{"id":174587,"date":"2022-11-20T19:43:25","date_gmt":"2022-11-20T16:43:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174587"},"modified":"2022-11-20T19:43:25","modified_gmt":"2022-11-20T16:43:25","slug":"xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174588\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n-1024x1024.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n-768x768.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n-696x696.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n-1068x1068.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa magacaabay guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir, in ka badan lix bil kadib markii dib loo doortay 15-kii May 2022.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Qoraal kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu yiri \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah:<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">1- Ciise Maxamuud Guure \u2013 Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha maamulka iyo maaliyadda.<br \/>\n<\/span><span class=\"s1\">2- Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) \u2013 Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha siyaasadda iyo amniga.<br \/>\n<\/span><span class=\"s1\">3- Cabdicasiis Cismaan Maxamed \u2013 Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada.<br \/>\n<\/span><span class=\"s1\">4- Xasan Maxamed Jimcaale \u2013 Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud.<br \/>\n<\/span><span class=\"s1\">5- Faysal Carraale Afrax \u2013 Xog-hayaha guud.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Bayaanka kasoo baxay Villa Somalia ayaa intaas ku daray \u201cXeerkan Madaxweyne ayaa waafaqsan qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Xeer Lr. 6 ee soo baxay 12\/02\/1980 kuna saabsan in G\/Banadir iyo Dowladda Hoose ay hoos yimadaan Madaxtooyada J.F.S.<\/span><span class=\"s1\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xeerkan madaxweyne ee lagu magacaabay guddoomiye ku-xigeennada iyo xoghayaha guud ee gobolka Banaadir, ayaa dhaqan galay maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Axad, 20-ka November, 2022.<\/span><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayey lix bil ku qaadatay inuu beddelo ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir, waxaana ugu wacneyd in\u00a0<span class=\"s1\">siyaasiyiin badan oo ku dhow ay loolan iyo olole u galeen sidii loo magacaabi lahaa dad ku dhow.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa magacaabay guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir, in ka badan lix bil kadib markii dib loo doortay 15-kii May 2022.\u00a0 Qoraal kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu yiri \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174588,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174587","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa magacaabay guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir, in ka badan lix bil kadib markii dib loo doortay 15-kii May 2022.\u00a0 Qoraal kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu yiri \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-20T16:43:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-20T16:43:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa magacaabay guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir, in ka badan lix bil kadib markii dib loo doortay 15-kii May 2022.\u00a0 Qoraal kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu yiri \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-20T16:43:25+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/","name":"Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg","datePublished":"2022-11-20T16:43:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316201110_546597127506898_6823753841851959574_n.jpeg","width":1080,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-oo-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeenada-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174587"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174587"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174589,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174587\/revisions\/174589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174588"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}