{"id":175021,"date":"2022-12-05T19:18:32","date_gmt":"2022-12-05T16:18:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175021"},"modified":"2022-12-05T19:18:32","modified_gmt":"2022-12-05T16:18:32","slug":"ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda iyo kuwa macawiislayda oo gudaha u galay degmada Aadan Yabaal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175022\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ay galeen degmada Aadan Yabaal, kadib maalmo ay ku sugnaayeen banaanka magaalada.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah mas\u2019uuliyiinta degaanka, oo ah guddoomiyaha degmada Maxaas oo ciidnka la socda. ayaa u sheegay idaacadda VOA inay ciidanku gudaha u galeen ayna samaynayaan miino-baaris. Kooxda Al-Shabaab ayaa habeen hore isaga baxday magaalada.<\/p>\n<p>Si kastaba, wararka qaar ayaa sheegaya in ciidanka markii ay galeen magaalada kadib ay dib ugu soo baxeen sababo la xiriira cabsi laga qabo miinooyin badan oo lagu aasay.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa maalmahan kaabiga ku hayey Aadan Yabaal, oo ka mid ah laba magaalo oo ka tirsan gobolkaas oo weli kusii jiray gacanta Al-Shabaab.<br \/>\nMaalmo kahor, ciidamada ayaa qabsaday degaano dhowr ah oo ka mid ah gobolka, kuna dhow degmada Aadan Yabaal, oo ay ka mid yihiin Mabaax, Guulane iyo Daarusalaam.<\/p>\n<p>Goor sii horreysay oo saaka ah, ayaa qaraxyo culus ay ka dhaceen gudaha degmada Aadan Yabaal, kuwaas oo ka dhashay \u2018miinooyin ay Al-Shabaab ku xireen\u2019 waddooyinka laga soo galo degmada iyo sidoo kale xarumaha muhiimka ah kahor inta aanay ka bixin.<br \/>\nSidoo kale waxaa degmadan isaga barakacay shacabkii deganaa, si ay uga fogaadaan waxyeello kasoo gaarta howlgalkan oo ay barbar socoto duqeyn xoogan.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa Aadan Yabaal ku lahaa saldhiggooda ugu weyn ee gobolka Shabeelaha Dhexe, waana meesha ugu dambeysa ee ay haatan kaga sugan yihiin gobolkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ay galeen degmada Aadan Yabaal, kadib maalmo ay ku sugnaayeen banaanka magaalada. Mid ka mid ah mas\u2019uuliyiinta degaanka, oo ah guddoomiyaha degmada Maxaas oo ciidnka la socda. ayaa u sheegay idaacadda VOA inay ciidanku gudaha u galeen ayna samaynayaan miino-baaris. Kooxda Al-Shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada dowladda iyo kuwa macawiislayda oo gudaha u galay degmada Aadan Yabaal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada dowladda iyo kuwa macawiislayda oo gudaha u galay degmada Aadan Yabaal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ay galeen degmada Aadan Yabaal, kadib maalmo ay ku sugnaayeen banaanka magaalada. Mid ka mid ah mas\u2019uuliyiinta degaanka, oo ah guddoomiyaha degmada Maxaas oo ciidnka la socda. ayaa u sheegay idaacadda VOA inay ciidanku gudaha u galeen ayna samaynayaan miino-baaris. Kooxda Al-Shabaab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-05T16:18:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/\",\"name\":\"Ciidamada dowladda iyo kuwa macawiislayda oo gudaha u galay degmada Aadan Yabaal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-05T16:18:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada dowladda iyo kuwa macawiislayda oo gudaha u galay degmada Aadan Yabaal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada dowladda iyo kuwa macawiislayda oo gudaha u galay degmada Aadan Yabaal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada dowladda iyo kuwa macawiislayda oo gudaha u galay degmada Aadan Yabaal - Wardoon","og_description":"Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ay galeen degmada Aadan Yabaal, kadib maalmo ay ku sugnaayeen banaanka magaalada. Mid ka mid ah mas\u2019uuliyiinta degaanka, oo ah guddoomiyaha degmada Maxaas oo ciidnka la socda. ayaa u sheegay idaacadda VOA inay ciidanku gudaha u galeen ayna samaynayaan miino-baaris. Kooxda Al-Shabaab [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-05T16:18:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/","name":"Ciidamada dowladda iyo kuwa macawiislayda oo gudaha u galay degmada Aadan Yabaal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg","datePublished":"2022-12-05T16:18:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/2022125638058297045215026.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowladda-iyo-kuwa-macawiislayda-oo-gudaha-u-galay-degmada-aadan-yabaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada dowladda iyo kuwa macawiislayda oo gudaha u galay degmada Aadan Yabaal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175021"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175023,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175021\/revisions\/175023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175022"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}