{"id":175296,"date":"2022-12-12T12:32:11","date_gmt":"2022-12-12T09:32:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175296"},"modified":"2022-12-12T12:32:11","modified_gmt":"2022-12-12T09:32:11","slug":"cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Cabdinaasir Ibraahim Guuleed oo loomagacabay xoghayaha aqalka sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-175298\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp\" alt=\"\" width=\"523\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp 495w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n-300x198.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 523px) 100vw, 523px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xoghaye guud oo cusub u magacaabay Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxa uu ku dallacsiiyay una magacaabay Agaasime Cabdinaasir Ibraahim Guuleed xilka Xoghayaha guud ee Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Magacaabista Xoghayaha cusub ayaa ku timid soo jeedin ay sameeyeen 33 Senator, sida lagu sheegay wareegtada kasoo baxday xafiiska Guddoomiye Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>\u201cXoghayaha guud ee Golaha Aqalka Sare wuxuu xubin muhiim ah ka yahay shaqaalaha rayidka ah ee dowladda federaalka Soomaaliya, wuxuuna xaq u leeyahay dhamaan xuquuqaha ay helaan agaasimeyaasha iyo xoghayeyaasha guud ee dhigiisa ah,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Waxa kale oo lagu yiri \u201cXilka Xoghayaha guud ee Aqalka Sare waa mid joogto ah waxaana xilka looga qaadi karaa ama lagu bedeli karaa oo kaliya si waafaqsan nidaamka shaqaalaha Aqalka Sare iyo shuruucda kale ee dalka.<\/p>\n<p>Xoghayaha cusub oo deegaan ahaan kasoo jeeda Gedo ayaa bedelaya Xoghayihii hore ee Aqalka Sare, Cali Maxamed Jaamac oo xilkaasi hayey intii la dhisay Aqalka Baarlamaanka, wuxuuna ka soo jeeda gobolka Sanaag.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175297\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319545917_477153011269230_3011190257115161768_n.webp\" alt=\"\" width=\"833\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319545917_477153011269230_3011190257115161768_n.webp 833w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319545917_477153011269230_3011190257115161768_n-231x300.webp 231w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319545917_477153011269230_3011190257115161768_n-790x1024.webp 790w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319545917_477153011269230_3011190257115161768_n-768x996.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319545917_477153011269230_3011190257115161768_n-696x902.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319545917_477153011269230_3011190257115161768_n-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 833px) 100vw, 833px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xoghaye guud oo cusub u magacaabay Aqalka Sare. Wareegto kasoo baxday Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxa uu ku dallacsiiyay una magacaabay Agaasime Cabdinaasir Ibraahim Guuleed xilka Xoghayaha guud ee Golaha Aqalka Sare. Magacaabista Xoghayaha cusub ayaa ku timid soo jeedin ay sameeyeen 33 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175298,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdinaasir Ibraahim Guuleed oo loomagacabay xoghayaha aqalka sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdinaasir Ibraahim Guuleed oo loomagacabay xoghayaha aqalka sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xoghaye guud oo cusub u magacaabay Aqalka Sare. Wareegto kasoo baxday Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxa uu ku dallacsiiyay una magacaabay Agaasime Cabdinaasir Ibraahim Guuleed xilka Xoghayaha guud ee Golaha Aqalka Sare. Magacaabista Xoghayaha cusub ayaa ku timid soo jeedin ay sameeyeen 33 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-12T09:32:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"327\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/\",\"name\":\"Cabdinaasir Ibraahim Guuleed oo loomagacabay xoghayaha aqalka sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp\",\"datePublished\":\"2022-12-12T09:32:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp\",\"width\":495,\"height\":327},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdinaasir Ibraahim Guuleed oo loomagacabay xoghayaha aqalka sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdinaasir Ibraahim Guuleed oo loomagacabay xoghayaha aqalka sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdinaasir Ibraahim Guuleed oo loomagacabay xoghayaha aqalka sare - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xoghaye guud oo cusub u magacaabay Aqalka Sare. Wareegto kasoo baxday Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxa uu ku dallacsiiyay una magacaabay Agaasime Cabdinaasir Ibraahim Guuleed xilka Xoghayaha guud ee Golaha Aqalka Sare. Magacaabista Xoghayaha cusub ayaa ku timid soo jeedin ay sameeyeen 33 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-12T09:32:11+00:00","og_image":[{"width":495,"height":327,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/","name":"Cabdinaasir Ibraahim Guuleed oo loomagacabay xoghayaha aqalka sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp","datePublished":"2022-12-12T09:32:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/319550126_477155907935607_2275718944797205749_n.webp","width":495,"height":327},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdinaasir-ibraahim-guuleed-oo-loomagacabay-xoghayaha-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdinaasir Ibraahim Guuleed oo loomagacabay xoghayaha aqalka sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175296"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175296"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175299,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175296\/revisions\/175299"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175298"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}