{"id":174525,"date":"2022-11-18T12:19:36","date_gmt":"2022-11-18T09:19:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174525"},"modified":"2022-11-18T12:19:36","modified_gmt":"2022-11-18T09:19:36","slug":"500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/","title":{"rendered":"500 Soomaali ah oo laga soomasafurinayo Canada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174526\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221118638043382844563011.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221118638043382844563011.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221118638043382844563011-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay ku masaafurineyso ku dhawaad 500 oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ay sheegtay in dalkeeda ay kusoo galeen Baasabooro wadama kale ah.<\/p>\n<p>Dhalinyaradaan ayay dowladda Canada sheegtay ineysan ahayn Soomaali, maadaama ay dalkeeda ku galeen Baasaboorka waddamo kale oo ay ku qasban tahay iney dib ugu masaafuriso waddamadii ay Baasabooradooda ku socdaaleen.<\/p>\n<p>Mid ka mid dhalinyarada dowladda Canada ay u diyaarisay iney dalkeeda ka masaafuriso oo lagu magacaabo Cabdullaahi Muuse ayaa VOA u sheegay in dhalinyarada la masaafurinaayo ay dhamaantood isku kiis yihiin, islamarkaana nidaamkaan dalka Canada looga masaafurinaayo uu soo socday in mudo ah.<\/p>\n<p>\u201cDhalinyarada la celinayo dhamaan waa isku kiis, 400 oo dhalinyaro weeye, waxay kusoo safreen Baasaboorka waddamada deriska, maadaama dalka uu galay dagaal sokeeye dhowrkii sano ee lasoo dhafay, da\u2019da dhalinyarada waxay u dhaxeysaa 20 ilaa 30 sano, waxayna galeen xaalad islahadal maskaxeed&#8221; ayuu yiri Cabdullaahi Muuse.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Muuse ayaa ugu baaqay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada iyo masuuliyiinta xilalka ka haya dowladda Canada iney u istaagaan sidii ay uga hortagi lahaayeen in la masaafuriyo dhalinyarada oo uu tilmaamay hadii mid ka mid ah la masaafuriyo ay arintaasi noqon doonto mid sii socon doonta.<\/p>\n<p>\u201cDhalinyaradaan talo ayaa faraha ka baxday oo waxa ay keliya rejo ka qabaan ilaahay xaggiisa iyo iney wax u qabtaan Dad badan oo Soomaali ah oo dalkaan xilal ka haya, waxaa lagu heystaa Soomaali ma tihiin, qaar naga mid ah ayaa wata Baasaboor iyo Dukumiintiyo Soomaali ah, dhibka ugu weyn ee na haysta waa Safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalkaan oo ka gaabisay shaqadeeda\u201d Ayuu yiri Cabdullaahi Muuse.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee talaabadaan ay dowladda Canada ay ku dooneyso iney kaga soo masaafuriso dalkeeda dhalinyaradaan Soomaalida ah wali kama aysan hadlin Saafaradda Soomaaliyeed ee ku taala dalkaasi Canada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay ku masaafurineyso ku dhawaad 500 oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ay sheegtay in dalkeeda ay kusoo galeen Baasabooro wadama kale ah. Dhalinyaradaan ayay dowladda Canada sheegtay ineysan ahayn Soomaali, maadaama ay dalkeeda ku galeen Baasaboorka waddamo kale oo ay ku qasban tahay iney dib ugu masaafuriso waddamadii ay Baasabooradooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174525","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>500 Soomaali ah oo laga soomasafurinayo Canada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"500 Soomaali ah oo laga soomasafurinayo Canada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay ku masaafurineyso ku dhawaad 500 oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ay sheegtay in dalkeeda ay kusoo galeen Baasabooro wadama kale ah. Dhalinyaradaan ayay dowladda Canada sheegtay ineysan ahayn Soomaali, maadaama ay dalkeeda ku galeen Baasaboorka waddamo kale oo ay ku qasban tahay iney dib ugu masaafuriso waddamadii ay Baasabooradooda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-18T09:19:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Flag_of_Canada_Pantone.svg_.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/\",\"name\":\"500 Soomaali ah oo laga soomasafurinayo Canada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Flag_of_Canada_Pantone.svg_.webp\",\"datePublished\":\"2022-11-18T09:19:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Flag_of_Canada_Pantone.svg_.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Flag_of_Canada_Pantone.svg_.webp\",\"width\":1200,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"500 Soomaali ah oo laga soomasafurinayo Canada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"500 Soomaali ah oo laga soomasafurinayo Canada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"500 Soomaali ah oo laga soomasafurinayo Canada - Wardoon","og_description":"Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay ku masaafurineyso ku dhawaad 500 oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ay sheegtay in dalkeeda ay kusoo galeen Baasabooro wadama kale ah. Dhalinyaradaan ayay dowladda Canada sheegtay ineysan ahayn Soomaali, maadaama ay dalkeeda ku galeen Baasaboorka waddamo kale oo ay ku qasban tahay iney dib ugu masaafuriso waddamadii ay Baasabooradooda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-18T09:19:36+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":600,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Flag_of_Canada_Pantone.svg_.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/","name":"500 Soomaali ah oo laga soomasafurinayo Canada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Flag_of_Canada_Pantone.svg_.webp","datePublished":"2022-11-18T09:19:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Flag_of_Canada_Pantone.svg_.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Flag_of_Canada_Pantone.svg_.webp","width":1200,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/500-soomaali-ah-oo-laga-soomasafurinayo-canada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"500 Soomaali ah oo laga soomasafurinayo Canada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174525"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174528,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174525\/revisions\/174528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174527"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}