkeen deegaanka Ceelhareeri arrin la yaab leh oo aan horey noo soo marin dhalinyarada maleeshiyada Al-Shabaab oo toban toban ka tiinad ugu xiran tahay xabadduna ku wada taalo qaarna bam lagu qarxiyay ay ku dhinteen, ayay ugu tageen difaacyada shabaab, taasina waxay daliil u tahay dadka inay soo raafeen oo ay soo qasbeen oo laga cararayo oo qof walba rabo inuu ka cararo, maadaama ay qasbayaan\u201d ayuu yiri Jenaraal Cabdullaahi Cali Caanood<\/p>\n<p>Wuxuu intaasi ku daray Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya in tirada boqolaalka ee Shabaab looga dilay dagaalkii ka dhacay Ceelhareeri ineysan wada aheyn dhamaan dagaalamayaasha Shabaab oo ay ka qeyb ka ahayeen dhalinyaro lasoo raafay, waa sida uu hadalka u dhigaye.<\/p>\n<p>\u201cArrinta ka dhacday Ceelhareeri waxay muujineysa boqolka qof ka badan ee dhintay ineysan wada aheyn Al-Shabaab\u201d ayuu yiri Jenaraal Caanood.<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ay shaacisay in dagaalkii ka dhacay Ceelhareeri lagu dilay in ka badan 100 dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F670264084618395%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo shalay shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay dagaalkii Cuslaa ee maalin ka hor ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan. Afhayeenka ayaa warbaahinta ka hor sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka markii ay gudaha u galeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174343,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Deegaanadii laga saray Alshabaab oo arin yaableh lagu arkay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Deegaanadii laga saray Alshabaab oo arin yaableh lagu arkay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo shalay shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay dagaalkii Cuslaa ee maalin ka hor ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan. Afhayeenka ayaa warbaahinta ka hor sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka markii ay gudaha u galeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-05T09:04:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Deegaanadii laga saray Alshabaab oo arin yaableh lagu arkay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-05T09:04:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Deegaanadii laga saray Alshabaab oo arin yaableh lagu arkay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Deegaanadii laga saray Alshabaab oo arin yaableh lagu arkay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Deegaanadii laga saray Alshabaab oo arin yaableh lagu arkay - Wardoon","og_description":"Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo shalay shir jaraa&#8217;id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay dagaalkii Cuslaa ee maalin ka hor ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan. Afhayeenka ayaa warbaahinta ka hor sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka markii ay gudaha u galeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-05T09:04:11+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/","name":"DAAWO:-Deegaanadii laga saray Alshabaab oo arin yaableh lagu arkay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg","datePublished":"2022-11-05T09:04:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022115638032209814638732.jpeg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deegaanadii-laga-saray-alshabaab-oo-arin-yaableh-lagu-arkay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Deegaanadii laga saray Alshabaab oo arin yaableh lagu arkay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174342"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174342"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174344,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174342\/revisions\/174344"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174343"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}