{"id":174513,"date":"2022-11-16T12:18:34","date_gmt":"2022-11-16T09:18:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174513"},"modified":"2022-11-16T12:18:34","modified_gmt":"2022-11-16T09:18:34","slug":"daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201d Waxaan soo waayay Madaxweyne ahaan jid aan aheyn difaaca Qaranimadeena\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174514\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27.png\" alt=\"\" width=\"1764\" height=\"1200\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27.png 1764w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27-300x204.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27-1024x697.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27-768x522.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27-1536x1045.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27-696x473.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27-1068x727.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27-617x420.png 617w\" sizes=\"(max-width: 1764px) 100vw, 1764px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka dalka, kaas si wadajir ah uga furmay xarunta KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS ee Villa Hargeysa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka jeediyay Xildhibaanada labada aqal hortooda khudbaddiisa Dastuuriga ah, isagoo diirada saaray guulaha laga gaaray halganka dalka looga xoreynayo argagixisada Al-Shabaab, marxaladaha amni, dhaqaale, siyaasadeed iyo Beni-aadannimo ee ku gadaaman dalkeenna.<\/p>\n<p>\u201cMaanta Dalkeena iyo dadkeennuba waxay ku sugan yihiin meel aan ka noqosho laheyn, meel guuldarradu aanay boos uga bannaaneyn. Waxaan go\u2019aansannay inaan u guntanno dagaalka dalka looga sifaynayo khawaarijta. Waan soo waayay jid aan ahayn in aan difaacno karaamadeenna , islaanimadeena iyo qaranimadeena\u201d ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh, ayaa intaa ku daray \u201cGeba-gabada halganka maanta socda wuxuu dhali doonaa Aabayaasha Soomaaliyada cusub iyo geesiyaal ay Taariikhda xusi doonto, Sidaas darteed hoggaamiyeyaasha maanta waa inagee, yaanay fursadan ina seegin.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F516225536858706%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka dalka, kaas si wadajir ah uga furmay xarunta KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS ee Villa Hargeysa. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka jeediyay Xildhibaanada labada aqal hortooda khudbaddiisa Dastuuriga ah, isagoo diirada saaray guulaha laga gaaray halganka dalka looga xoreynayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174514,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174513","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201d Waxaan soo waayay Madaxweyne ahaan jid aan aheyn difaaca Qaranimadeena\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201d Waxaan soo waayay Madaxweyne ahaan jid aan aheyn difaaca Qaranimadeena\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka dalka, kaas si wadajir ah uga furmay xarunta KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS ee Villa Hargeysa. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka jeediyay Xildhibaanada labada aqal hortooda khudbaddiisa Dastuuriga ah, isagoo diirada saaray guulaha laga gaaray halganka dalka looga xoreynayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-16T09:18:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27-1024x697.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"697\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201d Waxaan soo waayay Madaxweyne ahaan jid aan aheyn difaaca Qaranimadeena\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27.png\",\"datePublished\":\"2022-11-16T09:18:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27.png\",\"width\":1764,\"height\":1200},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201d Waxaan soo waayay Madaxweyne ahaan jid aan aheyn difaaca Qaranimadeena\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201d Waxaan soo waayay Madaxweyne ahaan jid aan aheyn difaaca Qaranimadeena\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201d Waxaan soo waayay Madaxweyne ahaan jid aan aheyn difaaca Qaranimadeena\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka dalka, kaas si wadajir ah uga furmay xarunta KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS ee Villa Hargeysa. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka jeediyay Xildhibaanada labada aqal hortooda khudbaddiisa Dastuuriga ah, isagoo diirada saaray guulaha laga gaaray halganka dalka looga xoreynayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-16T09:18:34+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":697,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27-1024x697.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/","name":"DAAWO:-\u201d Waxaan soo waayay Madaxweyne ahaan jid aan aheyn difaaca Qaranimadeena\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27.png","datePublished":"2022-11-16T09:18:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-16-at-09.17.27.png","width":1764,"height":1200},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaan-soo-waayay-madaxweyne-ahaan-jid-aan-aheyn-difaaca-qaranimadeena\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201d Waxaan soo waayay Madaxweyne ahaan jid aan aheyn difaaca Qaranimadeena\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174513"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174515,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174513\/revisions\/174515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174514"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}