{"id":174863,"date":"2022-12-01T12:34:17","date_gmt":"2022-12-01T09:34:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174863"},"modified":"2022-12-01T12:34:46","modified_gmt":"2022-12-01T09:34:46","slug":"nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Nin Soomaali ah oo jeex jeexay lacagta Turkiga oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174865\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329-300x191.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Turkey ayaa xirtay nin Soomaali ah oo bartiisa Tiktok soo galiyay muuqaal ku saabsan isagoo jeex jeexaya lacagta dalkaas.<\/p>\n<p>Muuqaalkaan oo aad u dhex wareegaya barta Tiktok ayaa waxaa si weyn caro uga muujiyay shacabka Turkiga, kuwaas oo si xooggan uga sameeyay falcelin caro leh.<\/p>\n<p>Ninkan Soomaaliga ah ee la xiray ayaa la sheegay inuu ka yimid oo haysto dhalashada waddanka Finland. Falka uu ku kacay ayaa laga yabaa inuu saameyn u geysto Soomaalida ku nool dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Todobaadyo ka hor ayay ahayd markii Haweeney Soomaali ah oo ku sugan dalka Turkiga ay difaacday haweeney Siiriyaan ah oo loo xiray qaraxii ka dhacay magaalada Istanbul oo ay ku dhinteen lixda qof.<\/p>\n<p>Warbaahinta adduunka ayaa soo qaadatay muuqal ay ku faafisay baraha bulshada, iyadoo sheegaysa in haweeneyda la xiray aanay iyadu falka ku lug lahayn.<\/p>\n<p>Sanadihii ugu dambeeyay Turkiga ayaa il gaar ah ku eegayay Soomaalida ku sugan dalkiisa. Qaar badan oo kamid ah ayaa dalkaas lagasoo tarxiilay, iyagoo lagu eedeeyay inay sharci darro ku joogeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Turkey ayaa xirtay nin Soomaali ah oo bartiisa Tiktok soo galiyay muuqaal ku saabsan isagoo jeex jeexaya lacagta dalkaas. Muuqaalkaan oo aad u dhex wareegaya barta Tiktok ayaa waxaa si weyn caro uga muujiyay shacabka Turkiga, kuwaas oo si xooggan uga sameeyay falcelin caro leh. Ninkan Soomaaliga ah ee la xiray ayaa la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174863","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin Soomaali ah oo jeex jeexay lacagta Turkiga oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin Soomaali ah oo jeex jeexay lacagta Turkiga oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Turkey ayaa xirtay nin Soomaali ah oo bartiisa Tiktok soo galiyay muuqaal ku saabsan isagoo jeex jeexaya lacagta dalkaas. Muuqaalkaan oo aad u dhex wareegaya barta Tiktok ayaa waxaa si weyn caro uga muujiyay shacabka Turkiga, kuwaas oo si xooggan uga sameeyay falcelin caro leh. Ninkan Soomaaliga ah ee la xiray ayaa la sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-01T09:34:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-01T09:34:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Nin Soomaali ah oo jeex jeexay lacagta Turkiga oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-01T09:34:17+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-01T09:34:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg\",\"width\":660,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin Soomaali ah oo jeex jeexay lacagta Turkiga oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin Soomaali ah oo jeex jeexay lacagta Turkiga oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin Soomaali ah oo jeex jeexay lacagta Turkiga oo laxiray - Wardoon","og_description":"Dowladda Turkey ayaa xirtay nin Soomaali ah oo bartiisa Tiktok soo galiyay muuqaal ku saabsan isagoo jeex jeexaya lacagta dalkaas. Muuqaalkaan oo aad u dhex wareegaya barta Tiktok ayaa waxaa si weyn caro uga muujiyay shacabka Turkiga, kuwaas oo si xooggan uga sameeyay falcelin caro leh. Ninkan Soomaaliga ah ee la xiray ayaa la sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-01T09:34:17+00:00","article_modified_time":"2022-12-01T09:34:46+00:00","og_image":[{"width":660,"height":420,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/","name":"Nin Soomaali ah oo jeex jeexay lacagta Turkiga oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg","datePublished":"2022-12-01T09:34:17+00:00","dateModified":"2022-12-01T09:34:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054640601886329.jpeg","width":660,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-soomaali-ah-oo-jeex-jeexay-lacagta-turkiga-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin Soomaali ah oo jeex jeexay lacagta Turkiga oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174863"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174863"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174866,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174863\/revisions\/174866"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174865"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}