{"id":174364,"date":"2022-11-06T12:15:33","date_gmt":"2022-11-06T09:15:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174364"},"modified":"2022-11-06T21:35:53","modified_gmt":"2022-11-06T18:35:53","slug":"dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/","title":{"rendered":"Dooman ay lahaayeen Alshabaab oo lagubay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawuusleyda iyo Al Shabaab uu ka socdo deegaano hoostaga magaaladaasi.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku heleyno dagaalka ayaa ka socdaa degaannada Baareey iyo Dhoqor oo dhaca Jiinka Wabiga isla markaana hoostaga magaalada Beledweyne, waxaana deegaannadaasi laga maqlayaa rasaas culus.<\/p>\n<p>Ciidamada deegaanka ayaa wararku sheegayaan in weerar ku qaadeen fariisimo ay Al Shabaab ku lahaayeen deegaanadaasi, waxaana labada dhinac halkaasi ku dhax maraya dagaal khasaaro dhaliyay.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada deegaanka ayaa sheegay in Al Shabaab dagaalka khasaaro ku gaarsiiyeen, waxa ay sidoo kale sheegeen in ay burburiyeen dooman ay Al Shabaab wabiga uga gudbi jireen .<\/p>\n<p>Gobolka Hiiraan deegaano badan oo ka tirsan waxaa ka dhacay dagaalo culus oo u dhaxeeyay ciidamada deegaanka oo gacan ka helayay kuwa dowladda iyo Al Shabaab, waxaana inta badan Hiiraan laga saaray kooxda Al Shabaab .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawuusleyda iyo Al Shabaab uu ka socdo deegaano hoostaga magaaladaasi. Sida aan wararka ku heleyno dagaalka ayaa ka socdaa degaannada Baareey iyo Dhoqor oo dhaca Jiinka Wabiga isla markaana hoostaga magaalada Beledweyne, waxaana deegaannadaasi laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174365,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174364","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dooman ay lahaayeen Alshabaab oo lagubay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dooman ay lahaayeen Alshabaab oo lagubay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawuusleyda iyo Al Shabaab uu ka socdo deegaano hoostaga magaaladaasi. Sida aan wararka ku heleyno dagaalka ayaa ka socdaa degaannada Baareey iyo Dhoqor oo dhaca Jiinka Wabiga isla markaana hoostaga magaalada Beledweyne, waxaana deegaannadaasi laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-06T09:15:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-11-06T18:35:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/ciidamada-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/\",\"name\":\"Dooman ay lahaayeen Alshabaab oo lagubay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/ciidamada-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-06T09:15:33+00:00\",\"dateModified\":\"2022-11-06T18:35:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/ciidamada-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/ciidamada-1.jpeg\",\"width\":640,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dooman ay lahaayeen Alshabaab oo lagubay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dooman ay lahaayeen Alshabaab oo lagubay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dooman ay lahaayeen Alshabaab oo lagubay - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawuusleyda iyo Al Shabaab uu ka socdo deegaano hoostaga magaaladaasi. Sida aan wararka ku heleyno dagaalka ayaa ka socdaa degaannada Baareey iyo Dhoqor oo dhaca Jiinka Wabiga isla markaana hoostaga magaalada Beledweyne, waxaana deegaannadaasi laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-06T09:15:33+00:00","article_modified_time":"2022-11-06T18:35:53+00:00","og_image":[{"width":640,"height":359,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/ciidamada-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/","name":"Dooman ay lahaayeen Alshabaab oo lagubay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/ciidamada-1.jpeg","datePublished":"2022-11-06T09:15:33+00:00","dateModified":"2022-11-06T18:35:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/ciidamada-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/ciidamada-1.jpeg","width":640,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dooman-ay-lahaayeen-alshabaab-oo-lagubay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dooman ay lahaayeen Alshabaab oo lagubay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174364"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174364"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174366,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174364\/revisions\/174366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174365"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}