{"id":174485,"date":"2022-11-14T19:37:00","date_gmt":"2022-11-14T16:37:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174485"},"modified":"2022-11-14T19:38:50","modified_gmt":"2022-11-14T16:38:50","slug":"10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"10 Milyan oo doolar oo ladul dhigay sadax ka tirsan Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174487\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203266654638.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"396\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203266654638.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203266654638-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry Andre iyo Safiir ku xigeenka Mareykanka ee dalka kenya oo shir jaraa&#8217;id Maanta si wadajir ah ugu qabtay xarunta Safaarada Mareykanka ay ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lacag gaaraysa 10 Milyan oo dollar waxay dul dhigeen xubno sare oo ka tirsan Madaxda Ururka Al-shabaab.<br \/>\nHogaamiyaasha lacagta la dul saaray ee ka tirsan kooxda Shabaab ayaa waxaa ka mid ah hogaamiyaha ugu sareeya Ururka Axmed Diiriye oo loo yaqaano Abuu Cubeyd, Mahad Karatee iyo Jehad Serwan Mostafa.<\/p>\n<p>Safiirka Safaaradda dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sidoo kale ku bogaadiyay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed kacdoonka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka Soomaaliya ee Al-shabaab looga qabsaday deegaano dhowr ah.<\/p>\n<p>\u201cMa haysaa xogta Diiriye, Karate ama Mostafa? Fadlan ka qayb qaado qorshaha lagu raadinayo helista abaalmarin dhan $10,000,000 (Toban Milyan oo Doollar) haddii ay suuragal tahay\u201d ayaa lagu yiri war kasoo baxay dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p>Danjiraha dowladda Mareykanka ee Soomaaliya iyo Danjire ku xigeenka Safaarada Kenya ee dalka Mareykanka ayaa sidoo kale soo bandhigay goobaha lagula wadaagi doono macluumaadka ay raadineyso dowladda Mareykanka ee la xariira saddexda sarkaal ka tirsan Al-shabaab ee abaal marinta lagu bixinayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry Andre iyo Safiir ku xigeenka Mareykanka ee dalka kenya oo shir jaraa&#8217;id Maanta si wadajir ah ugu qabtay xarunta Safaarada Mareykanka ay ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lacag gaaraysa 10 Milyan oo dollar waxay dul dhigeen xubno sare oo ka tirsan Madaxda Ururka Al-shabaab. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174490,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>10 Milyan oo doolar oo ladul dhigay sadax ka tirsan Al-shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"10 Milyan oo doolar oo ladul dhigay sadax ka tirsan Al-shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry Andre iyo Safiir ku xigeenka Mareykanka ee dalka kenya oo shir jaraa&#8217;id Maanta si wadajir ah ugu qabtay xarunta Safaarada Mareykanka ay ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lacag gaaraysa 10 Milyan oo dollar waxay dul dhigeen xubno sare oo ka tirsan Madaxda Ururka Al-shabaab. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-14T16:37:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-11-14T16:38:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203532611921.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"387\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/\",\"name\":\"10 Milyan oo doolar oo ladul dhigay sadax ka tirsan Al-shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203532611921.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-14T16:37:00+00:00\",\"dateModified\":\"2022-11-14T16:38:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203532611921.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203532611921.jpeg\",\"width\":660,\"height\":387},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"10 Milyan oo doolar oo ladul dhigay sadax ka tirsan Al-shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"10 Milyan oo doolar oo ladul dhigay sadax ka tirsan Al-shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"10 Milyan oo doolar oo ladul dhigay sadax ka tirsan Al-shabaab - Wardoon","og_description":"Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry Andre iyo Safiir ku xigeenka Mareykanka ee dalka kenya oo shir jaraa&#8217;id Maanta si wadajir ah ugu qabtay xarunta Safaarada Mareykanka ay ku leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lacag gaaraysa 10 Milyan oo dollar waxay dul dhigeen xubno sare oo ka tirsan Madaxda Ururka Al-shabaab. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-14T16:37:00+00:00","article_modified_time":"2022-11-14T16:38:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":387,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203532611921.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/","name":"10 Milyan oo doolar oo ladul dhigay sadax ka tirsan Al-shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203532611921.jpeg","datePublished":"2022-11-14T16:37:00+00:00","dateModified":"2022-11-14T16:38:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203532611921.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040203532611921.jpeg","width":660,"height":387},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/10-milyan-oo-doolar-oo-ladul-dhigay-sadax-ka-tirsan-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"10 Milyan oo doolar oo ladul dhigay sadax ka tirsan Al-shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174485"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174485"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174489,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174485\/revisions\/174489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174490"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}