{"id":175065,"date":"2022-12-07T12:33:35","date_gmt":"2022-12-07T09:33:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175065"},"modified":"2022-12-07T12:33:35","modified_gmt":"2022-12-07T09:33:35","slug":"isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/","title":{"rendered":"isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175077\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Dalka Jarmalka waxaa ka dhacay qorshe isku day afgembi la doonayay in dowladda talada heysa xilka looga tuuro, waxaana durba ciidamada ammaanka bilaabeen in ay xir xiraan qaar kamid ah dadka lagu tuhmayo afgembigaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka dalka Jarmalka ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qaar kamid ah gobolada dalkaasi waxa ay kusoo xir xireen 25-qof oo looga shakisan yahay in ay qorsheynayeen in ay afgambiyaan dowladda.<\/p>\n<p>Qorshaha isku dayga afgembi ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen kooxda xagjirka ah ee midigta-fog iyo kuwo hore uga tirsanaan jiray milatariga, kuwaa oo qorsheeyay in ay xoog ku galaan dhismaha baarlamaanka ee Reichstag oo ay awoodda dalka la wareegaan.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyeyaal federaal ah ayaa dacwad kusoo oogay dadka loo xiray isku dayga afgembi, waxa ayna xeer ilaalinta sheegeen Nin lagu magacaabo Heinrich XIII, oo 71 jir ah uu hormuud u ahaa kooxda afgembiga qorsheesay.<br \/>\nDad kale oo lagu tuhmayo in ay ku lug lahaayeen afgembiga fashilmay ayaa u baxsaday dalka dibadiisa, waxaana qaar kamid ah dadkaasi laga soo qabtay dalalka Talyaaniga iyo Austria, halka kuwa kalana la baadigoobayo.<\/p>\n<p>Wasiirka cadaaladda Jarmalka Marco Buschmann, ayaa shaaciyay in ay socdaan howlgalo waa weyn oo ka dhan ah kooxda afgembiga qorsheesay, waxa uuna xusay in su\u2019aalo la weediinayo dadka lagu tuhmayo isku dayga afgembi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Jarmalka waxaa ka dhacay qorshe isku day afgembi la doonayay in dowladda talada heysa xilka looga tuuro, waxaana durba ciidamada ammaanka bilaabeen in ay xir xiraan qaar kamid ah dadka lagu tuhmayo afgembigaasi. Ciidamada ammaanka dalka Jarmalka ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qaar kamid ah gobolada dalkaasi waxa ay kusoo xir xireen 25-qof oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalka Jarmalka waxaa ka dhacay qorshe isku day afgembi la doonayay in dowladda talada heysa xilka looga tuuro, waxaana durba ciidamada ammaanka bilaabeen in ay xir xiraan qaar kamid ah dadka lagu tuhmayo afgembigaasi. Ciidamada ammaanka dalka Jarmalka ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qaar kamid ah gobolada dalkaasi waxa ay kusoo xir xireen 25-qof oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-07T09:33:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/\",\"name\":\"isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2022-12-07T09:33:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray - Wardoon","og_description":"Dalka Jarmalka waxaa ka dhacay qorshe isku day afgembi la doonayay in dowladda talada heysa xilka looga tuuro, waxaana durba ciidamada ammaanka bilaabeen in ay xir xiraan qaar kamid ah dadka lagu tuhmayo afgembigaasi. Ciidamada ammaanka dalka Jarmalka ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qaar kamid ah gobolada dalkaasi waxa ay kusoo xir xireen 25-qof oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-07T09:33:35+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/","name":"isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp","datePublished":"2022-12-07T09:33:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/127914026_d5d0d3038b304e6ef24aa0a9d9c43bce9ec97bef0_64_3741_21041000x563.jpg.webp","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isku-day-afgambi-oo-ka-dhacay-dalka-germany-iyo-dad-badan-oo-la-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"isku day afgambi oo ka dhacay dalka Germany iyo dad badan oo la xiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175065"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175065"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175078,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175065\/revisions\/175078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175077"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}