{"id":174768,"date":"2022-11-27T12:26:49","date_gmt":"2022-11-27T09:26:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174768"},"modified":"2022-11-27T12:26:49","modified_gmt":"2022-11-27T09:26:49","slug":"daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa, waana lawada Gaaloobayaa\u201c"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174769\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316676541_688937365929680_8317488146401970570_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"828\" height=\"828\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316676541_688937365929680_8317488146401970570_n.jpeg 828w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316676541_688937365929680_8317488146401970570_n-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316676541_688937365929680_8317488146401970570_n-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316676541_688937365929680_8317488146401970570_n-768x768.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316676541_688937365929680_8317488146401970570_n-696x696.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/316676541_688937365929680_8317488146401970570_n-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 828px) 100vw, 828px\" \/><\/p>\n<p>Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka FS Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar ayaa wacad ku martay iney Golaha shacabka ka ansixin doonto sharciga jinsiga oo horey Golaha shacabku diiday in laga doodo lana ansixiyo.<\/p>\n<p>Hadalkan ayey ka jeedisay maanta Munaasabad lagu qabtay Muqdisho oo lagu daah durayey ololaha 16ka maalmood ee caalamiga ah oo ujeedkiisu yahay u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga kaasoo ay wado Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar ayaa sheegtay in sharcigaas uu ilaalinayo xuquuqda dumarka, aysana ku jirin qodobo ka hor imanaya diinta Islaamka.<\/p>\n<p>\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa waana lawada Gaaloobayaa inkaartuna idinka ayey idin heysataa, Haddii aadan Ilaaheey ka baqeynin sharciga Gaalada ayaan isla aadeynaa in Gaalada loo dhawaado maxaa u diideysaan hadii aadan igu ilaalineyn Aayada Qur\u2019aanka\u201d ayey tiri Xildhibaanada.<br \/>\nWaxay dhaliisha qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo ay ku eedeeysay iney marin habaabinayaan ilaainta xuquuqda dumarka.<\/p>\n<p>\u201c72dii firqo ee uu nebigu sheegay iney muslimiintu u qeybsami doonaan aya hadda lagu jiraa, kuwa shiikhyada sheeganaya shiikh ma wada aha, waxaa shiikh ah midka aniga i badbaadiya oo Al-shabaabka iga celiya. sharciga islaamkana igu dhowra\u201d ayey tiri Xildhibaan Sacdiya.<\/p>\n<p>Rag joogo Canada iyo Ingriiska ayay sheegtay iney u soo hanjabeen \u201cWaa rag la yaqaano oo soo fariisto baraha bulshada, safaaradahooda halkan jooga ayaan ku dacweyn karnaa., kuwa Wariyeyaal isku sheegaya ayaa buunbuuninayo Khawaarijta Walaahi inaan lagu badbaadeen Dibada\u201dayey intaas ku dartay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F525333159649612%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka FS Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar ayaa wacad ku martay iney Golaha shacabka ka ansixin doonto sharciga jinsiga oo horey Golaha shacabku diiday in laga doodo lana ansixiyo. Hadalkan ayey ka jeedisay maanta Munaasabad lagu qabtay Muqdisho oo lagu daah durayey ololaha 16ka maalmood ee caalamiga ah oo ujeedkiisu yahay u Hawlgelidda la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174768","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa, waana lawada Gaaloobayaa\u201c - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa, waana lawada Gaaloobayaa\u201c - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka FS Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar ayaa wacad ku martay iney Golaha shacabka ka ansixin doonto sharciga jinsiga oo horey Golaha shacabku diiday in laga doodo lana ansixiyo. Hadalkan ayey ka jeedisay maanta Munaasabad lagu qabtay Muqdisho oo lagu daah durayey ololaha 16ka maalmood ee caalamiga ah oo ujeedkiisu yahay u Hawlgelidda la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-11-27T09:26:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-27-at-09.23.33-1024x704.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"704\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa, waana lawada Gaaloobayaa\u201c - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-27-at-09.23.33.png\",\"datePublished\":\"2022-11-27T09:26:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-27-at-09.23.33.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-27-at-09.23.33.png\",\"width\":1624,\"height\":1116},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa, waana lawada Gaaloobayaa\u201c\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa, waana lawada Gaaloobayaa\u201c - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa, waana lawada Gaaloobayaa\u201c - Wardoon","og_description":"Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka FS Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar ayaa wacad ku martay iney Golaha shacabka ka ansixin doonto sharciga jinsiga oo horey Golaha shacabku diiday in laga doodo lana ansixiyo. Hadalkan ayey ka jeedisay maanta Munaasabad lagu qabtay Muqdisho oo lagu daah durayey ololaha 16ka maalmood ee caalamiga ah oo ujeedkiisu yahay u Hawlgelidda la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-11-27T09:26:49+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":704,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-27-at-09.23.33-1024x704.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/","name":"DAAWO:-\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa, waana lawada Gaaloobayaa\u201c - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-27-at-09.23.33.png","datePublished":"2022-11-27T09:26:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-27-at-09.23.33.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Screenshot-2022-11-27-at-09.23.33.png","width":1624,"height":1116},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaal-ayaa-loo-dhawaanayaa-waana-lawada-gaaloobayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cGaal ayaa loo dhawaanayaa, waana lawada Gaaloobayaa\u201c"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174768"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174768"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174771,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174768\/revisions\/174771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174770"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}