{"id":174981,"date":"2022-12-04T12:33:36","date_gmt":"2022-12-04T09:33:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=174981"},"modified":"2022-12-04T12:33:36","modified_gmt":"2022-12-04T09:33:36","slug":"ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo lagu dilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-174982\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"749\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga-288x300.jpeg 288w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga-696x724.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga-404x420.jpeg 404w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay rag hubeysan deegaanka Ceelasha Biyaha ugu geysteen ganacsade lagau magacaabi jiray Cabdiraxmaan Sheekeeye, kaas oo si weyn looga yaqaanay duleedka Muqdisho.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in ragga dilka geystay ay ahaayeen burcad dooneysay inay taleefoonka ka dhacaan marxuumka, kuwaas oo goobta ka baxsaday.<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal ah ayaa innoo sheegay in marxuumka iyo kooxda dishay ay murmeen, kadibna ay ku dhufteen dhowr xabadood, iyaga oo meesha isaga cararay.<\/p>\n<p>Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo ay tacsidiisu si weyn u qabsatay baraha bulshada ayaa xilliga la dilayey kasoo baxay Masaajid ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha.<br \/>\nSidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka, kuwaas oo maydka kasoo qaaday goobta, islamarkaana keenay Xarunta CID-da ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka iyo maamulka deegaanka oo ku aadan dhacdadaasi.<br \/>\nDilkan ayaa qayb ka noqonaya falal liddi ku ah amniga, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey ka dhacayey Muqdisho iyo daafaheeda, kuwaas oo ay cabasho ka muujinayaan shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay rag hubeysan deegaanka Ceelasha Biyaha ugu geysteen ganacsade lagau magacaabi jiray Cabdiraxmaan Sheekeeye, kaas oo si weyn looga yaqaanay duleedka Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in ragga dilka geystay ay ahaayeen burcad dooneysay inay taleefoonka ka dhacaan marxuumka, kuwaas oo goobta ka baxsaday. Dad goobjoogayaal ah ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":174982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-174981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay rag hubeysan deegaanka Ceelasha Biyaha ugu geysteen ganacsade lagau magacaabi jiray Cabdiraxmaan Sheekeeye, kaas oo si weyn looga yaqaanay duleedka Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in ragga dilka geystay ay ahaayeen burcad dooneysay inay taleefoonka ka dhacaan marxuumka, kuwaas oo goobta ka baxsaday. Dad goobjoogayaal ah ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-04T09:33:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"749\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\",\"name\":\"Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-04T09:33:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg\",\"width\":720,\"height\":749},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo lagu dilay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay rag hubeysan deegaanka Ceelasha Biyaha ugu geysteen ganacsade lagau magacaabi jiray Cabdiraxmaan Sheekeeye, kaas oo si weyn looga yaqaanay duleedka Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in ragga dilka geystay ay ahaayeen burcad dooneysay inay taleefoonka ka dhacaan marxuumka, kuwaas oo goobta ka baxsaday. Dad goobjoogayaal ah ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-04T09:33:36+00:00","og_image":[{"width":720,"height":749,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/","name":"Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo lagu dilay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg","datePublished":"2022-12-04T09:33:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/odayga.jpeg","width":720,"height":749},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-cabdiraxmaan-sheekeeye-oo-lagu-dilay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ganacsade Cabdiraxmaan Sheekeeye oo lagu dilay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174981"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":174983,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174981\/revisions\/174983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/174982"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}