{"id":174505,"date":"2022-11-15T12:15:52","date_gmt":"2022-11-15T09:15:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174505"},"modified":"2022-11-15T12:15:52","modified_gmt":"2022-11-15T09:15:52","slug":"xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174506\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"596\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg 780w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2-300x229.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2-768x587.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2-696x532.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2-550x420.jpeg 550w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2-80x60.jpeg 80w\" sizes=\"(max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/><\/p>\n<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helnay madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud saacadaha soo socda sameyn doono xil ka qaadis iyo magacaabis xilal.<\/p>\n<p>Sida aan xogaha ku helnay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xil ka qaadis ku sameenaya qaar kamid ah guddoomiye kuxigeenada maamulka gobolka Banaadir , halka uu magacaabi doono kuwa cusub oo bedelaya.<\/p>\n<p>Xafiiska Xasan Sheekh ayaa wararku sheegayaan in lagu diyaariyay magacyada masuuliyiinta xilalka laga qaadayo iyo kuwa cusub ee la magacaabayo, waxaana la filayaa in si rasmi ah madaxtooyada u shaaciso magacaabista iyo xil ka qaadista.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta xilalka laga qaadayo ayaa waxaa kamid ah guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Maamulka iyo maaliyada Cabdiqaadir Caanaboore, guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda Cali Yare, iyo guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada Basma Shakeeti.<br \/>\nXogaha aan heleyno ayaa sheegaya in guddoomiye kuxigeenka 1aad ee maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir loo magacaabayo Ciise Guure, halka guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasadda loo magacaabayo Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh).<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale laga yaabaa in saacadaha iyo maalmaha soo socda isbadal ku sameeyo taliyaasha ciidamada qalabka sida gaar ahaan milatariga, booliiska iyo asluubta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helnay madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud saacadaha soo socda sameyn doono xil ka qaadis iyo magacaabis xilal. Sida aan xogaha ku helnay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xil ka qaadis ku sameenaya qaar kamid ah guddoomiye kuxigeenada maamulka gobolka Banaadir , halka uu magacaabi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174506,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174505","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helnay madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud saacadaha soo socda sameyn doono xil ka qaadis iyo magacaabis xilal. Sida aan xogaha ku helnay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xil ka qaadis ku sameenaya qaar kamid ah guddoomiye kuxigeenada maamulka gobolka Banaadir , halka uu magacaabi doono [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-15T09:15:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"596\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-15T09:15:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg\",\"width\":780,\"height\":596},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helnay madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud saacadaha soo socda sameyn doono xil ka qaadis iyo magacaabis xilal. Sida aan xogaha ku helnay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xil ka qaadis ku sameenaya qaar kamid ah guddoomiye kuxigeenada maamulka gobolka Banaadir , halka uu magacaabi doono [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-15T09:15:52+00:00","og_image":[{"width":780,"height":596,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/","name":"Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg","datePublished":"2022-11-15T09:15:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Hassan-Sheikh-President-2.jpeg","width":780,"height":596},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-xil-ka-qaadis-iyo-magacabais-sameenaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo Xil ka qaadis iyo magacabais sameenaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174505"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174505"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174507,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174505\/revisions\/174507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174506"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}