{"id":174367,"date":"2022-11-06T21:37:18","date_gmt":"2022-11-06T18:37:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174367"},"modified":"2022-11-06T21:37:18","modified_gmt":"2022-11-06T18:37:18","slug":"akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Akoono maaliyaddeed oo dhaqaale ugu jireen Alshabaab oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174368\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941-300x175.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay markii ugu horraysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo Alshabaab ku lahaayeen xawaaladaha iyo bangiyada dalka.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in akoonada dowladdu ay xanibtay ay dhaqaale badan ugu dhex jireen kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>\u201cIn ka badan toban kun oo farriimood ayaa nasoo gaaray, kuwaas oo dadku nagula wadaagayeen akoonada ay Khawaarijtu lacagaha ugu diri jireen, taasoo keentay in bangiyada iyo xawaaladuhu xannibeen akoonnadaas oo lacago ugu jireen Khawaarijta,\u201d ayuu yiri Alcaddaala.<\/p>\n<p>Wasiir Alcaddaala waxaa uu sheegay in tallaaabadan ay qeyb ka tahay dhaqan galka go\u2019aanno dowladda kasoo baxay oo lagu cuuryaaminayo ilaha dhaqaale ee Alshabaab.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu sheegay inay qaar kamid ah ganacsatada dalka ay qaateen go\u2019aankii dowladda ee ahaa inay diidaan inay lacag siiyaan Alshabaab, taasoo uu tilmaamay inay si weyn u saameyn ugu yeelatay kooxda Alshabaab.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, wasiir Alcaddaala wuxuu farriin culus u diray cid kasta oo aan fulin awaamiirta dowladda kasoo baxay. Wuxuu caddeeyay in ciqaabaad adag lagu fulin doono cid kasta oo Alshabaab dhaqaale siiya ama xog u gudbiya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay markii ugu horraysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo Alshabaab ku lahaayeen xawaaladaha iyo bangiyada dalka. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in akoonada dowladdu ay xanibtay ay dhaqaale badan ugu dhex jireen kooxda Alshabaab. \u201cIn ka badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174367","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akoono maaliyaddeed oo dhaqaale ugu jireen Alshabaab oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akoono maaliyaddeed oo dhaqaale ugu jireen Alshabaab oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay markii ugu horraysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo Alshabaab ku lahaayeen xawaaladaha iyo bangiyada dalka. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in akoonada dowladdu ay xanibtay ay dhaqaale badan ugu dhex jireen kooxda Alshabaab. \u201cIn ka badan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-06T18:37:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Akoono maaliyaddeed oo dhaqaale ugu jireen Alshabaab oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-06T18:37:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg\",\"width\":660,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akoono maaliyaddeed oo dhaqaale ugu jireen Alshabaab oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akoono maaliyaddeed oo dhaqaale ugu jireen Alshabaab oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akoono maaliyaddeed oo dhaqaale ugu jireen Alshabaab oo laxiray - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay markii ugu horraysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo Alshabaab ku lahaayeen xawaaladaha iyo bangiyada dalka. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in akoonada dowladdu ay xanibtay ay dhaqaale badan ugu dhex jireen kooxda Alshabaab. \u201cIn ka badan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-06T18:37:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/","name":"Akoono maaliyaddeed oo dhaqaale ugu jireen Alshabaab oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg","datePublished":"2022-11-06T18:37:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/2022116638033071269727941.jpeg","width":660,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akoono-maaliyaddeed-oo-dhaqaale-ugu-jireen-alshabaab-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akoono maaliyaddeed oo dhaqaale ugu jireen Alshabaab oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174367"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174369,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174367\/revisions\/174369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174368"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}