{"id":174899,"date":"2022-12-02T12:44:50","date_gmt":"2022-12-02T09:44:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174899"},"modified":"2022-12-02T12:44:50","modified_gmt":"2022-12-02T09:44:50","slug":"guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/","title":{"rendered":"Guddoomiye deegaan oo xabsiga ladhigay"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa soo xiray Faarax Kuulow oo ahaa guddoomiyaha deegaanka Ceel-macaan.<\/p>\n<p>Faarax Kuulow ayaa sidoo kale ah xubin ka tirsan Golaha degaanka ee degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Wararka aan ka helayno xariga Faarax ayaa sheegaya in loo haysto inuu leeyahay hubkii lagu dilay labo Haween ah iyo wiil saqiir ah, dil wadareedkaas oo dhawaan ka dhacay Warsheekh.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in guddoomiyaha la xiray wiilkiisa curadka ah iyo mid kale oo uu adeer u yahay oo haystay hubka guddoomiyaha ay fuliyeen dilkaas.<br \/>\nFaarax Kuulow ayaa sidoo kale waxaa lagu soo waramaya in uu ku guul-dareystay in mudadii ay siisay NISA uu ku keeno wiilashiisa oo ku eedeysan dil wadareedkaas oo aad uga naxeen bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dhacdadaan ayaa kusoo aadaysa, ayada oo dhawaan heshiis rasmi ah laga gaaray colaad beeleed maalmihii ugu dambeeyey ka taagneyd gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan duleedka degmada Cadale, taasi oo uu dhameystirkeeda goobjoog ka ahaa madaxweyne Xasan Sheekh, iyada oo lagu ballamay in qofkii dil geysta sharciga la geeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa soo xiray Faarax Kuulow oo ahaa guddoomiyaha deegaanka Ceel-macaan. Faarax Kuulow ayaa sidoo kale ah xubin ka tirsan Golaha degaanka ee degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka aan ka helayno xariga Faarax ayaa sheegaya in loo haysto inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161844,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174899","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye deegaan oo xabsiga ladhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye deegaan oo xabsiga ladhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa soo xiray Faarax Kuulow oo ahaa guddoomiyaha deegaanka Ceel-macaan. Faarax Kuulow ayaa sidoo kale ah xubin ka tirsan Golaha degaanka ee degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka aan ka helayno xariga Faarax ayaa sheegaya in loo haysto inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-02T09:44:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/\",\"name\":\"Guddoomiye deegaan oo xabsiga ladhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-02T09:44:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"width\":800,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye deegaan oo xabsiga ladhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye deegaan oo xabsiga ladhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye deegaan oo xabsiga ladhigay - Wardoon","og_description":"Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa soo xiray Faarax Kuulow oo ahaa guddoomiyaha deegaanka Ceel-macaan. Faarax Kuulow ayaa sidoo kale ah xubin ka tirsan Golaha degaanka ee degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka aan ka helayno xariga Faarax ayaa sheegaya in loo haysto inuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-02T09:44:50+00:00","og_image":[{"width":800,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/","name":"Guddoomiye deegaan oo xabsiga ladhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","datePublished":"2022-12-02T09:44:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","width":800,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-deegaan-oo-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye deegaan oo xabsiga ladhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174899"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174899"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174899\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174900,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174899\/revisions\/174900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161844"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174899"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174899"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174899"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}