{"id":174892,"date":"2022-12-02T12:35:20","date_gmt":"2022-12-02T09:35:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174892"},"modified":"2022-12-02T12:35:20","modified_gmt":"2022-12-02T09:35:20","slug":"wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/","title":{"rendered":"Wasaarada Maaliyada Oo Eedeyn Adag U Jeedisay Ganacsatada Qaadka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174894\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya shaaca ka qaaday in Ganacsatada qaadka ka ganacsata ay diideen in ay dowladda kala shaqeeyaan sidii ay u bixin lahaayeen canshuurtii sharciga ahayd ee lagu saleeyay cabbirka kiloogaraamka.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa lagu sheegay in tallaabada ay ku diideen Ganacsatada qaadka bixinta canshuurta ay tahay wax la aqbali karin, iyagoo xusay inay ka go\u2019tahay in si cadaalada ah loo canshuuro agabka lasoo dejiyo.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa tilmaamtay in nidaamka cabbirka kiloogaraamka ah uu yahay halbeega ugu haboon ee lagu cabirikaro canshuurta qaadka laga keeno dalalka Kenya iyo Itoobiya, kaasi oo aan waxba ka bedelaynin qiimaha canshuurta la qaadi jiray.<\/p>\n<p>\u201cHase ahaatee habkaan cusub ayaa ah mid daahfuran oo la jaan qaadaya dunida isla markaana si wax ku ool ah loogu hagaajin karo nidaamka canshuurta, iyadoo Dowladdu horay ugu wargelisay ganacsatada qaadka. Dowladda Soomaaliya waxaa ka go\u2019an inay si dhaw oo qaddarin iyo waxtar leh ula shaqeyso ganacasatada oo dhan oo ah lafdhabarka dalka Soomaaliyeed\u201d ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda Maaliyadda dowladda.<\/p>\n<p>Shalay ayey aheyd markii Ganacsatada qaadka ka ganacsata ay sheegeen in Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ay kala soo bixi waayeen qaadkii laga kala keenay dalalka Kenya iyo Itoobiya, iyagoona eedeyn u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174893\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/q.jpeg\" alt=\"\" width=\"757\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/q.jpeg 757w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/q-222x300.jpeg 222w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/q-696x941.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/q-310x420.jpeg 310w\" sizes=\"(max-width: 757px) 100vw, 757px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya shaaca ka qaaday in Ganacsatada qaadka ka ganacsata ay diideen in ay dowladda kala shaqeeyaan sidii ay u bixin lahaayeen canshuurtii sharciga ahayd ee lagu saleeyay cabbirka kiloogaraamka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa lagu sheegay in tallaabada ay ku diideen Ganacsatada qaadka bixinta canshuurta ay tahay wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174894,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasaarada Maaliyada Oo Eedeyn Adag U Jeedisay Ganacsatada Qaadka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasaarada Maaliyada Oo Eedeyn Adag U Jeedisay Ganacsatada Qaadka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya shaaca ka qaaday in Ganacsatada qaadka ka ganacsata ay diideen in ay dowladda kala shaqeeyaan sidii ay u bixin lahaayeen canshuurtii sharciga ahayd ee lagu saleeyay cabbirka kiloogaraamka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa lagu sheegay in tallaabada ay ku diideen Ganacsatada qaadka bixinta canshuurta ay tahay wax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-02T09:35:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/\",\"name\":\"Wasaarada Maaliyada Oo Eedeyn Adag U Jeedisay Ganacsatada Qaadka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-02T09:35:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasaarada Maaliyada Oo Eedeyn Adag U Jeedisay Ganacsatada Qaadka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasaarada Maaliyada Oo Eedeyn Adag U Jeedisay Ganacsatada Qaadka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasaarada Maaliyada Oo Eedeyn Adag U Jeedisay Ganacsatada Qaadka - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya shaaca ka qaaday in Ganacsatada qaadka ka ganacsata ay diideen in ay dowladda kala shaqeeyaan sidii ay u bixin lahaayeen canshuurtii sharciga ahayd ee lagu saleeyay cabbirka kiloogaraamka. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa lagu sheegay in tallaabada ay ku diideen Ganacsatada qaadka bixinta canshuurta ay tahay wax [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-02T09:35:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/","name":"Wasaarada Maaliyada Oo Eedeyn Adag U Jeedisay Ganacsatada Qaadka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg","datePublished":"2022-12-02T09:35:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022619637912071575774158.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasaarada-maaliyada-oo-eedeyn-adag-u-jeedisay-ganacsatada-qaadka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasaarada Maaliyada Oo Eedeyn Adag U Jeedisay Ganacsatada Qaadka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174892"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174895,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174892\/revisions\/174895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174894"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}