{"id":174867,"date":"2022-12-01T12:47:10","date_gmt":"2022-12-01T09:47:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174867"},"modified":"2022-12-01T12:47:10","modified_gmt":"2022-12-01T09:47:10","slug":"df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/","title":{"rendered":"DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiiyey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174871\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"418\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592-300x190.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ka jira dalka ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray khilaafkii muddooyinkii u dambeeyey ka dhexeeyey, gaar ahaan dhanka maamulka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, kaas oo sababay in dowlad goboleedyada ay xiriirka u jaraan wasaaradda heer federal.<\/p>\n<p>Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee xukuumadda Soomaaliya iyo wasaaradaha Isgaarsiinta dowlad goboleedyada ayaa soo saaray illaa 9 qodob oo ay ku heshiiyeen, kadib wadahadallo gaar ah oo ay labada dhinac ku yeesheen gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dowladda dhexe iyo maamulka goboleedyada dalka ayaa isku raacay in sharciyada la soo saarayo iyo siyaasadaha ay wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WI&amp;T) gacanta ku hayso laga talageliyo dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay labada dhinac ku heshiiyeen in la qaybsado mashaariicda Isgaarsiinta, si meesha looga saaro in dowladda dhexe kaliya ay isku koobto mashaariicda la helo, ayada oo si gaar ah diiradda loo saaray sidii mashruuca is-dhexgalka Isgaarsiinta casriga ah ee gobolka Geeska Afrika (EA RDIP) looga wada faa\u2019iideysan lahaa waddanka oo dhan.<br \/>\nQododa la\u2019isku raacay sidoo kale waxaa ka mid ah in maamul goboleedyada ay wax ka helaan tababarada shaqaalaha ee lagu qabto gudaha dalka iyo dibaddiisa.<\/p>\n<p>Wasaaradaha Isgaarsiinta ee maamul goboleedyada ayaa sidoo kale dowladda dhexe ka dalbaday in wax ka beddalka lagu sameynayo tanashada qodobka 10-aad ee xeerka Isgaarsiinta ee hay\u2019ada Isgaarsiinta Qaranka Somalia wax ka bedalkiisa loo maro sharciga.<br \/>\nUgu dambeyn waxay labada dhinac isku raaceen in la joogteeyo kulamada, islamarkaana la xoojiyo wada shaqeynta heer federaal iyo heer dowlad goboleed ee hay\u2019adaha Isgaarsiinta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174868\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"975\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1-203x300.webp 203w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/1-284x420.webp 284w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-174869\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"977\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2-203x300.webp 203w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2-284x420.webp 284w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-174870\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/3.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"970\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/3.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/3-204x300.webp 204w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/3-286x420.webp 286w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ka jira dalka ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray khilaafkii muddooyinkii u dambeeyey ka dhexeeyey, gaar ahaan dhanka maamulka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, kaas oo sababay in dowlad goboleedyada ay xiriirka u jaraan wasaaradda heer federal. Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee xukuumadda Soomaaliya iyo wasaaradaha Isgaarsiinta dowlad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174871,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiiyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiiyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ka jira dalka ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray khilaafkii muddooyinkii u dambeeyey ka dhexeeyey, gaar ahaan dhanka maamulka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, kaas oo sababay in dowlad goboleedyada ay xiriirka u jaraan wasaaradda heer federal. Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee xukuumadda Soomaaliya iyo wasaaradaha Isgaarsiinta dowlad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-01T09:47:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"418\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/\",\"name\":\"DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiiyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-01T09:47:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg\",\"width\":660,\"height\":418},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiiyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiiyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiiyey - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ka jira dalka ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray khilaafkii muddooyinkii u dambeeyey ka dhexeeyey, gaar ahaan dhanka maamulka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, kaas oo sababay in dowlad goboleedyada ay xiriirka u jaraan wasaaradda heer federal. Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee xukuumadda Soomaaliya iyo wasaaradaha Isgaarsiinta dowlad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-01T09:47:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":418,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/","name":"DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiiyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg","datePublished":"2022-12-01T09:47:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022121638054549891052592.jpeg","width":660,"height":418},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-iyo-dowlad-goboleedyada-oo-heshiiyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiiyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174867"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174872,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174867\/revisions\/174872"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174871"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}