{"id":175291,"date":"2022-12-12T12:13:19","date_gmt":"2022-12-12T09:13:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175291"},"modified":"2022-12-12T12:13:28","modified_gmt":"2022-12-12T09:13:28","slug":"shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/","title":{"rendered":"Shirkadaha Diyaaradaha oo lagu amray in aysan Muqdisho kasoo qaadi karin dadka aan  laga rebin Gedo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175292\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"406\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed Garaad ayaa soo saaray amar culus oo ku socda shirkadaha duulimaadyada ku taga gobolka Gedo, kaasoo la xariira ineysan diyaaradahooda Muqdisho kasoo qaadi karin dad uu ku sheegay inaan laga rabin gobolka Gedo.<br \/>\nGuddoomiye Buulle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qof aysan rabin aan si qasab ah loogu keeni karin, isagoona uga digay shirkadaha duulimaadyada hadii ay jabiyaan amarka maamulka in cawaaqib xumo ka dhalan karto.<\/p>\n<p>\u201cShirkadaha diyaaradaha, annaga iyo dowladdaba nidaam baan ka lahayn, nidaamkaas asaga ahna inuu shaqeeyo weeye, annaga cid aanan rabin ama gobolkan u diidayno, lama keeni karo, shirkadii howshaas ayada ah daba marto oo ku xadgudubto, oo aan warbixinta na soo siin, hade go\u2019aanka aan annaga ku heshiinay wuxuu ahaa inaan ruqsadda kala laabano cidii jabisa amar keena\u201d ayuu yiri gudoomiyaha gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyay gudoomiyaha gobolka Gedo dadka uu diidan yahay iney yihiin dadka gobolkaasi ka soo jeedo, ayuu sheegay iney xooga saarayaan ka shaqeynta nabad gelyada gobolka, islamarkaana aysan dooneyn in loogu soo dhex dhuunto duulimaadyada iyo waliba xaduudaha gobolka.<\/p>\n<p>\u201cDadku muwaadiniin weeye, waa dad Soomaaliyeed, waana dad xaq u leh inay duulimaadkaas sameeyaan, laakiin wixii amaan daro keenayo, waxaan rabnaa in xuduudaha iyo garoonadaba aysan noo imaan, go\u2019aankaasna go\u2019aan cad ayuu ahaa\u201d ayuu yiri guddoomiye Axmed Buulle.<\/p>\n<p>Gobolka Gedo oo ka tirsan maamulka Jubbland waxaa mudo aad u dheer ka jiray khilaaf u dhaxeeya madaxda Jubbaland iyo maamulka gobolka Gedo, waxaana xusid mudan in Jimcihii lasoo dhaafay duuleedka degmada Dooloow ee gobolka Gedo lagu dilay taliyahii hay&#8217;adda NISA ee gobolkaasi Bakaal Kooke.<\/p>\n<p>Lama oga talaabada ay ka qaadan doonaan amarkaan kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Gedo shirkadaha duulimaadyada ee taga gobolka Gedo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed Garaad ayaa soo saaray amar culus oo ku socda shirkadaha duulimaadyada ku taga gobolka Gedo, kaasoo la xariira ineysan diyaaradahooda Muqdisho kasoo qaadi karin dad uu ku sheegay inaan laga rabin gobolka Gedo. Guddoomiye Buulle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qof aysan rabin aan si qasab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175291","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadaha Diyaaradaha oo lagu amray in aysan Muqdisho kasoo qaadi karin dadka aan laga rebin Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadaha Diyaaradaha oo lagu amray in aysan Muqdisho kasoo qaadi karin dadka aan laga rebin Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed Garaad ayaa soo saaray amar culus oo ku socda shirkadaha duulimaadyada ku taga gobolka Gedo, kaasoo la xariira ineysan diyaaradahooda Muqdisho kasoo qaadi karin dad uu ku sheegay inaan laga rabin gobolka Gedo. Guddoomiye Buulle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qof aysan rabin aan si qasab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-12T09:13:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-12-12T09:13:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"406\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/\",\"name\":\"Shirkadaha Diyaaradaha oo lagu amray in aysan Muqdisho kasoo qaadi karin dadka aan laga rebin Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-12-12T09:13:19+00:00\",\"dateModified\":\"2022-12-12T09:13:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg\",\"width\":660,\"height\":406},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadaha Diyaaradaha oo lagu amray in aysan Muqdisho kasoo qaadi karin dadka aan laga rebin Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadaha Diyaaradaha oo lagu amray in aysan Muqdisho kasoo qaadi karin dadka aan laga rebin Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadaha Diyaaradaha oo lagu amray in aysan Muqdisho kasoo qaadi karin dadka aan laga rebin Gedo - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo Axmed Buulle Maxamed Garaad ayaa soo saaray amar culus oo ku socda shirkadaha duulimaadyada ku taga gobolka Gedo, kaasoo la xariira ineysan diyaaradahooda Muqdisho kasoo qaadi karin dad uu ku sheegay inaan laga rabin gobolka Gedo. Guddoomiye Buulle oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qof aysan rabin aan si qasab [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-12T09:13:19+00:00","article_modified_time":"2022-12-12T09:13:28+00:00","og_image":[{"width":660,"height":406,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/","name":"Shirkadaha Diyaaradaha oo lagu amray in aysan Muqdisho kasoo qaadi karin dadka aan laga rebin Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg","datePublished":"2022-12-12T09:13:19+00:00","dateModified":"2022-12-12T09:13:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/20221212638064075983449984.jpeg","width":660,"height":406},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-diyaaradaha-oo-lagu-amray-in-aysan-muqdisho-kasoo-qaadi-karin-dadka-aan-laga-rebin-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadaha Diyaaradaha oo lagu amray in aysan Muqdisho kasoo qaadi karin dadka aan laga rebin Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175291"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175291"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175293,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175291\/revisions\/175293"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175292"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}