{"id":174718,"date":"2022-11-26T11:51:11","date_gmt":"2022-11-26T08:51:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174718"},"modified":"2022-11-26T11:51:11","modified_gmt":"2022-11-26T08:51:11","slug":"koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Koox dadka dili jirtay oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174719\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood, ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso ah oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen dilalkii sannadihii u danbeeyay ka dhacayay magaalada.<br \/>\nSida lagu daabacay wargayska ku hadla afka xukuumada Somaliland ee Dawan ee xiganaya, Ciidanka Booliiska Gobolka Sool, ciidamada ayaa gacanta kusoo dhigay kooxdan.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidanka Booliska Gobolka Sool oo uu Hogaaminayo Taliyaha Qaybta Booliiska ee Gobolka Sool Gaashaanle Dhexe Cali Axmed Shire, ayaa gacanta kusoo dhigay shabakad aragagixiso oo dilal qorshaysan hore uga fuliyay gobolka Sool&#8221; sida Lagu xaqiijiyay qoraal ka soo baxay booliska qaybta gobolka Sool.<\/p>\n<p>Wargayska ayaa sheegay in kooxdani ay booliiska iska caabin kala horyimaadeen, xiligii la qabanayay, lakiin ay ciidamada booliisku si buuxda ugu guulaysteen in ay gacanta kusoo dhigaan, isla markaana ay ciidamadu ku daba jiraan kooxo kale oo baxsad ah.<\/p>\n<p>Hadaba, waxa la sheegay in mid kamid ah shabakadu uu dhaawacmay xili ay dil gaysanayeen, kadibna ciidamada booliisku daba galeen ninkii dhaawacaha ahaa, sidaana ay kusoo qabteen koox budhcad ah oo 7 qof ka kooban, oo dagan guri magaalada ku yaala.<\/p>\n<p>Kooxda oo la sheegay in ay ka koobnaayeen 6 nin iyo 1 gabadh, ayaa markiiba losoo qaaday magaalada Hargaysa, si loogu xidho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood, ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso ah oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen dilalkii sannadihii u danbeeyay ka dhacayay magaalada. Sida lagu daabacay wargayska ku hadla afka xukuumada Somaliland ee Dawan ee xiganaya, Ciidanka Booliiska Gobolka Sool, ciidamada ayaa gacanta kusoo dhigay kooxdan. &#8220;Ciidanka Booliska Gobolka Sool oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174719,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Koox dadka dili jirtay oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Koox dadka dili jirtay oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood, ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso ah oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen dilalkii sannadihii u danbeeyay ka dhacayay magaalada. Sida lagu daabacay wargayska ku hadla afka xukuumada Somaliland ee Dawan ee xiganaya, Ciidanka Booliiska Gobolka Sool, ciidamada ayaa gacanta kusoo dhigay kooxdan. &#8220;Ciidanka Booliska Gobolka Sool oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-26T08:51:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Koox dadka dili jirtay oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-11-26T08:51:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Koox dadka dili jirtay oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Koox dadka dili jirtay oo laqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Koox dadka dili jirtay oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood, ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso ah oo lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen dilalkii sannadihii u danbeeyay ka dhacayay magaalada. Sida lagu daabacay wargayska ku hadla afka xukuumada Somaliland ee Dawan ee xiganaya, Ciidanka Booliiska Gobolka Sool, ciidamada ayaa gacanta kusoo dhigay kooxdan. &#8220;Ciidanka Booliska Gobolka Sool oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-26T08:51:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/","name":"Koox dadka dili jirtay oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg","datePublished":"2022-11-26T08:51:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/20221126638050304426115974.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koox-dadka-dili-jirtay-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Koox dadka dili jirtay oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174718"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174718"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174720,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174718\/revisions\/174720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174719"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}