{"id":174704,"date":"2022-11-25T12:43:09","date_gmt":"2022-11-25T09:43:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174704"},"modified":"2022-11-25T12:43:09","modified_gmt":"2022-11-25T09:43:09","slug":"horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/","title":{"rendered":"Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir oo dhintay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174705\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan Alshabaab oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray howlgal ciidanka xoogga ay bil ka hor ka fuliyeen xadka labada Shabeelle.<br \/>\nMaxamed Xasan Cumar oo loo yaqaanay abuu Cabdiraxnmaan oo ahaa horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe.<\/p>\n<p>War kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in horjoogahaan uu door weyn ku lahaa marin habaabinta dhallinyarada iyo dhibaataynta shacabka.<\/p>\n<p>Dowladdu waxay sheegtay inuu u geeriyooday dayac iyo daryeel la\u2019aan ka dhalatay dhaawaca uu qabay oo ahaa mid culus. Balse ururka Alshabaab oo war soo saaray waxay sheegeen inuu u geeriyooday xanuun uu muddo la jiifay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174706\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358436813456.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"923\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358436813456.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358436813456-215x300.jpeg 215w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358436813456-300x420.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan Alshabaab oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray howlgal ciidanka xoogga ay bil ka hor ka fuliyeen xadka labada Shabeelle. Maxamed Xasan Cumar oo loo yaqaanay abuu Cabdiraxnmaan oo ahaa horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe. War kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174705,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir oo dhintay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir oo dhintay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan Alshabaab oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray howlgal ciidanka xoogga ay bil ka hor ka fuliyeen xadka labada Shabeelle. Maxamed Xasan Cumar oo loo yaqaanay abuu Cabdiraxnmaan oo ahaa horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe. War kasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-25T09:43:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/\",\"name\":\"Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir oo dhintay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-25T09:43:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir oo dhintay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir oo dhintay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir oo dhintay - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan Alshabaab oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray howlgal ciidanka xoogga ay bil ka hor ka fuliyeen xadka labada Shabeelle. Maxamed Xasan Cumar oo loo yaqaanay abuu Cabdiraxnmaan oo ahaa horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe. War kasoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-25T09:43:09+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/","name":"Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir oo dhintay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg","datePublished":"2022-11-25T09:43:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221125638049358689214295.jpeg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/horjoogihii-alshabaab-ee-gobolka-banaadir-oo-dhintay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir oo dhintay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174704"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174704"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174707,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174704\/revisions\/174707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174705"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}