{"id":175012,"date":"2022-12-05T12:28:39","date_gmt":"2022-12-05T09:28:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175012"},"modified":"2022-12-05T12:28:39","modified_gmt":"2022-12-05T09:28:39","slug":"ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/","title":{"rendered":"Ciidanka Dowladda Oo Kaabiga Ku Haya Aadan Yabaal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175013\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp 650w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan dagaalo culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda oo garabsanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ay ka socdaan deegaanada kala ah Wartadibi samatar iyo Boos Caduur oo ah deegaano hoostaga degmada Aadan Yabaal.<br \/>\nDagaaladaan ayaa yimid kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay u ruqaansadeen dhanka degmada Aadan Yabaal oo wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in Al-shabaab ay isaga baxeen degmadaasi oo aheyd degmadii ugu dambeeysay oo ay ka maamulayeen gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Dagaalka haatan ka soconaya deegaanada Wartadibi Samatar iyo Boos Caduur ayaa lasoo warinaya iney yihiin kuwa aad u xoogan oo la isku adeegaanayo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana sidoo kale deegaano ka fog fog halka ay dagaalada ka socdaan laga maqlaya daryanka hubka culus ee la isku adeegsanayo, walow aanan wali la xaqiijin karin khasaaraha ka dhashay dagaalada haatan socda.<\/p>\n<p>Ciidamada huwanta ayaa la sheegay iney saddex jiho ka weeraray deegaannada dagaalada ka socdaan, saraakiisha hoggaamineysa ciidamada dowladda ayaa sheegay in howlgalkooda uu sii socon doonno illaa inta ay gobolka Shabeelaha Dhexe ka saarayaan Al-shabaab ayna isaga furayaan isu socodka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan dagaalo culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda oo garabsanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ay ka socdaan deegaanada kala ah Wartadibi samatar iyo Boos Caduur oo ah deegaano hoostaga degmada Aadan Yabaal. Dagaaladaan ayaa yimid kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175013,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175012","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Dowladda Oo Kaabiga Ku Haya Aadan Yabaal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Dowladda Oo Kaabiga Ku Haya Aadan Yabaal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan dagaalo culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda oo garabsanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ay ka socdaan deegaanada kala ah Wartadibi samatar iyo Boos Caduur oo ah deegaano hoostaga degmada Aadan Yabaal. Dagaaladaan ayaa yimid kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-05T09:28:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/\",\"name\":\"Ciidanka Dowladda Oo Kaabiga Ku Haya Aadan Yabaal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp\",\"datePublished\":\"2022-12-05T09:28:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp\",\"width\":650,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Dowladda Oo Kaabiga Ku Haya Aadan Yabaal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Dowladda Oo Kaabiga Ku Haya Aadan Yabaal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Dowladda Oo Kaabiga Ku Haya Aadan Yabaal - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan dagaalo culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda oo garabsanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ay ka socdaan deegaanada kala ah Wartadibi samatar iyo Boos Caduur oo ah deegaano hoostaga degmada Aadan Yabaal. Dagaaladaan ayaa yimid kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-05T09:28:39+00:00","og_image":[{"width":650,"height":366,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/","name":"Ciidanka Dowladda Oo Kaabiga Ku Haya Aadan Yabaal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp","datePublished":"2022-12-05T09:28:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/itoobiyaan.webp","width":650,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-dowladda-oo-kaabiga-ku-haya-aadan-yabaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Dowladda Oo Kaabiga Ku Haya Aadan Yabaal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175012"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175012"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175014,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175012\/revisions\/175014"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175013"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}