{"id":175128,"date":"2022-12-08T18:43:25","date_gmt":"2022-12-08T15:43:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175128"},"modified":"2022-12-08T18:44:21","modified_gmt":"2022-12-08T15:44:21","slug":"175128-2","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/","title":{"rendered":"Gabar la dhalatay Ayatollah Khamenei oo eedaysay xukunkiisa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175145\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1152\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526-1024x576.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526-1536x864.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526-1068x601.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Gabar la dhalatay Hoggaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa cambaareysay howlgallada ka dhanka ah dibadbaxyada ka socda dalkaas, waxayna ku baaqday in Ilaalada Kacaanka ay hubka dhigaan, sida ay ku warantay warqad uu daabacay wiilkeeda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Iran ayaa waxay la tacaaleysa deganaansho la\u2019aan tan iyo markii Mahsa Amini, oo aheyd 22 jir Kurdish Irani ah ay ku geeriyootay gacanta booliska 16-kii September.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Badri Hosseini Khamenei, oo ku nool Iran islamarkaana la dhalatay Ayatollah Khamenei, ayaa cambaareysay xukunka wadaadada laga soo billaabo xilligii hoggaamiyaha aasaasay Jamhruuiyadda Islaamiga ah Ayatollah Ruhollah Khomeini illaa xukunka walaalkeed, sida lagu sheegay warqadda oo ku taariikheysan \u201cDecember 2022\u201d.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cWaxaan filayaa inay hadda ku habboon tahay inaan shaaciyo inaan kasoo horjeedo ficillada walaalkey, oo aan muujiyo sida aan ugu calool dabacsanahay dhammaan hooyooyinka la barooranaya dambiyada Jamhuuriyadda Islaamiga ah, kasoo billow xilligii Khomeini illaa xilliga khilaafada kali-taliska ah ee Ali Khamenei,\u201d ayey ku qortay warqadda oo Arbacadii lasoo dhigay Twitter-ka wiilkeeda Mahmoud Moradkhani.<\/span><\/p>\n<p>\u201cCiidamada Ilaalada Kacaanka ee Ali Khamenei iyo calooshood u shaqeystayaasha waa inay hubka dhigaan sida ugu dhaqsiyaha badan oo ay dadka ku biiraan inta ay goori goor tahay,\u201d ayaa lagu yiri warqadda.<\/p>\n<p>Ilaalada Kacaanka waa ciidamada xulka ah ee Iran, kuwaas oo ka caawiyay dalka inuu wakiilo ku yeesho Bariga Dhexe, waxayna maamulaan ganacsi baaxad weyn.<br \/>\nTalaadadii, Ilaalada Kacaanka ayaa soo saaray bayaan ay ugu baaqayaan hay\u2019adaha garsoorka \u201cin aan loo naxariisan qas-wadayaasha, tuugada iyo argagixisada,\u201d taas oo muujineysa in maamulku aanu damacsaneyn inuu fududeeyo cadaadiska adag ee ay ku hayaan mucaaradka.<\/p>\n<p>Afhayeenka garsoorka Iran, Masoud Setayeshi ayaa Talaadadii sheegay in shan qof oo lagu eedeeyay dilka xubin ka tirsan maleeshiyada Basij oo lagu magacaabay Rouhollah Ajamian lagu xukumay dil toogasho ah oo ay weli racfaan ka qaadan karaan.<\/p>\n<p>Bishii November, Farideh Moradkhani oo uu abti u yahay Khamenei ayaa waxaa xiray mas\u2019uuliyiinta kadib markii ay ugu baaqday dowladaha shisheeye inay xiriirka u jaraan Tehran.<\/p>\n<p>REUTERS, VOA<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabar la dhalatay Hoggaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa cambaareysay howlgallada ka dhanka ah dibadbaxyada ka socda dalkaas, waxayna ku baaqday in Ilaalada Kacaanka ay hubka dhigaan, sida ay ku warantay warqad uu daabacay wiilkeeda. Iran ayaa waxay la tacaaleysa deganaansho la\u2019aan tan iyo markii Mahsa Amini, oo aheyd 22 jir Kurdish Irani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gabar la dhalatay Ayatollah Khamenei oo eedaysay xukunkiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gabar la dhalatay Ayatollah Khamenei oo eedaysay xukunkiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gabar la dhalatay Hoggaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa cambaareysay howlgallada ka dhanka ah dibadbaxyada ka socda dalkaas, waxayna ku baaqday in Ilaalada Kacaanka ay hubka dhigaan, sida ay ku warantay warqad uu daabacay wiilkeeda. Iran ayaa waxay la tacaaleysa deganaansho la\u2019aan tan iyo markii Mahsa Amini, oo aheyd 22 jir Kurdish Irani [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-08T15:43:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-08T15:44:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/\",\"name\":\"Gabar la dhalatay Ayatollah Khamenei oo eedaysay xukunkiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-08T15:43:25+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-08T15:44:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1152},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gabar la dhalatay Ayatollah Khamenei oo eedaysay xukunkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gabar la dhalatay Ayatollah Khamenei oo eedaysay xukunkiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gabar la dhalatay Ayatollah Khamenei oo eedaysay xukunkiisa - Wardoon","og_description":"Gabar la dhalatay Hoggaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa cambaareysay howlgallada ka dhanka ah dibadbaxyada ka socda dalkaas, waxayna ku baaqday in Ilaalada Kacaanka ay hubka dhigaan, sida ay ku warantay warqad uu daabacay wiilkeeda. Iran ayaa waxay la tacaaleysa deganaansho la\u2019aan tan iyo markii Mahsa Amini, oo aheyd 22 jir Kurdish Irani [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-08T15:43:25+00:00","article_modified_time":"2022-12-08T15:44:21+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1152,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/","name":"Gabar la dhalatay Ayatollah Khamenei oo eedaysay xukunkiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg","datePublished":"2022-12-08T15:43:25+00:00","dateModified":"2022-12-08T15:44:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/skynews-ali-khamenei-iran-supreme-leader_5918526.jpeg","width":2048,"height":1152},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/175128-2\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gabar la dhalatay Ayatollah Khamenei oo eedaysay xukunkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175128"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175128"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175147,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175128\/revisions\/175147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175145"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}