{"id":175015,"date":"2022-12-05T12:38:19","date_gmt":"2022-12-05T09:38:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175015"},"modified":"2022-12-05T12:38:19","modified_gmt":"2022-12-05T09:38:19","slug":"nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Nisa oo baaritaan ku billowday shaqaalaha dowladda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175016\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png\" alt=\"\" width=\"3155\" height=\"2081\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png 3155w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency-300x198.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency-1024x675.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency-768x507.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency-1536x1013.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency-2048x1351.png 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency-696x459.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency-1068x704.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency-637x420.png 637w\" sizes=\"(max-width: 3155px) 100vw, 3155px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda nabad-sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa waxay bilowday baaritaan ay ku sameyneyso shaqaalaha rasmiga ah ee dowladda federaalka ah, sidda ay xaqiijiyeen dhowr illo wareedyo kala duwan.<\/p>\n<p>Saraakiil amni oo sabab ku aadan xasaasiyada qadiyadan u codsadey in aan magacyadooda la xigan ayaa talaabadan ku sifeeyay \u201chubin lagu sameynayo liis ay horey u diiwaan-gelisay hay\u2019adda 2018-dii illaa 2021-kii\u201d.<\/p>\n<p>\u201cShaqadan waxay saameynaysaa dhamaan wasaaradaha xukuumadda,\u201d ayay soo wariyeen shaqsiyaad kala duwan oo ka war haya arrintan. \u201cHorey waxaa hubinta loogu sameeyay meelo ay kamid tahay Madaxtooyadda Qaranka\u201d.<\/p>\n<p>Bishii July ee sanadkan 2022, NISA ayaa lagu waramay in ay ku fartey shaqaalaha dowladda in aysan baabuurtooda la mari karin jidadka Madaxtooyadda. Amarkan waxaa lala xiriiriyey \u201ckhatar dhanka ammaanka soo soo ifbaxdey\u201d.<\/p>\n<p><strong>Weerarkii Villa Rays Hotel<\/strong><\/p>\n<p>Sida laga soo xigtey qaar kamid ah shaqaalaha maray hubinta, su\u2019aallaha la waydiinayo waxaa kamid ah qabiilka uu qofka kasoo jeedo, cidda damiinka ka ah iyo waliba lambarka Xildhibaankiisa.<br \/>\n\u201cLama rabo kaliya magaca qabiilkaaga, waxaa lagu leeyahay sheeg jufada illaa lafta aad kasoo jeedo iyo haddii aad urur diimeed ku jirto,\u201d ayuu yiri mid kamid ah shaqaalaha rayidka oo dalbadey in la qariyo magaciisa.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa imaanaysa kadib markii dagaalameyaasha Al-Shabaab ay muddo 23-saac ka dhex-dagaalamayeen Villa Rays Hotel oo ku dhow Villa Soomaaliya. Dowladda ayaan wali fahfaahin qaabka maleyshiyadda ku gaartey halkaas.<\/p>\n<p>Taliska Booliska ayaa sheegay in 8 qof oo u badan shacab ay ku naf-waayeen falkaas. Afhayeenka bileyska, Sadiiq Doodishe, ayaa muuqaal laga soo duubay ku xusay in dableyda howlgalkan fulisay ku qeexay lix \u201cdhagar-qabeyaal\u201d.<\/p>\n<p><strong>Amniga caasimada Muqdisho<\/strong><\/p>\n<p>\u201cMid kamid ah wuxuu isku-qarxiyey banaanka hotel-ka,\u201d ayuu tibaaxay. \u201cShanta kale waxaa toogtey ciidamadda\u201d. Ma uusan soo hadal-qaadin haddii baaritaan la bilaabay si loo ogaado sidda dagaalameyaasha shirqoolka ku fuliyeen.<\/p>\n<p>Warar soo baxay kadib dhacdadaan ayaa muujiyey in madaxwayne Xasan Sheekh uu amray baaritaan lagu sameeyo weerarkan isla markaana si degdeg ah loogu soo gudbiyo warbixin dhameystiran oo ku saabsan falkaas.<\/p>\n<p>Macluumaada la hubiyey ayaa soojeedinaya in xabsi loo taxaabay askar, saraakiil ciidan, iyo taliyeyaal baro kontarool. Dhinacyada wajahaya su\u2019aallo waydiinta ayaa la wariyey in ay u badan yihiin Ciidamadda Madaxtooyadda.<\/p>\n<p>Ammaanka iyo ciribtirka Al-Shabaab ayaa kamid ah shaqada ugu culus ee hortaala madaxda Soomaaliya ee la doortey 15-kii May, 2022. Inkasta oo guulo laga soo sheegayo furimaha dagaalka, amniga caasimada ayaa wali maaro loo helin.<\/p>\n<p>Isha: GO<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda nabad-sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa waxay bilowday baaritaan ay ku sameyneyso shaqaalaha rasmiga ah ee dowladda federaalka ah, sidda ay xaqiijiyeen dhowr illo wareedyo kala duwan. Saraakiil amni oo sabab ku aadan xasaasiyada qadiyadan u codsadey in aan magacyadooda la xigan ayaa talaabadan ku sifeeyay \u201chubin lagu sameynayo liis ay horey u diiwaan-gelisay hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175016,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175015","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nisa oo baaritaan ku billowday shaqaalaha dowladda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nisa oo baaritaan ku billowday shaqaalaha dowladda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda nabad-sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa waxay bilowday baaritaan ay ku sameyneyso shaqaalaha rasmiga ah ee dowladda federaalka ah, sidda ay xaqiijiyeen dhowr illo wareedyo kala duwan. Saraakiil amni oo sabab ku aadan xasaasiyada qadiyadan u codsadey in aan magacyadooda la xigan ayaa talaabadan ku sifeeyay \u201chubin lagu sameynayo liis ay horey u diiwaan-gelisay hay\u2019adda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-05T09:38:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"3155\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2081\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/\",\"name\":\"Nisa oo baaritaan ku billowday shaqaalaha dowladda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png\",\"datePublished\":\"2022-12-05T09:38:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png\",\"width\":3155,\"height\":2081},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nisa oo baaritaan ku billowday shaqaalaha dowladda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nisa oo baaritaan ku billowday shaqaalaha dowladda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nisa oo baaritaan ku billowday shaqaalaha dowladda - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda nabad-sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa waxay bilowday baaritaan ay ku sameyneyso shaqaalaha rasmiga ah ee dowladda federaalka ah, sidda ay xaqiijiyeen dhowr illo wareedyo kala duwan. Saraakiil amni oo sabab ku aadan xasaasiyada qadiyadan u codsadey in aan magacyadooda la xigan ayaa talaabadan ku sifeeyay \u201chubin lagu sameynayo liis ay horey u diiwaan-gelisay hay\u2019adda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-05T09:38:19+00:00","og_image":[{"width":3155,"height":2081,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/","name":"Nisa oo baaritaan ku billowday shaqaalaha dowladda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png","datePublished":"2022-12-05T09:38:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/National_Intelligence_and_Security_Agency.png","width":3155,"height":2081},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-baaritaan-ku-billowday-shaqaalaha-dowladda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nisa oo baaritaan ku billowday shaqaalaha dowladda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175015"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175015"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175017,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175015\/revisions\/175017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175016"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}