{"id":174495,"date":"2022-11-14T19:45:32","date_gmt":"2022-11-14T16:45:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174495"},"modified":"2022-11-14T19:45:32","modified_gmt":"2022-11-14T16:45:32","slug":"haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/","title":{"rendered":"Haweeney Suuriyaan ah oo looqabtay qaraxii Istanbul"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174496\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Booliiska Turkiga ayaa xiray haweeney ay mas\u2019uuliyiintu rumeysan yihiin inay dhigtay qaraxii shalay ka dhacay Istanbul, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Turkiga, Suleyman Soylu oo la hadlay Anadalu.<br \/>\nLix qof ayaa ku dhintay 81 kalena way ku dhaawacmeen qaraxa ka dhacay waddada mashquulka badan ee Istiklal Avenue ee badhtamaha magaalada Istanbuul, qaraxaas oo uu madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ku tilmaamay weerar argagixiso.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 46 qof ayaa loo xiray falkan, waxaana ku jirta haweeney kasoo muuqatay warbaahinta, taasoo la sheegay in muuqaalkeeda laga helay kaamirooyinka ku xirnaa goobta uu qaraxu ka dhacay.<\/p>\n<p>Ahlam Albashir, oo kasoo jeeda Suuriya ayaa la sheegay inay falkaan ku dhaqdhaqaaqday iyadoo fulinaysa amar uga yimid kooxda PKK ee magaalada Kobani ee dalka Suuriya.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha gudaha, Suleyman Soylu ayaa qaraxan ku eedeeyay kooxda Kurdiyiinta, kuwaas oo qaraxyo midkaan lamid ah horey uga geysatay Turkiga.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Suleyman Soylu ayaa sheegay in dalkiisu uu diiday tacsida Mareykanka ee ku aaddan weerarka Istanbul.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Turkiga ayaa xiray haweeney ay mas\u2019uuliyiintu rumeysan yihiin inay dhigtay qaraxii shalay ka dhacay Istanbul, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Turkiga, Suleyman Soylu oo la hadlay Anadalu. Lix qof ayaa ku dhintay 81 kalena way ku dhaawacmeen qaraxa ka dhacay waddada mashquulka badan ee Istiklal Avenue ee badhtamaha magaalada Istanbuul, qaraxaas oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174495","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Haweeney Suuriyaan ah oo looqabtay qaraxii Istanbul - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Haweeney Suuriyaan ah oo looqabtay qaraxii Istanbul - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliiska Turkiga ayaa xiray haweeney ay mas\u2019uuliyiintu rumeysan yihiin inay dhigtay qaraxii shalay ka dhacay Istanbul, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Turkiga, Suleyman Soylu oo la hadlay Anadalu. Lix qof ayaa ku dhintay 81 kalena way ku dhaawacmeen qaraxa ka dhacay waddada mashquulka badan ee Istiklal Avenue ee badhtamaha magaalada Istanbuul, qaraxaas oo uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-14T16:45:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/\",\"name\":\"Haweeney Suuriyaan ah oo looqabtay qaraxii Istanbul - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-14T16:45:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Haweeney Suuriyaan ah oo looqabtay qaraxii Istanbul\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Haweeney Suuriyaan ah oo looqabtay qaraxii Istanbul - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Haweeney Suuriyaan ah oo looqabtay qaraxii Istanbul - Wardoon","og_description":"Booliiska Turkiga ayaa xiray haweeney ay mas\u2019uuliyiintu rumeysan yihiin inay dhigtay qaraxii shalay ka dhacay Istanbul, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Turkiga, Suleyman Soylu oo la hadlay Anadalu. Lix qof ayaa ku dhintay 81 kalena way ku dhaawacmeen qaraxa ka dhacay waddada mashquulka badan ee Istiklal Avenue ee badhtamaha magaalada Istanbuul, qaraxaas oo uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-14T16:45:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/","name":"Haweeney Suuriyaan ah oo looqabtay qaraxii Istanbul - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg","datePublished":"2022-11-14T16:45:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221114638040066185394692.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-suuriyaan-ah-oo-looqabtay-qaraxii-istanbul\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Haweeney Suuriyaan ah oo looqabtay qaraxii Istanbul"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174495"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174497,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174495\/revisions\/174497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}