{"id":175304,"date":"2022-12-13T12:26:29","date_gmt":"2022-12-13T09:26:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=175304"},"modified":"2022-12-13T12:26:29","modified_gmt":"2022-12-13T09:26:29","slug":"ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/","title":{"rendered":"Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Caabudwaaq"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-175305\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq-300x225.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq-768x576.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq-696x522.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq-560x420.webp 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq-80x60.webp 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil kooxo hubeysan ay ugu geysteen baratamaha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud nin ganacsade ah oo caan ka ahaa degmadaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maleeshiyaad hubeysan ayaa fuliyay dilka ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Cabdinuur, kaasoo lagu dilay Kaalin Shidaal oo uu ku lahaa Xaafada Waaberi ee degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Dilka ganacsadaha ayaa la sheegay inuu salka ku haayo arrimo la xariira aargoosi aano qabiil oo ka dhaxeeya qaar ka mid ah beelaha dega degmada Caabudwaaq iyo deegaanada hoostaga.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan Booliiska degmada Caabudwaaq ayaa gaaray goobtanlagu dilay Marxuumka, kuwaas oo baaritaano ka bilaabay xaafadaha Waabari oo lagu dilay ganacsadaha, hayeeshee lama sheegin cid ay usoo qabteen falkaasi.<\/p>\n<p>Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka maamulka iyo laamaha amaanka degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud oo ku aadan dilka ninka ganacsadaha ah loogu geystay degmadaas, waxaana dhowr jeer oo hore sidaan oo kale ugu so laab laabtay degmada Cabudwaaq dilalka la xiriira aanooyinka qabiil.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil kooxo hubeysan ay ugu geysteen baratamaha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud nin ganacsade ah oo caan ka ahaa degmadaasi. &nbsp; Maleeshiyaad hubeysan ayaa fuliyay dilka ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Cabdinuur, kaasoo lagu dilay Kaalin Shidaal oo uu ku lahaa Xaafada Waaberi ee degmada Cabudwaaq ee gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":175305,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-175304","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Caabudwaaq - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Caabudwaaq - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil kooxo hubeysan ay ugu geysteen baratamaha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud nin ganacsade ah oo caan ka ahaa degmadaasi. &nbsp; Maleeshiyaad hubeysan ayaa fuliyay dilka ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Cabdinuur, kaasoo lagu dilay Kaalin Shidaal oo uu ku lahaa Xaafada Waaberi ee degmada Cabudwaaq ee gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-12-13T09:26:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/\",\"name\":\"Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Caabudwaaq - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp\",\"datePublished\":\"2022-12-13T09:26:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Caabudwaaq\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Caabudwaaq - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Caabudwaaq - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil kooxo hubeysan ay ugu geysteen baratamaha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud nin ganacsade ah oo caan ka ahaa degmadaasi. &nbsp; Maleeshiyaad hubeysan ayaa fuliyay dilka ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Cabdinuur, kaasoo lagu dilay Kaalin Shidaal oo uu ku lahaa Xaafada Waaberi ee degmada Cabudwaaq ee gobolka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-12-13T09:26:29+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/","name":"Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Caabudwaaq - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp","datePublished":"2022-12-13T09:26:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/Cabudwaaq.webp","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-caan-ahaa-oo-lagu-dilay-caabudwaaq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ganacsade caan ahaa oo lagu dilay Caabudwaaq"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175304"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=175304"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":175306,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/175304\/revisions\/175306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/175305"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=175304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=175304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=175304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}