{"id":174542,"date":"2022-11-19T12:28:48","date_gmt":"2022-11-19T09:28:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174542"},"modified":"2022-11-19T13:23:27","modified_gmt":"2022-11-19T10:23:27","slug":"maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/","title":{"rendered":"Maxamed Deeyoo) oo loomagacabay gudomiyaha degmada Boondheere"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174543\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Madaale.jpeg\" alt=\"\" width=\"593\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Madaale.jpeg 593w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Madaale-300x200.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 593px) 100vw, 593px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xilka ka qaaday saddex kamid ah guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir, waxa uuna magacaabay guddoomiyaal cusub.<\/p>\n<p>Wareegtada uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaana xilka looga qaaday guddoomiyaashii degmnooyinka Boondheere, Hodan iyo Waabari, waxaana isla wareegtda lagu magacaabay guddoomiyaal cusub oo degmooyinkaasi maamulaya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ee degmada Boondheere ayaa loo magacaabay Maxamed Cabdullaahi Cumar (Deeyoo), guddoomiyaha degmada Waabari ayaa loo magacaabay Maxamed Sayid Cali, halka guddoomiyaha degmada Hodan loo magacaabay Cali Axmed Faarax.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho guddoomiyaasha uu magacaabay waxaa ku jira Maxamed Deeyoo oo kamid ah shaqsiyaadka caanka ka ah baraha bulshada, waxa uuna ninkan ku caan baxay mucaaradnimada dowladdii Farmaajo iyo taageerada Xasan Sheekh Maxamuud.<br \/>\nDowladda cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa qaadeysa wadadii dowladii hore ee Madaxweyne Farmaajo oo xilal ku abaal marisay dadkii taageeray Farmaajo, waxaana hadda xilal badan lagu abaalmariyay dadkii sida weyn u taageersanaa Xasan Sheekh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xilka ka qaaday saddex kamid ah guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir, waxa uuna magacaabay guddoomiyaal cusub. Wareegtada uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaana xilka looga qaaday guddoomiyaashii degmnooyinka Boondheere, Hodan iyo Waabari, waxaana isla wareegtda lagu magacaabay guddoomiyaal cusub oo degmooyinkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxamed Deeyoo) oo loomagacabay gudomiyaha degmada Boondheere - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxamed Deeyoo) oo loomagacabay gudomiyaha degmada Boondheere - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xilka ka qaaday saddex kamid ah guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir, waxa uuna magacaabay guddoomiyaal cusub. Wareegtada uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaana xilka looga qaaday guddoomiyaashii degmnooyinka Boondheere, Hodan iyo Waabari, waxaana isla wareegtda lagu magacaabay guddoomiyaal cusub oo degmooyinkaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-19T09:28:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-11-19T10:23:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"213\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"236\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/\",\"name\":\"Maxamed Deeyoo) oo loomagacabay gudomiyaha degmada Boondheere - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-19T09:28:48+00:00\",\"dateModified\":\"2022-11-19T10:23:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/download.jpeg\",\"width\":213,\"height\":236},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxamed Deeyoo) oo loomagacabay gudomiyaha degmada Boondheere\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxamed Deeyoo) oo loomagacabay gudomiyaha degmada Boondheere - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxamed Deeyoo) oo loomagacabay gudomiyaha degmada Boondheere - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xilka ka qaaday saddex kamid ah guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir, waxa uuna magacaabay guddoomiyaal cusub. Wareegtada uu soo saaray guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaana xilka looga qaaday guddoomiyaashii degmnooyinka Boondheere, Hodan iyo Waabari, waxaana isla wareegtda lagu magacaabay guddoomiyaal cusub oo degmooyinkaasi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-19T09:28:48+00:00","article_modified_time":"2022-11-19T10:23:27+00:00","og_image":[{"width":213,"height":236,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/","name":"Maxamed Deeyoo) oo loomagacabay gudomiyaha degmada Boondheere - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/download.jpeg","datePublished":"2022-11-19T09:28:48+00:00","dateModified":"2022-11-19T10:23:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/download.jpeg","width":213,"height":236},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-deeyoo-oo-loomagacabay-gudomiyaha-degmada-boondheere\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxamed Deeyoo) oo loomagacabay gudomiyaha degmada Boondheere"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174542"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174542"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174544,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174542\/revisions\/174544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174575"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}